Somaliya ma laga helaa Labadaan sifo Hogaamiye leh?

0
Saturday November 14, 2020 - 17:51:21 in Wararka by
  • Visits: 1172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliya ma laga helaa Labadaan sifo Hogaamiye leh?

    Waxaa iga su'aal ah, Madaxda Somalida si fiican uma kala aqaane, horta Somaliya ma laga helaa, Madax leh Labadaan sifo. 1. Sayidinaa Cumar Binu khidaab RC, ayaa kormeer ku tagay, Gobalka Xamas, oo hore uu ugu magacaabay wakiil Dowladeed, Dadkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa iga su'aal ah, Madaxda Somalida si fiican uma kala aqaane, horta Somaliya ma laga helaa, Madax leh Labadaan sifo. 1. Sayidinaa Cumar Binu khidaab RC, ayaa kormeer ku tagay, Gobalka Xamas, oo hore uu ugu magacaabay wakiil Dowladeed, Dadkii ayuu shiriyay kuna yiri: ii soo qora Liiska Fuqarada Magaalada, si wax loo siiyo, waxa uu la yaabay markii Liiska Fuqarada Magaalada lagu soo daray Saciid bin Caamir oo ahaa xaakimkii Muslimiinta Magaalada ee uu hore ugu soo magacaabay. Somaliya Ma laga helaa Gudoomiye/ Hogaamiye ku jiro Liiska Fuqada Magaalada ama Xafiiska uu maamulo ? 2. Markii Curwa Bin Moxamed loo magacaabay Xaakimka Yaman waqtigii Umawiyiinta 40-127 Hijriya, ayaa Dadkii Magaaladu ka hor tageen si ey u soo dhaweeyaan. waxa uuna ku yiri: Waad ii jeedaan waxaan wataa Ratigaan ii raran oo kaliya. Marka aan idinka tagayo haddii aan wato, wax intaan ka badan iska keey qabta waxaan ahay Tuuge. Horta Somaliya ma laga helaa, Hogaamiye Xilka ka dagay iyada oo Hantidiisu ey la egtahay, intii ey aheyd markii uu xilka qabanayay?. Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip