Dad careysan oo banaanbax ka dhigay Magaalada Burco

0
Monday April 12, 2021 - 20:08:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad careysan oo banaanbax ka dhigay Magaalada Burco

    Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay Maanta dhigeen banaanbax ay uga cabanayaan xariga Jaamac Maxamuud Adan (Gen: Dollaal). Janeraalka ayaa shalay Maxkamadda Millateriga Soomaliland waxa ay ku rd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay Maanta dhigeen banaanbax ay uga cabanayaan xariga Jaamac Maxamuud Adan (Gen: Dollaal). Janeraalka ayaa shalay Maxkamadda Millateriga Soomaliland waxa ay ku rday xukun laba sano ah kadib markii lagu eedeeyay in uu ku kacay khiyaano qaran iyo Kacdoon ciidan, sidoo kalena uu xiriir wicitaan la sameeyay qof ku sugan muqdisho. Dadweynaha oo watay boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay kamid yihiin(JANERAAL DOOLAAL CADAALAD HA HELO)iyo Erayo kale, iyaga oo dalbanayay in si deg deg ah loo siidaayo. Xukunka ay maxkamada millaterigu ku riday Gen: Dollaal ayaa markii uu dhacay waxaa carro xooga ka muujiyay qaar kamid ah Bulshada Magaalada Burco, kuwaas oo sheegay inay banaanbaxa wadi doonan ilaa uu Cadaalad ka helo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip