
HALKAN KA AKHRISO:- WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 19-KA MARSO 2022
Raysal
wasaaraha Soomaaliya oo Shalay kulan la qaatay ergayga geeska Afrika u
qaabilsan dowladda China
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka
Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku
qa abilay ergayga gaarka ah ee dowladda China u qaabilsan Geeska Afrika Xue
Bing.
Rooble ayaa sidoo kale kala hadlay ergeyga
geeska Afrika u qaabilaan China wax ka qabas hada arrimaha abaaraha ee xiligaan
ka jira dee gaanada Soomaaliya sidii ay uga qeyb qaadan laheyd dowladda China
gurmadka loo samey nayo dadka abaaruhu halakeeyeen ee ku dhaq an gobolada dalka
Soomaaliya.
Kulankaan ayaa imaanaya xili maalmahii la soo
dhaafay Raysal wasaare Rooble uu kula mo kala duwan la yeelanayay madaxda Bee sha
Caalamka, asigoo ugu baaqay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen gurmadka loo
fidinayo dadka Soomaaliyeed oo ay baartu saameysay.
Dowladda
Soomaaliya oo la wareegtay agab ciidan oo ay ku deeqeen Shiinaha
Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Fede ral-ka
Soomaaliya, Cabduqadir Maxamed Nur ayaa ka gudoomay safiirka Shiinaha u fahiya
Soomaaliya, Ambassador Fei Shengchoa ka almo militari oo isugu jira gaadiid,
Ambalasyo, iyo qalab kale oo ah kuwa lagu baaro miinada .
Xafladdii la wareegidda
qalabkaasi oo ka dhacday dekaddda Muqdisho,waxaa kaloo ka qeybgalay madax ka socotay
maamulka ciida mada .
Wasiirka ayaa sheegay in taageeradan ay ti
mid wakhti munaasib ah marka loo eego daga alka dawladda kula jirta kooxaha
argagixisada sida Shabaab, ayna u adeegsan doono hawl-galada ka dhanka ah
kooxaahaas.
Mareykanka
oo kordhiyey mas’uuliyiinta Soomaalida ee xayiraada lagu soo rogay
Dowladda Mareykanka ayaa ballaarisay
liis ka shaqsiyaadka Soomaalida ee lagu soo ro gay xayiraadaha dal-ku-galka
(Visa), sababo la xiriria dib u dhaca mar kale ku yimid in lasoo ge ba-gebeeyo
doorashada golaha shacabka. "Ka dib guul-darradii dowladda Soomaaliya ee aheyd
inay kasoo baxdo waqtiga ay isku u qab satay ee 15-ka March inay kusoo
geba-gebey so hanaanka doorashada baarlamanka, dowl adda Mareykanka waxay
ballaarineysaa liiska shaqsiyaadka Soomaalida ee la saaray xayira adaha Visa,”
waxaa sidaas war-saxaafadeed uu soo saaray ku yiri xoghayaha arrimaha dibe dda
Mareykanka Antony Blinken.
Sidoo horeba, Blinken ma shaacin shaqsiy aadka
cusub ee lagu daray liiska xayiraadaha. Waxaa la rumeysan yahay in
shaqsiyaadkaas ay is ogaan doonaan kaliya marka ay dalbada an Visa Mareykan ah.
Blinken waxa uu sheegay in
inkasta oo uu dhiiri-gelinayo horumarka la sameeyey dhowrkii toddobaad ee
tegay, haddana weli ay jiraan tob aneeyo kuraas oo baarlaman oo aan la buuxin.
"Waxaa jira warbixino la isku
haleyn karo oo ku saabsan khaladaad dhanka hanaanka ah. Suxufiyiin ama xubno
xisbiyada mucaaradka ka mid ah oo ka shaqeynaya taageeridda hay’ada ha
dimoqraadiga iyo hanaan daah-duran oo lala beegsaday cagajugleyn, cabsi gelin,
xarig iyo rabshado,” ayuu yiri Blinken.
"Dowladda Mareykanka waxay si xooggan u
taageereysaa shacabka Soomaaliyeed, waxa ana ka go’an inay ka shaqeyso sare u
qaadi dda dimoqraadiyadda iyo bar waaqada laba dhinac,” ayuu yiri.
Xaliimo
Yarey oo sheegtay qodob ka qaldan jadwalkii kasoo baxay Guddiga FEIT
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee
doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xalii mo Ismaaciil ayaa markii u horeysay ka
hada shay jadwalka cusub ee uu soo saaray Gudd iga doorashooyinka heer
federaal, kaasi oo dhi gaya in 14-ka bisha April la dhaariyo xildhi baanada
cusub ee labada aqal.
Xaliimo ayaa sheegtay in jadwalka uu soo
saaray Gu ddiga FEIT ay keliya ka qal dan tahay in "Guddiga oo kaashanaya
xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaban-qaabiyaan xafalada dhaarinta xildhibaanada
labada aqal.”
Qoddobka ay sheegtay Xaliimo in uu awo od
ka badan u adeegsaday Guddiga FEIT ayaa ah tallaabada 7-aad ee guddiga uu
sheegay in uu qaadayo 14-ka bisha April.
Jadwalkaan ayaa waxaa si adag uga hory imid
dowlad goboleedyada Galmudug iyo Koon fur Galbeed, taasi oo sida la fahamsan
yahay salka ku heyso xurguf ka dhalatay natiijada kur aas lagu doortay Baydhaba
iyo Dhuusamareeb oo guddigu uu horay diiday, kuwaasi oo FEIT ku dooday in
habraacii saxda ahaan aan loo marin doorashadooda.
Hoos
ka aqriso qoraalka Xaliimo Yarey oo ay soo dhigtay barteeda Facebook.
FEIT iyo SEIT waajibaadkoodu waa kala cad
yihiin oo marnaba iskuma qaldami karaan.
Wajibaadka FEIT waxaa ka mid ah in
ay sha aciyaan natiijada ugu dambeeyso iyaga oo aan waxba ka bedelin natijada
ay SEIT soo gudbi yeen haddii aayan jirin hakin ka timid Guddiga Qilaafaadka.
Dacwada waxaa soo curin kara Musharax iinta
ama kuwa uu matalo musharaxa (Odaya asha) haddii ay aaminaan in la gacan bidix eeyey.
Sidoo kale FEIT waxay isku dubarideysa
dukumantiga Xildhibaanka soo guulaystay, waxayna siinaysaa shahaadadii
Xildhibanima da kadibna faylka Xildhibaanka oo dhamaysti ran waxay u
gudbinayaan Xoghayayaasha Gu ud ee Barlamaanka.
Markii aay arintaas saas u dhacdo waxaa
howsha la wareegaya Barlamaanka oo maamul aayo dhaarintii iyo doorashadii
Hogaanka Bar lamaanka.
Jadwalka ay soo saareen FIET waxaa igala
qaldan qodobka ugu danbeeya oo sheegaya in Xafladda Dhaarinta Xildhibaanada aay
qaban qaabinayaan FIET oo kaashanaya Xafiiska RW.
Qarax
ka dhacay Muqdisho iyo Afar qof oo Turkish ah oo…
Qarax jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo
kamid ah gobolka Banaadir ayaa ka dhacayag agaarka xarunta degmada Hodan ee mag
aalada Muqdisho
Wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in
qaraxa uu ahaa miino nooca wadada dhinac eed la dhigo ee qabsata gaadiidka,
taasi oo lala bartilmaameedsaday gaari nooca loo yaqa ano Noah-da.
Gaariga lala beegsaday qaraxa miino ayaa
lagu soo waramaya inay saarnayeen Niman shaqaale ah oo u dhashay dalka Turkiga.
Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada
Online, waxaa qaraxaan ku dhaawacmay Afar qof oo Turkish ah, illaa hadda lama
oga sabab ta rasmiga ah ee ka dambeysa qaraxa lala bee gsaday nimanka Turkida
ah.
Qaraxaan ayaa durtaba waxaa sheegatay
mas’uuliyadiisa kooxda Al-Shabaab oo ayadu inta badan caasimada dalka ee
Muqdisho ka fulisa qaraxyada noocaan ah iyo weerarada ka dhanka ah ajaanibta
iyo masuuliyiinta.
Kooxda Al-Shabaab ayaa sare u qaaday fal alka
argagixiso, xili ay dalka ka socoto doora shada Golaha Shacabka oo mareysa heer
ga ba-gabo ah, islamarkaana uu hoos u dhacay dagaalkii ka dhanka ahaa kooxda ee
hay’a daha amniga.
Beesha
Caalamka oo war kasoo saartay doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyo af-hayeenada
labada aqal
"Waxaan si xoog leh ugu
boorrineynaa dham maan daneeyeyaasha in
caqabadaha hortaag an dhameystirka geeddi-socodka ee goobaha codbixinta weli
harsan ay ku xalliyaan wada hadal iyo wadar ogol, si si dhaqse ah oo lagu
kalsoonaan karo loogu soo afmeero doorasho oyinka. Sidaa darteed, waxaan
dhammaan hog gaamiyeyaasha siyaasadda ugu baaqeynaa in ay ka foggaadaan
hannaanada oo ka mid ta hay geeddi-socodyo is garab socda, oo aan ku saleysneyn
heshiis ey u dhan yihiin dhinacyada muhiimka ah.”
Xubnaha beesha caalamka ayaa sidoo ka le
dalbaday in dadaallada la laba-laabo si loo gaaro qoondada boqolkiiba 30 ee
metalaadda haweenka ee baarlamaanka. Qoondada hawe enka ayaa u muuqata inay
sanadkan gaari doo nin 30%, ayada oo inta badan xildhibaanada la doortay.
War-saxaafadeedkan ayaa waxaa si wad ajir
ah usoo saaray: *Hawlgalka Midowga Afri ka ee Soomaaliya (AMISOM), Belgium,
Cana da, Denmark, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Jarmalka,
Urur-Goboleedka (IG AD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Boqor tooyada
Sacuudi Carabiya, Ururka Jaamacad da Carabta (LAS), Holand, Norway, Ururka Isk aashiga
Dalalka Islaamka (OIC), Qadar, Ruu shka, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turki
ga, Uganda, Isutagga Imaaraadka Carabta, Bo qortooyada Midowday ee Britain,
Dowladda Maraykanka and Qaramada Midoobay.
Isbedel
ku yimid mowqifkii Qoor Qoor ee doorashada kadib tallaabo uu qaaday
Qor Qoor ayaa sheegay inay dooran
yihiin xil dhibaanadii ugu badnaa, islamarkaana loo ba ahan yahay in aan la
lumin waqti kale oo dalka laga saaro hubanti la’aanta ka dhalatay daahi sta
doorashada.
"Xildhibaanada dooran waa ku
filan yihiin in do orashooyinka inta dhiman ay guda galaan, waa in deg deg
haddana la doortaa guddoonka lab ada aqal, kadibna la doorta Madaxweynaha,”
ayuu yiri Qoor Qoor.
Sidoo kale waxa uu xusay in dhameystirka
doorashada dalka ay ku xiran yihiin arrimo badan, kuwaasi oo kamid ah; La-da gaalanka
Al Shabaab, dowladnimada iyo hor umarka dalka.
Qoor-Qoor ayaa ugu dambeyntiina carab ka
ku adkeeyay in deg deg lo soo xiro doorash ada, xilli ay dhowr jeer ku yimadeen
dib u dhacyo.
Hadalka Qoor Qoor ayaa imanaya saac ado
kadib markii uu si adag uga horyimid jadw alka Guddiga FEIT oo dhigayay in
14-ka bisha April la dhaariyo xildhibaanada Baarlamaanka, waxayna midaan
muujinaysa in uu isbedel ku yimid mowqifkiisi hore.
Si kastaba, Madaxweynaha muddo xileed kiisu
dhamaaday iyo Xulafadiisa ayaa dadaal xooan ugu jira sidii ay Garbahaarey ugu
qaban lahaayeen doorashada 16-ka kursi, ka hor dhameystirka doorashada.
Ciidamada
Danab iyo kuwa Jubbaland oo sheegay iney howlgalo qorsheysan ku dile en madax
ka tirsan Al-shabaab
Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland
iyo Guutada 16-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa howlgalo
qorshe ysan saacadahii lasoo dhaafay waxay ka sam eyeen deegaano badan oo ka
tirsan gobolka Ju bbada Hoose. Deegaanada howlagalada ay ka sameeyeen Ciidamada
is garabsanaya ayaa ka la ah Beerxaani, Qudus, Labikuus, Gaabow
Taliye
Xijaar oo sheegay inay socdaan howl gallo looga hortagayo weerarada Al-Sha baab
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soo maaliye ed
Janeraal Cabdi Xasan Maxam ed Xijaar oo Shalay ka qeyb galay Ba rnaamij ka
baxayay Warba ahin ta dowladda ayaa ka warbixiyay qodobo dhowr ah oo ay ku
jireen xa aladd a amni ee dalka .Taliyaha
waxa uu sheegay in ay so cdaan howlgallo joogto ah oo lagu sugayo amniga ,isla
markaana ay horseed ka yihiin ciidamada boliiska , hyadaha amniga iyo
degmooyinka gobolka banaadir.
Mudane Xijaar ayaa xaqiijiyay in lagu jiro
xill igii soo kabashada,sidaa daraadeed,waxa uu ku baaqay in si wadajir ah
looga hortago cid ka sta oo isku dayda ay wiiqdo amniga dalka iyo horumarada
kale ee jira.
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliya
Cabdi Xasan Maxamed Xijaar,waxa uu xusay in siyaabaa looga bixi karo
dhibaatooyinka bul shada ay tahay in la helo wacyigalin ku aadan ogaanshaha
qaabka shaqo ee loo baahan ya hay in ay dhexmarto ciidanka iyo bulshada.
Taliyuhu waxa uu ugu dambeyntii faray
ciid anka Boliiska in shacabka ay kula dhaqmaan sida ugu haboon ee ay ku jirto
danta ,sharafta iyo karamada bulshada,wuxuuna dhanka kale u mahadceliyay ciidamada shisheeye ee ka qe ybqaata sugidda
amniga gudaha dalka.
Madaxweynaha
Jubbaland oo kulan la qaat ay safiirada dalalka midowga Yurub ee Soomaaliya.
Madaxweynaha maamul goboleedka Juba land
Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yur
ub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka lagaga hadl ayay arrimaha amaanka iyo qorshaha
ATMIS ee lagu badalayo howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.
Waxaa Madaxweynuhu uu sheegay in how lgalka
Midowga Afrika ee AMISOM uu shaqo Wanaagsan soo qabtay kaas oo lagu xoreeyay
qeybo badan oo dalka kamid ah isla markana natiijooyin wax ku ool ah laga
gaaray.
Dhinaca kale Madaxweynahu wuxuu sheeg ay
in qorshaha kala guurka ee amniga dalka uu yahay Mid Wanaagsan balse uu u
baahan ya hay ka go’naansho iyo fulin dhab ah.
Ugu danbayntii Madaxweynaha Jubaland Md.
Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab
guul la gaga gaari karo in la helo isku xirnaanta Hay’a daha amniga Soomaaliya
iyo in la qaado how lgal midaysan oo dalka oo dhan ah si ayna is kugu gurman
kooxaha Argagixisadu
Madaxweyneyaasha
Shiinaha iyo Mareykan ka oo ka shiray dagaalka Ukrain
Madaxweyneyaasha Shiinaha Xi Jinping iyo Mareykanka Joe Biden ayaa
markii u horrey say ka wada hadlay dagaalka saddexda toddo baad galay ee ka
socda Wadanka Ukirane. Ma daxweynaha Shiin aa ayaa dhig iisa Mar eykanka u
sheegay in aysan jirin cid gaar ah oo uu dan ugu jiro da gaalka uu Ruushka ka
wado Ukriane, isla markaasna loo baahan yah ay in labada dhinac xaaladda
dejiyaan.
Joe Biden iyo Xi Jinping ayaa in muddo ah
wax wada hadal ah dhexmarin, waana kii lab aad ka dib kulankii ugu horreeyay ee
khadka ta leefanka ah oo ay yeeshaan kabada haggaam iye tan iyo bishii
Nofembar.
Waxaana uu ku soo beegmay iyada oo uu
Maraykanku ka walaacsan yahay in Shiinaha gargaar Miletiri siiyo Ruushka ama uu
ku xad gudbo Cune-qabteynada culus ee lagu soo ro
gay Xukumadda Moscow.
Senatorada kala ah Chris Van Hollen
(D-Md), Jim Risch (R-Idaho) iyo Mike Rounds (R-SD.) oo ka tirsan guddiga
arrimaha dibedda ee Senate-ka ayaa soo saaray sharci loogu mag ac daray
Somaliland Partnership Act (Xeerka Saaxiibtinimada Somaliland), kaasi oo Waaxad
Arrimaha Dibedda Mareykana ku amraya inay Congress-ka warbixin ka siiso
la-macaamilka Somaliland.
Wuxuu sidoo kale farayaa, in ayada oo
la-tashi la sameyneysa Waaxda Gaashaandhig ga, inay darsaan aas-aaska xiriir
toos ah oo dhex mara Mareykanka iyo Somaliland.
"Mareykana wuxuu sii wadaa inuu saaxiib
aan la loodin karin u ahaado shacabka Soo maaliyeed iyo dowladdooda, hase
yeeshee ma amulka Bdein wuxuu isku xadiday ‘siyaasadda kaliga ah ee Soomaaliya’
taasi oo waxyeelo ku ah jilayaasha kale ee dimoqraadiyadda ee dal ka,” ayuu
yiri Senator Risch.
"Waqtigan adag ee arrimaha caalamka iyo
Geeska Afrika, Maraykanku waa inuu sahamiy aa dhammaan xiriirada faa’iidadau
leh labada dhinacba oo uu la yeesho saaxiibada dimoqra adiga ee xasilloon, sida
Somaliland oo kale, oo aynaan isku koobin habab siyaasadeed duugo obay iyo
qaab-dhismeed diblomaasiyadeed oo aan ku habboonayn inuu la jaanqaado caqaba daha
Shalay jira.”
Senator Van Hollen ayaa isna sheegay in ay
ada oo geeska Afrika uu wajahayo dhacdooyin sii kordhaya oo xasillooni darro,
ay danta Mare ykanka ku jirto inuu xoojiyo la shaqeynta kuwa gobolka ku sugan
ee qiimeeya nidamka dimoq raadiga ah iyo xoriyadaha aas-aasiga ah.
"Muddo
tobannaan sano, Somaliland wa xay isu caddaysay inay tahay deegaan xasilo on
iyo dimoqraadiyad kobceysa, xilli ay ku ku dhex jirto bad colaadeed. Taasi waa
sababta kordhinta fursadaha la-macaamilka Mareykan ka ee Somaliland ay macno u
leedahay. Sharci geena wuxuu gacan ka gaysan doonaa in la xa qiijiyo in
Mareykanka uu sahmiyo fursado intan ka ballaaran oo faa’iido u leh xiriirka
labada dhi nac,” ayuu yiri Van Hollen.
Sharcigan ayaa u baahan in la horgeeyo gu ddi
hoosaadka arrimaha dibedda Senate-ka, marka uu ansixiyana sidoo kale la horgeeyo
Aqalka Senate-ka oo idil si uu sharci uga noq do Senate-ka.
Maamulka
Puntland Oo Shalay Soo Gaba-Gabeeyay Doorashada Golaha Shacabka
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Shalay
oo jimco ah soo gaba-gabeeysay doo rashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlama anka
11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya, iyadoona Magaalada Garoowe lagu
doortay lixdii kursi ee ugu dambeysay. Doora shada kursiga tirsigiisu yahay
#GSH073 ayaa waxaa ku tartami lahaa laba Musharax oo kala ah Eng Maxamed
Cabdullaahi Keyse iyo Cabdullaahi Cabdi Jaamac, balse inta aysan bila aban ayaa
waxaa doorashada ka haray Cabdullaahi Jaamac. Kursigaan ayaa waxaa qaab gacan
taag ah lo ogu coddeeyay oo kusoo baxay Eng Maxamed Cabdullaahi Keyse, isla
markaana waxaa uu helay Codadka 101 Erg oo fadhiday hoolka, kadib markii uu doorashada
Doorashada kursiga #GSH129 ayaa wax aa ku
guuleysatay Sacdiyo Yaasiin Xaaji Sam atar oo loogu coddeeyay qaab gacan tag
ah, kadib markii tartanka doorashada ay ka tanaas ushay Musharax Sacdiyo
Cabdullaahi Salaad oo la tartami laheyd.Kursiga #GSH198 ayaa wa xaa ku tartamay
Musharax Cismaan Cali Yuusuf iyo Musharax Cabdiraxman Ciise Maxa med, waxaa ku
guulaystay doorashada Cisma an Cali Yusuf oo helay 97 Cod Ergadii fadhid ay.
Doorashada Kursiga #GSH191 ayaa wa xaa ku
tartamay Eng Cabdixakiin Maxamed Ja amac iyo Maxamed C/xamiid Warsame , wax aana
ku soo baxay oo ku guulaystay Eng Cab dixakiin Maxamed Jamac oo helay 101 Cod
dhammaan Codadka Ergada.


0 


HALKAN KA AKHRISO:- WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH SABTI 19-KA MARSO 2022
.