Maqaallo

Afrika waxay noqoneysaa "saldhigga cusub ee kooxaha jihaad doonka ah"

0 Visits: 1407 | Saturday December 05, 2020 - 17:43:26
Ilaa 300 oo ciidamo Britain ka soo jeeda ah ayaa tegay dalka Maali ee ku yaalla Galbeedka Afrika, xilli ay u muuqatay in xuddunta kooxda la baxday Khilaafada Islaamka, taa oo ka soo wareegtay Bariga Dhexe una soo guurtay Afrika.

Read More »

Waxaad Maanta iska Bi'isaan Berri ha u Shalaayina!!!

0 Visits: 1375 | Saturday December 05, 2020 - 10:08:45
...

Read More »

Akhriso: Faalo uu Xasan Sheekh ka qoray is dhex galka Geeska Afrika

0 Visits: 1435 | Sunday November 29, 2020 - 23:50:12
,,,

Read More »

Yaa isku Milqiyay? ( F.S:1aad) =Faallo=

0 Visits: 1387 | Sunday November 29, 2020 - 13:13:09
,,

Read More »

Yaa,yaa, ma Baddeenii ayaa qeyb ka qaladay?

0 Visits: 1407 | Saturday November 28, 2020 - 15:21:07
..

Read More »

Masjidka Reer Hebel iyo Masjidka Kooxdeena.

0 Visits: 1405 | Monday November 23, 2020 - 20:08:44
Shirkii 1aad ee Ururka Midawga Islaamka ee Lagu qabtay Magaalada Rabbaad ee Dalka Marooko 9kii Bishii Rajab 1389 kuna beegneed 22 September 1969kii ayaa Boqorka Dalka Marooko Boqor Xassanka 2aad, waxa uu Furay Masjid loogu magac daray Ummadda Somalida " Masjidu AL- Somal" iyada oo lagu sharfayo…

Read More »

Gabdhaha Somaliya VS Gabdhaha Ethiopia.!!!!!

0 Visits: 1563 | Wednesday November 18, 2020 - 21:16:03
.

Read More »

TANI WAA CADEYN IYO MUCJISO RABAANI AH!!!.

0 Visits: 1329 | Wednesday November 18, 2020 - 21:12:25
.

Read More »

Xarun la Habaari Jirey oo haatan loo Duceynayo!!!

0 Visits: 1392 | Monday November 16, 2020 - 09:23:30
,,

Read More »

Somaliya ma laga helaa Labadaan sifo Hogaamiye leh?

0 Visits: 1183 | Saturday November 14, 2020 - 17:51:21
Waxaa iga su'aal ah, Madaxda Somalida si fiican uma kala aqaane, horta Somaliya ma laga helaa, Madax leh Labadaan sifo. 1. Sayidinaa Cumar Binu khidaab RC, ayaa kormeer ku tagay, Gobalka Xamas, oo hore uu ugu magacaabay wakiil Dowladeed, Dadkii ayuu shiriyay kuna yiri: ii soo qora Liiska Fuqarada…

Read More »

Mahad Salaad: "Mahdi Guuleedow Xamar waxay ku caan tahay koriso, kibriso iyo kufiso"

0 Visits: 1241 | Tuesday November 10, 2020 - 23:07:45
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si adag ugu jawaabay ra'iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Mahdi Maxamed Guuleed oo qoraal uu soo saaray ku dhaleeceeyey war-saxaafadeedkii ay ku mideysnaayeen musharaxiinta ugu caansan ee u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Mahdi Guuleed ayaa…

Read More »

Somalidii lagu Xakumay Xabsi Daa'im iyo 80 sanno. =Faallo=

0 Visits: 1328 | Tuesday November 10, 2020 - 19:15:35
Waa dhacdaa in Qof lagu Xakumo Xabsi daa'im oo ey u sii dheertahay 80 Sanno oo ah Geeridiisa kadib. in ka badan 30 Somali ah oo lagu soo eedeeyay Burcad Badeed Nimo ayaa ku xiran Dalka Mareeykanka, kadib markii ey Kenya diiday in Dalkeeda lagu maxkamadeeyo. Waxaa Maxkamadda la keenay Qaarkood iyaga…

Read More »

Diblomaasiyadda iyo Daarta Aakiro!!!.

0 Visits: 1184 | Monday November 09, 2020 - 19:34:47
waxaan maqlay in kasta oo aanan xaqiiji karin, in Madaxweynaha Dalka Turkiga Md. Tayyab Erdogan lagu eedeeyay. Markii uu Salaan u soo taagay Madaxweynaha Fransiska Mr. Macron, Si uu u salaamo, Gacanta u ruxu kadibna uu Hab siiyo. ayuu Erdogan Diiday in uu Salaamo, kana sii jeestay. ( F.S:1aad) waxaa…

Read More »