Wararka

Goobaha lagu qabanayo doorashada Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

0 Visits: 161 | Tuesday November 09, 2021 - 19:26:41
.

Read More »

Farmaajo oo Waraaqaha aqoonsiga darjiranimo ka guddoomay Safiirka Finland

0 Visits: 142 | Tuesday November 09, 2021 - 19:23:34
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay Jamhuuriyadda Finland u soo magacawday Soomaaliya Mudane Pirkka Tapiola. Danjiraha Dowladda Finland…

Read More »

Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay

0 Visits: 167 | Tuesday November 09, 2021 - 19:11:53
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Faqi ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay hogaamineysay Kaaliyaha Xoghaya Qaramada Midoobey ee Afrika Mss Martha Akyaa pobee iyo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya…

Read More »

Halista diyaaradihii Drone-ka ee lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 133 | Tuesday November 09, 2021 - 19:03:45
Taliye ku xigeenkii hore ee hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka, Ismaaciil Daahir Cismaan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey diyaaradaha Drones-ka ah ee dhowaan lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ismaaciil Daahir oo wareysi siiyey Universal Tv ayaa…

Read More »

Rooble oo amray in la bilaabo doorashada xildhibanada Golaha Shacabka

0 Visits: 215 | Tuesday November 09, 2021 - 18:59:21
Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan qadka Zoom-ka la yeeshay Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, lana soo gabagabeeyo ugu dambryn dhammaadka bisha December ee sanadkan 2021. Dib u…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada HirShabelle ee xubnaha golaha shacabka

0 Visits: 135 | Tuesday November 09, 2021 - 18:53:24
Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle ayaa haatan qorsheyneysa inay guda-gasho doorashada Xildhibaanada Golah Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan kuraasta taalla maamulkaasi. Diyaar-garowgii ugu dambeeyey ee doorashada Golaha Shacabka ayaa laga dareemayaa magaalooyinka…

Read More »

Ahlu-Sunna oo raadineysa doorkii madaxa xukumadda Galmudug ee la baabi'iyey

0 Visits: 211 | Tuesday November 09, 2021 - 18:50:56
Guddoomiyaha guud ee Ahlu-Sunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax, ayaa arrimo badan uga hadlay wareysi uu siiyay laanta Af Soomaaliga ee BBC-da. Mowduuca diiradda la saarayay waxa uu ahaa mowqifkiisa ku aaddan xaaladda Galmudug, kaddib dagaalkii dhawaan Guriceel ku dhex maray ciidamada…

Read More »

Beegsi ka dhex billowday Maamulka Gobolka Banaadir iyo mas'uul 'ka badbaaday' dil

0 Visits: 143 | Tuesday November 09, 2021 - 18:50:00
Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa mas'uuliyiintiisa ka dhex billowday beegsi uu noociisu ku cusub yahay gobolka, sida uu sheegay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee maamulka degmada Wadajir oo maanta weerar lagu qaaday. Ciise Sharaawe Cabdi oo warbaahinta kula hadlay degmada ayaa sheegay…

Read More »

Kulan looga hadlayo Mustaqbalka Ciidamada AMISOM oo Muqdisho ka furmay

0 Visits: 122 | Tuesday November 09, 2021 - 11:19:12
Waxaa Gudaha Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb, Francisco Madeira & Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika (AU-PSC) oo booqasho shaqo shalay Gelinkii dambe ku yimid magaalada Muqdisho.…

Read More »

Dowladda Gareece oo Turkiga dib ugu soo celisay tahriibayaal Soomaali ah

0 Visits: 133 | Tuesday November 09, 2021 - 11:16:16
Ciidamada ilaalada Xeebaha ee dowladda Greece ayaa dib ugu soo celiyay dalka Turkiga muhaajiriin Soomaali ah kuwaas oo doonayay inay tahriib ku galaan qaar kamid ah wadamada Qaarada Yurub. Muhaajriintaan oo saarnaa laba doonyood oo ah nooca bacda ka samaysan ayaa lagu soo celiyay Turkiga, iyaga oo uu…

Read More »

Poland oo xadkeeda ku xannibtay boqollaal tahriibayaal ah

0 Visits: 131 | Tuesday November 09, 2021 - 11:13:36
Maamulka Dalka Poland ayaa sheegtay in ay ka hortageen isku day boqolaal tahriibayaal ah oo doonayey in ay dalkaasi ka soo galaan dhanka bari ee dalka ay jaarka yihiin ee Belarus. Maamulka ayaa sheegay in xadka ay geyeen ciidamo dheeraad ah, ilaalada xuduudaha iyo booliis si ay uga hortagaan kumanaan…

Read More »

Wasiir Jamaal oo Khudbad ka jeediyay Shirka QM ee Isbeddelka Cimilada

0 Visits: 152 | Monday November 08, 2021 - 21:23:43
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Danjire Jamaal Maxamed Xasan, ayaa khudbad ka jeediyay maanta shirka Qaramada midoobay ee looga hadlayo Isbeddelka Cimilada (COP26 ) ee ka socda Scotland, UK. "Waxaa si buuxda nooga go'an meel marinta isbadalka kaas oo ku saleysan wadatashi…

Read More »

Wafdi ka socda WFP oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay

0 Visits: 191 | Monday November 08, 2021 - 21:21:58
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta kulan la qaatey Wafdi ka Socda Hay'adda Cunada Adduunka ee Qaramada Midoobey WFP oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Wafdiga ayaa Waxaa horkacyey El-khidir Daloum oo ah…

Read More »

Degmo ka mid ah Muqdisho oo haddii maqrib la gaaro aan banaanka loo bixi karin

0 Visits: 134 | Monday November 08, 2021 - 19:38:03
Dadweynaha degmada Kaaraan ayaa cabasho xoogan kasoo saaray amniga degmada oo faraha ka baxay iyo tacadiyo joogto ah oo ay la kulmaan xiliyada habeenkii. Qaar kamid dadkaas oo la hadlay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in dilal kala duwan ay maalmihii u dambeeyen ka dhacay degmada Kaaraan, ayada oo maanta…

Read More »

Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

0 Visits: 125 | Monday November 08, 2021 - 19:36:02
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar…

Read More »

Madax ka socota Midowga Afrika & QM oo la kulmay hoggaamiyaha TPLF

0 Visits: 117 | Monday November 08, 2021 - 19:34:38
Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo afjaro xiisadda ka taagan halkaas. Madaxa Qaramada u qaabilsan arrimaha banii'aadanimada iyo gargaarka Martin Griffiths iyo Obasanjo oo ah madaxweynihii hore ee Nigeria oo shaley…

Read More »

Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Marwo Martha Ama Akyaa Pobee?

0 Visits: 126 | Monday November 08, 2021 - 19:33:27
.

Read More »