Wararka

Midowga Musharraxiinta oo soo jeediyey tallaabo ay doonayaan in la qaado kadib muddo kororsigii Farmaajo

0 Visits: 154 | Tuesday April 13, 2021 - 16:15:29
Xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag uga hadlay xaaladda cusub ee uu dalku galay, gaar ahaan muddo kordhinta loo sameeyey madaxweynaha iyo baarlamaanka Somalia. Ugu horeyn qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in go'aanka kasoo baxay golaha shacabka ee muddo…

Read More »

Axmed Madoobe iyo Deni oo ka dhoofay Muqdisho kadib kulan ay la qaateen wakiilada beesha caalamka

0 Visits: 175 | Tuesday April 13, 2021 - 15:00:13
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaga oo dib ugu laabtay maamulladooda, kadib kulan ay la yeesheen wakiilada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho. Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa waxaa Muqdisho ka kala qaaday laba diyaarad oo kala…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W.WARGEYSA MOGTIMES 13-APRIL-2021

0 Visits: 239 | Tuesday April 13, 2021 - 11:59:03
.

Read More »

Wasiir Oomar oo diiday Wasaaraddii loo magacaabay

0 Visits: 220 | Monday April 12, 2021 - 20:18:15
Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomar oo shalay laga badalay Wasaaradda duulista hawada loona badalay wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada ayaa iska diiday in uu xilkaasi qabto. War uu soo saaray ayuu ku sheegay in uusan diyaar aheyn in uu qabto xilkaasi oo uu isaga tagay uusana aqbalin midkii loo badalay.…

Read More »

Dad careysan oo banaanbax ka dhigay Magaalada Burco

0 Visits: 205 | Monday April 12, 2021 - 20:08:23
Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay Maanta dhigeen banaanbax ay uga cabanayaan xariga Jaamac Maxamuud Adan (Gen: Dollaal). Janeraalka ayaa shalay Maxkamadda Millateriga Soomaliland waxa ay ku rday xukun laba sano ah kadib markii lagu eedeeyay in uu…

Read More »

Midowga Musharixiinta oo Farmaajo u aqoonsaday "Hoggaamiye kooxeed"

0 Visits: 210 | Monday April 12, 2021 - 20:03:23
Midowga Musharixiinta oo goor dhaweyd shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka iyo khilaafka ka taagan doorashada dalka. Midowga Musharixiinta ayaa si cad u sheegay in madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay hadda u…

Read More »

Golaha Shacabka oo meel-mariyey muddo kordhin loo sameeyey dowladda

0 Visits: 221 | Monday April 12, 2021 - 19:55:54
Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ayaa muddo laba sano ah ku kordhiyey muddo xileedka hay'adaha dowladda federaalka kadib codbixin ay u qaadeen arrintaas.

Read More »

Aqalka Sare oo ka horyimid muddo kordhinta uu maanta sameeyey golaha shacabka

0 Visits: 231 | Monday April 12, 2021 - 19:53:15
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid oo sharci-darro ku tilmaamay go'aanka uu Golaha Shacabka muddo kordhin laba sano ah maanta ugu sameeyey hay'adaha dowladda.

Read More »

FARMAAJO oo war kasoo saaray muddo kordhinta uu Mursal sameeyey maanta

0 Visits: 237 | Monday April 12, 2021 - 19:51:41
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey muddo kordhinta uu baarlamanku sheegay inuu sameeyey hay'adaha dowladda oo ah laba sano. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu yiri "Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Xukuumaddu ay qaadaneyso…

Read More »

Suudaan oo Itoobiya ku wareejineysa 60 Maxaabiis ah

0 Visits: 214 | Monday April 12, 2021 - 14:35:03
..

Read More »