Gabdhaha Somaliya VS Gabdhaha Ethiopia.!!!!!

0
Wednesday November 18, 2020 - 21:16:03 in Wararka by
  • Visits: 1540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabdhaha Somaliya VS Gabdhaha Ethiopia.!!!!!

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ku: Wiilasha Baraha Bulshada Maalmahaan ku soo qorayo Gabdho Qurxan oo Ethiopian ah, ayaa noo soo qaxayo ee ka faa’iideysta, iyo Gabdha Somaliya oo la magac iyo Muuqaal dilayo.

 
Dhalinyarada yaan la Ajarin, oo hal il oo cawiran aan wax lagu tusin.
Gabdhaha Ethiopia:
 


1. Haddii aad Guursato ama la saaxiibto, Qorshaha ugu weyn oo ey kaa leedahay waa in Hantidaada oo dhami ku wareegto, kadibna kaa tagto, haddii ey Nolol kaaga tagto ayaad Nasiib leedahay.
 


2. kala Diin in aad tihiin ayeey u badan tahay, khamrigu agteeda waa nuuc ka mid ah cabitaanka caadiga ah, Luqad ahaan waa lagaaga tarjumaa, haddii aad dhimato iyo haddii aad nooshahay, ilmuhu waxa ey ku dambeeynayaan qooyska hooyada, sida Qorshuhu yahay.
 


3. Habeenkii Musqul lama aado dhaqan ahaan, Baaf ayaa lagu kaadiyo ayaa qolka jiifka laguu dhigaa, Qolkaaga jiifku waa musqul.
 
waxa Qooys ahaan Heshiis tihiin xaaskaaga, inta labadiina Dowladood ey Heshiis yihiin.


4. ilmahaagu kuuma ekaan doonaan, haddii Nin Ethiopian ah ey aragto waxa ey aamin santahay in uu mudnaan kaaga leeyahay.
 
5. Qurux iyo Akhlaaq kuma dhamo kuwa somalida.
 


Gabadha Somalida.
 
1. Luuqad ahaan lagaaga tarjumi maayo, qaraabadeeda isku qaraabo ayaad tihiin iyo isku Diin.
 

2. waxa ey kuu aragtaa walaalkeed, Dal aan Dalkaaga aheyn ma qabto.
 

3. Haddii ey kaa carooto Visa uma baahno, Odayaasha Xaafadda ayaa Xal ka gaarayo.
 


4. Gabadha Somalidu waxa ey ku duceysataa in Alla idinka dhigo Abkoow iyo Abooto.
 


5.Quruxda Qofba si ayey u aragtaa, Gandhaha Somalidu aad ayeey uga qurxSan yihiin kuwa Ethiopia.Tartankii Quruxda Gabdhaha Africa ,kuwa Somalida ayaa uga guuleeysatay ugana horeeyay kuwa Ethiopia.
 

Gabdhaha Somalida ( F.S:1-15)
 
Gabdhaha Ethiopia ( F.S: 16-30)
 
Qore: Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip