Guddoonka Golaha Shacabka oo ka soo saaray sharci gaar ah arrimaha doorashooyinka

0
Monday April 12, 2021 - 14:55:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoonka Golaha Shacabka oo ka soo saaray sharci gaar ah arrimaha doorashooyinka

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

        Guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo saaray sharci gaar ah oo jiheynta doorashooyinka heer Federaal kaasoo ah doorasho qof iyo cod ah, iyadoo la faray Xukuumadda in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran looga dambeeyo arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federaal, gacan buuxdana lagu siiyo meel marinta waajibaadkooda dastuuriga, sidaas darteed waxaa awood loo siiyay muddo labo sano gudahood inay doorasho qof iyo cod ku qabtaan.

      Qodobada uu baarlamaanka soo saaray ayaa waxaa ka mid ah mid muddo labo sano ah lagu qabanayo doorashada iyadoo taasina ay ka muuqato muddo kororsi ay mucaaradka aad ugaga digayeen.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka baarlamaanka ee 



jiheynta doorashooyinka;



mursal



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip