HALKAAN KA AKKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO TALAADO 9-DA NOV.2021-KA

0
Tuesday November 09, 2021 - 08:07:20 in Wararka by
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO TALAADO 9-DA NOV.2021-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Mar wo Martha Ama Akyaa Pobee?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuimadda xilgaars iinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee oo booqasho ku timid Maga alada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Kaaliyaha Xog hayaha Gu ud ee QM ee Afrika, ayaa ka wada ha dlay qodobbo ay ka mid yihiin arrimaha doorashoo yinka dalka, gaar ahaanna xaqiijn ta qoondada haweenka 30% ee Goleyaasha BFS.

Intii uu kulanku socday waxaa sidoo kale looga wada hadlay Howlgalka Nabad Ilaalinta Midow ga Afrika ee AMISOM, Mashaariicda Horumari nta ee QM ka fuliso Soomaaliya iyo xoojinta wadashaqeynta Dowladda Federaalka Soom aaliya iyo Hay’adaha kala duwan ee QM.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa R/W asaare Rooble uu kulamo kala duwan la qaad anayay Wakiilo ka socda Beesha Caalam ka, kuwaas oo uu kala hadlayay dar dar gelinta ho wlaha doorashoo yinka.

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay dambiyada sababta u ahaa in dalka laga sa aro danjire Simon Malungo

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa soo bandhigay dambiyada saba b u ahaa in dalka la ga saaro Sim on malungo, oo ahaa ku xigeenkii safiirka midowga Afrika ee Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda ayaa shee gay, dowlad du inay ku heshay Simon Ma lungo inuu isku dayay inuu hor istaago ama uu marin hab aabiyo baaritaanka dadkii Sooma aliyeed ee ci iddamada AMISOM ku xasuuqe en tuulada Go lweyn ee gobolka Shabeellada hoose.

Wuxuu sidoo kale sheegay in Simon Malun go uu masuul ka yahay dad Soomaaliyeed oo lagu dhibaato loogu geystay xerada xalane, is agoo burburiyay heshiis dowladda iyo midow ga Afrika ku galeen in taageero la siiyo dadk aas.

Wasiirku wuxuu sidoo kale sheegay in lagu helay sarkaalka midowga Afrika inuu faro galin ku sameeyay ganacsiyo ay dad Soomaaliyeed ku lahaayeen xerada Xalane, isagoo ka raadi nayay dano dhaqaale.

Wuxuu sheegay wasiirku in dowladdu aad u daahisay go’aanka ay ka qaadatay Malungo, isagoo xusay in ay marar badan dacwadiisa u gudbiyeen madaxda midowga Afrika. "Midowga Afrika waxaan u sheegnay in aan ninkaas digniino badan ka bixinay, haddana aam taagannahay meeshii ugu dambeysay, oo ah in nala ka beddelo, Waxaan sidoo kale mad axda dalkiisa Uganda gaarsiiyay arrintaas, si shakhsi nuucaas oo kale aanan ka oggolaan in uu xiriirkeenna xumeeyo” ayuu yiri wasiirka arr imaha dibadda Soomaaliya.”

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan dalka ka erisay simon Malungo, iyadoo loo jaray wa xa afka qalaad lagu dhaho Persona non grata, oo u dhiganta in aan dalka laga rabin.

Ahlu Sunna oo sheegtay inay doonayaan in Ra’I isul Wasaare ka noqdaan Galmudug

Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa faah fahain ka bixiyay qor ahaho oda Galmudug iyo hadii ay wada-hadallo la gal ayaan Madaxda Dowlad Go boleed ka Gal mudug.

Macalin Maxamuud oo Wareysi siiyau Idaacadsa BB C-DA waxaa uu sheegay in ka Ahl usunna ahaan ay Gal mudug u deeynay aan doorka Madaxweyna ha, iyaga na ay leey ihiin doorka Ra’I isul Wasa araha.

Waxaa uu si cad u shee gay hadii ay dhici waa yaan wada-hadallada Ahlusunna iyo Galm ud ug inay howsho oda dowladnimo iska sii wa dan doonaan, isla markaana ciddii soo weerar ka ay iska celin doonaan.

”Xalka Galmudug wuxuu kujiraa in la wada fariisto, hadii la diidana anaga Shaqadeena u ma joonineyno oo howsheena waan wadaney naa dadka isku daya inay na soo weeraraana waan iska difaaceeynaa ayuu yiri” Macalin Max amuud.

Warkaan kasoo baxay Guddoomiyaha Gu ud ee Ahlusunna Macalin Maxamuud ka sokow ayaa waxaa mar jirtay in Maxamed Shaakir Ca li Xasan oo kamid ah hoggaanka Ahlusunna in uu ahaa Madaxa Xukuumadda Galmudug oo u dhiganta Ra’iisul Wasaare.

DF OO SOO SAARTAY AMAR KA DHAN AH LACAG UU QAADO MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR

Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Ta cliinta Sare ee xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa soo saartay go’aamo lagu baabi’inayo lacago uu gobolka Banaadir ka qaado ardayda, iskuul ada iyo adeegyada asaasiga ah ee waxbara shada gobolka

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaa radda ay aa lagu sheegay inay soo gaartay cabashooyin bad an oo kaga yimid hoggaan kaMidowga Da lladaha Waxbarashada Soom naaliy eed, Midowga Dugsiyada gobolka Banaa dir, Ururka mac alimiinta, Ururada bul shadara yidka ah ee u dhaq-dhaqa aqa horm arinta adeegyada waxba rashada iyo Waali diinta Soom aaliyeed, sidaasi darte edna ay u go’aansatay in la baabi’iyo.

Sidoo kale waxa lagu sheegay qoraalka in Wasaarada Waxbarashada ay mas’uul ka tah ay hantida ma guurtada ah ee goobaha waxb arashada ee raacsan wasaaradda, islamarkaa na uusan gobolka wax ka bedel iyo kireyn ku sameyn karin."Ayada oo la wada-ogsoon yah ay duruufa ha gaarka ah ee ay la daala dhacayeen iyo cul ayska ay arrintani ku sii kor dhisay, sidoo kala na ay Madaxweynaha JFS iyo Ra’iisul Wasaa raha xukuumadda JFS, oo ay soo gaartay qay la-dhaantaan culayska wa yn leh, waliba si gaar ah lagu kali yeelay waal idiinta ay caruurt oodu wax ku bartaan iskuula da ku yaala gobol ka Ba naadir, waxaa Wasiir ka uu soo saaray qoddob ada soo socda,” aya a lagu yiri qoraal ka.

Hoos ka Aqriso qoddobada kasoo baxay wasiirka;1. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxaa uu ba a’bi’iyay dhammaan qarashaadka ku xusan liis ka Tariifada uu soo gudbiyay Agaasinka Wax abarashada gobolka Banaadir, uuna ansixiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duga Magaalada, taas oo ku lifaaqan warqadan.

Maasuqa dhulalka danta guud gaar ahaan go obaha waxbarashada, Wasaaradda waxb ara shada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa ka mas ’uul ah hantida ma guurtada ah ee goobaha wa xbarashada sida iskuulada, xanaanooyinka iyo xarumaha kala duwan ee xafiisyada iyo wakaa ladaha ee raacsan wasaradda, waxaana cidk asta ka reeban in ay ku tasarufto, sida in la kire eyo anma u badalid adeegyo kale iyadoo aan ogolaansho looga haysan wasaaradda.

"Waxaa aad uga xunahay culayskii iyo jaha wareerkii ay abuurtay arrintaan

Abashada laga soo gudbiyay, madaxda qar ankana ku abuurtay walwalka, taas oo keentay in aan go’aamadaan ka soo saarno, waxaana aad u rajaynayaa in aysan soo laaban mar da nbe,”ayaa ugu dambeyntiina lagu yiri qoraalka.

Qoor Qoor oo shaaciyay inay Al-Shabaab ka saarayaan degaannada ay ka joogaan Galmudug

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galm udug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay caqabad ka heysato in Maamul dowladnimo uu gaars iiyo degaannada ay Maamulaan Al-Shabaab, balse taasi laga gudbi doono.

Waxaa uu sheegay in Ga lmudug ay gacan ta ku heeyso degaano badan oo ay kaga duwan tahay Maamulada kale ee dalka ka jira, kuw aas oo uu sheegay in ay u sam eyn doon aan Golle degaan oo dadkoo da ay iyaga soo door taan, si Bulshadu u hel aan nid aam iyo in waxqabad loo muuj iyo.

Madaxweyne Qoor Qoor wax aa uu hadalki isa uu intaasi ku daray in qorshahooda uu ya hay inay Al-Shaba ab ka saaraan degaannada ay ka joogaan Gal mudug, si ay u gaarsiiyaan Bulshafa nidaamka dowladnimo ee Galmudug.

Ugu dambeyn Madaxerynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku amray dham aan Hay’adaha Xukuumadda Galmudug inay si deg deg ah uga howlgalaan degaannada xorta ah ee Maamulka Galmudug.

Dhowr jeer ayaa Madaxweynaha Galmudug waxaa uu shaaciyay inay bilaabi doonaan howl gallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaan, hayee shee taas bedelkeeda degaano ay markii hore ku sugnaayeen Ciidanka dowladda & kuwa Ga

lmudug ay la wareegeen Al-Shabaab.


Xukuumadda oo digniin kasoo saartay Arri mo ka socda Hoteelada Xeebta liido

Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta Xu kuumadda xilgaarsiints Cumar Cali Rooble ay aa sheegay in Hoteelada kuyaal Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis ay ka socdaan wa xyaabo aan dhaqan ahaan wanaagsaney oo aan indhaha laga qarsan karin.

Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu sheegay in sanadba sanad ka ka dambeeya dalka ay ku soo badanayeen waxyaabaha xuShalay ah, sida kaniiniga iyo waxkasta oo maanka dooriya.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Shilalka Mooto ee ka dhaca dalka gaar ahaan Muqdisho ay sabab u tahay dhalinyarada wa da qa arkood oo isticmaala dawooyinka maan dooriyaha, sida cirbadaha la isku duraayo, kan iinig, khamriga iyo waxyaabo kale.

Waxaa uu sicad u sheegay in marnaba aa nan indhaha laga qarsan karin loona dulqaad an karin waxa ka socda Hoteelada kuyaal Xe ebta liido, isla markaana tillaabo deg deg ah ay ka qaadi doonaan.

Ugu dambeyn Wasiir Cumar ayaa sheegay in sidoo kale waxyaabaha xuShalay ah ee ka socda Aalada Tiktok aan loo dul qaadan karin ayna yihiin kuwa ka baxsan Anshaxii iyo Akhl aaqdii ummadda Soomaaliyeed oo sii dhiman eysa.

Warkaan kasoo baxay Wasiirka Diinta & Aw qaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa daba so cda warkii Dorraad kasoo yeeray Booliska Soma lia ee ahaa in dalka ay kusoo kordheen dhalin yarada isticmaalaya maandooriyaha & kuwa waxyaabaha anshax darrada ah kusoo bandhi gaya Aalada tiktok, isla markaana Booliska ay wax ka qaban doonaan.

Wasiir Jamaal oo Khudbad ka jeediyay Shir ka QM ee Isbeddelka Cimilada

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuu madda Soomaaliya Danjire Jamaal Maxa med Xasan, ayaa khudbad ka jeediyay Shalay shi rka Qaramada midoobay ee looga hadlayo Isb eddelka Cimilada (COP26 ) ee ka socda Sco tland, UK.

"Waxaa si buuxda no oga go’an meel mar inta isbadalka kaas oo ku saleysan wada tashi bulsho si sare lo ogu qaado hanaanka horumarinta oo loo dhan yahay ayuu yiri wasiirka qoraheynta oo Shalay oo isniin ah qudbad ka jeediyay shirka isba dalka cimilada ee ka socda Scotland” ayuu yari Wasiir Jamaal .Wasiir Jamal ayaa waxaa la fila yaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Scotl and, UK. in uu kulamo kala duwan la qaato wuf uuda kala duwan ee ka qeyb galeysa Shirka Qaramada Midoobay ee looga hadlayo Isbe ddelka Cimilada.

Axmed Madoobe oo Safiirka Denmark kala hadlay Arrimaha Abaaraha & doora shooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jub baland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Maga alada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaa tay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke.

Kulanka ayaa lagaga hadlay abaaraha ka jira q eybo kamid ah Jubbaland kuwaas oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka iyo xo olaha iyadoo gurmad baaxad leh ay Dowla da Jubaland wado ka as oo lagu tageerayo dadka ay dhibaatada aba artu saamaysay.

Waxaa kale oo masuuliyiintu ay wada hadal qoto dheer ka yeesheen arimaha Doora shooyinka guud ee dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubb aland Axmed Maxamed Islaam oo safar aan horay loo sii shaacin kujooga Kenya ayaa la fi layaa in mas’uuliyiin kala duwan uu kula kulmo halkaas.

Midowga Afrika oo Wafdi u soo diray Muqdi sho kadib ceyrintii Simon Mulongo

Magaalada Muqdisho waxaa Shalay soo gaaray Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika (AU-PSC), kuwaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga oo uu hoggaamin ayo Safiirka Masar u fadhiya dalka Itoobiya ahna wakiilka jo ogtada ah ee Midowga Afrika Danjire Dr. Maxamed Cumar Gad,.waxaana Garoonka diya aradaha Aadan-Cadde ku qaabilay Ergey ga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soo maaliya ahna Madaxa AMISOM Danjire Franc isco Madeira, Taliyaha Ciidamada AMIS OM, Lt Gen Diomede Ndegeya, Taliyaha Booliska AMISOM, Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee Booliska Augustine Magnus Kailie.

Imaanshaha Wafdigaan ka socda Midowga Afrika Magalada Muqdisho ayaa daba socda go’aankii DFS ku ceyrisay kuxigeenkii Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia Simon Mulongo , waxaana saaxadaha soo socda ay la kulmi doonaan Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Dowladda Somalia oo ka qeyb galeysa Shir looga hadlayo Shidaalka Afrika

Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabka waxaa Shalay ka furmay shirka Africa Oil Week 2021, kaas oo sanadkaan ay marti gelisay dowladda Imaaraadka.

Mas’uuliyiin ka socota dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Dubai si ay uga qeyb galaan shirkaas. Wafdi uu hoggaaminayo Ag aasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliua Maxamed Xaashi Carrabey iyo guddoomiye ku xigeenka hay’adda Batroolka Soomaaliyeed ayaa shir kaas ugu qeyb-galaya dowladda federaalka Soomaaliya. Shirkaan ‘Africa Oil Week’ oo looga hadlo arrimaha shidaalka ee dalalka qaa radda Afrika ayaa sanadkaan waxaa marti geli say dowlad da Isutaga Imaaraadka Carabta.

Wafdi ka socda WFP oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiy aha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Shalay kulan la qaatey Wafdi ka Socda Hay’ adda Cunada Adduunka ee Qaramada Midoo bey WFP oo Shalay gaaray Magaalada Bay dhabo.

Wafdiga ayaa Waxaa horkacyey El-khidir Daloum oo ah Agaasimaha Cusub ee Hay’a dda Cunada Aduunka WFP Ee Soomaaliya, waxaana Kalanka uu ahaa Isbarasho , Xoojin ta Wadashaqeynta , Dardar gelinta Mashaar icda kala Duwan ee Hay’adda WFP ay ka Ca awineyso Koonfur Galbeed2021/ 2022 .

Kulanka waxaa ka qeyb galeySanoter Dr Xuseen Maxamed Dahir ,Wasiiro ka Tirsan Ko on fur Galbeed ,Agaasimaha Guud ee Madaxt ooyada KGS Cabdullahi Cali Watiin , iyo Qaar ka Mid Ah Agasimiyaasha Guud ee Wasaara daha KGS iyo Mas’uuliyiin kale.

Degmo ka mid ah Muqdisho oo haddii maq rib la gaaro aan banaanka loo bixi karin

Dadweynaha degmada Kaaraan ayaa cab asho xoogan kasoo saaray amniga degmada oo faraha ka baxay iyo tacadiyo joogto ah oo ay la kulmaan xiliyada habeenkii.

Qaar kamid dadkaas oo la hadlay idaacada Kulmiye ayaa sheegay in dilal kala duwan ay maalmihii u dambeeyen ka dhacay degmada Kaaraan, ayada oo Shalay u gu dambe ysay Askari ka tir san dowla dda hoose.

"Waxaa rabnaa in hurda da laga kaco oo ay soo fara-geliyaan dhibaata da na haysta maa mulka gobolka Banaadir iyo Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, ay na soo kormeeraan dhibaatada ay wajahayaan degmada Kaar aan,” ayuu yiri mid kamid ah shacabka degm ada.

"Kaaraan haddii maqribka la gaaro sub ha nallah waaye, guriga lagama bixi karo hadda xaafadeyda ku jira oo qof walba oo wacdo gu rigiisa kama bixi karo, aad ayaa dhibaato u qa bnaa ciyaal Weero ayaa u daran.”

Sidoo kale waxay dhaliil u jeediyeen ma amulka cusub ee degmada Kaaraan oo intii uu joogay sare usii kaceen falalka amaan darada ah ee ka taagan degmada, islamarkaana ay wada-shaqeyn fiican ka dhaxeyn laamaha am aanka, sida ay sheegen.

"Maalin dhoweyd Saldhiga agteyda ayey qof ku dileen oo waxa la geeyay Isbitaal oo ho re ayuu ka dhintay, waxaa rabnaa in maamul ka uu wax ka qabto,” ayuu yiri mid kamid ah shacabka degmada.

Ugu dambeyntiina waxay ka dalbadeen laa maha amaanka iyo maamulka inay si wada-jir ah uga shaqeeyan amaan darada degmada Ka araan, oo sanadihii u dambeeyay ay ka dhac

aan dhacdooyin xanuun badan .


Madax ka socota Midowga Afrika & QM oo la kulmay hoggaamiyaha TPLF

Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arri maha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo afjaro xiisadda ka taagan halkaas.

Madaxa Qaramada u qa abilsan arrimaha banii’ aadanimada iyo garg aarka Martin Griffiths iyo Obasanjo oo ah mad axweynihii hore ee Nigeria oo shaley gaaray caasimadda Mekelle ayaa sidoo kale kala ha dlay ninkan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa sha cabka ay saameeyeen dagaallada ka dhacay gobolka.

Teleefishinka Tigray ayaa ku warramay in mas’uuliyiintan ay la kulmeen "madaxweynaha Tigray, Dr Debretsion Gebremichael , waxay ka wadahadleen qalalaasaha ka taagan Itoob iya iyo sida gargaarka lagu gaarsiin shacabka iyo arrimo kale”

Mr Griffiths iyo Obasanjo ayaa markii da mbe dib ugu laabtay maagalada caasimadda ah ee Addis Ababa, sida uu sheegay teleef ishinka Tigray.

Afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa ba rta Twitter-ka soo geliyay sawirrada kulanka Obasanjo uu la yeeshay madaxada TPLF.

.

HALDOOR AAN JECLEEN OO ALLE NAGA JECLAADAY!!!!

Geeriyeey Xishoodlaay, Shalayna má wa xaa naga wadey haldoorkeennii Dr. Muxyadiin Cabdi Calasoow oo ka mid ahaa ba hda Caafimaadka iyo bahda qorayaa sha Soomaaliyeed!

Allaha u naxariisto Dr. Muxyadiin waxa uu ahaa aqoonyahan karti ba dan, Dabeecad wanaagsan oo jecel inuu had iyo goor dadka wax u qabto, xaqiiqdii nin culus ayaa ka geeriyooday Qaranka Soomaaliyeed!!!

Xaqiiqdii wuxuu ahaa ka shaqeeya mar wala Midnimada Umadda Soomaaliyeed, taasi oo uu ahaa mid jecel, sidoo kale wuxuu ahaa mid neceb dulmiga, isagoo dadka uga digi jiray inay daacadnimada ku dadaalaan.

Dhanka kale Maamulka Websetka Somali weyn wuxuu Ummadda Soomaaliyeed uga tac siyeenayaa Geerida ku timid Dr. Muxyadiin Ca bdi Calasoow, Fadlan aan u duceyno Walaal keen innaga baxay, Allaha u naxariisto!!!.

BAHDA SAXAADADDA OO TACSI TIIRAANYO LEH DIREYA

Maamulka wargeyska M. Times Wuxuu ka Tacsiyadeynaya Geerii ku timid Qoraa Muxu ddiin Cabdi Calasow. Oo ku Geeriyooday M.Muqdisho Sabti 6-da Nov.2021-ka

Maamulka iyo howladennada Wargeyskan iyo Axsaab kale oo isku duuban waxay Tiiraanyo onayaan Geerida ku timid saaxiibkood oo ka mid ahaan jiray bahda wargeyskan Marxuum ka ayaa ka mid ahaa qoraasha Wargeyska M. Times Daiyl NewsPaper iyadoo lagu xasuusto qoraal Taxane u ahaa oo uu ku Qori jiray Mara xuumka kaasoo la magac baxay:-

{TOOSHKA SIYAASADDA IYO TALADA DALKA.

Haddab Dadka ka Tacsiayednaya geerida Marxuumka ayaa kala ah:-Xabiibo Axmed Jim caale {Biib to},Dr.Osman Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy}, Yuusuf Ismaaciil Axmed {Carrab eey},Cali Muu se Cabdi,Muuse Maxamed Cis maan {Kiimi ko}, Maxamuud Axmed Xasan {Xu urshe} ,Jabr iil Maxamuud Nuur {Jabra}, Madiino Axmed Jimcaa le,C/laahi Maxamed Salaad {Dalle}, C/dir Maxamed Calasoow {Calas}, Barre Sh.C/hi Bangaladeesh},C/fitaax Maxamuud Salaad {Diyeeshe},Maxamed Shiil Xasan {Shiil}, Faar ax Cumar Nuur, Maxamuud Xaaji Cabdi {M.F aad},Cismaan Xuseen Ow Axmed {Waryeel} , C/hi Xasan Axmed {Shee khaaloow},Maxamed Cumar Mucjis,Prof. Yax ye Sh. Caamir, Cali Muxuddiin Cali, Naasir Cali Cumar, C/raxmaan Muxuddiin Cali, Xasan Max amuud Axmed {X.Fanax}, Maxamuud Cali Maxamed {Madka},C/risaaq Axmed Absuge {Waayeel, Maxamed Cali Nuur Socdaal, Cali Muxumud Aadan {C.Madoobe},Cabdi Aadan Guuleed, Najiib Cali Cumar, Qadro C/laahi Cali Hagareey, Safiyo Cali Sheekh, Farxiyo Cali Qaajo, Falastin Axmed Xaaji {PLO}, Daa’uud Maxam uud Salaad, Maxamed Maxa muud Nu ureey {Jimcaale}, Nuurto Cali Cumar {Nureyso} , Nasro Cali Cumar, Maxamed Xasan Xuseen {Anaa leh}, Nuur Maxamed Cali {N .Qamadi}, Macaa linXasan, Muqtaar Nuur {Lovy},C/qa adir Cabdulle Nuur {Qalbi-dahab}, Cali Maxam ed Cusmaan {Cali Ameeriko}, Qaasir Cabad ulle {Q Neero},Shire Xasan Kulmiye, Amiin Yuusuf Qasaaro, Axmed Maxamuud Dhicisow {Yaanyo} iyo dhammaan Bahda Saxaafadda soomaaliyeed ee ku kala sugan dalka iyo dib adaba waxaayka Tacsiyadeynayaan GEERIDII KU TIMID MARXUUM MUXUDDIIN CABDI CALSOWoo Sabti 6-da Nov.2021-ka uu ku Geriyooday M.Muqdisho waxayna Baha da Saxaafadda si gaar ah waxaay ugu Tacs iyadeynayaan QORAA YAAQUUB C/HI GUURE oo uu Abti uahaa Marxmuumka sidoo kalena Xaaska iyo Caruurta uu ka Geeriy ooday iyo ehelka iyo Axsaabataba ay leeyihiin Samir iyo iimaan saadaq ah Alle ha idinka siiyo Marxuumkana Jannadii Fardowso Alle haka Waraabiyo …

INNAALILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN Aamiin Aamiin Aamiin.

Xil.Sakariye oo shaaciyey tallaabo uu qaad ay oo la xiriirta diyaaradihii drone-ka

Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo mudo 15 maalmood ah diyaarado uu dalka soo geliyey ay ka heysato hey’adda Nabad sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegay in amarka madaxweyne Farmaajo looga heysto hantidiisa, isagoo shaaciyey in dacwad uu ka gudbiyay Madaxweynaha iyo guud ahaan saraakiisha ku xiran Madaxtooyada.

Xildhibaan Sakariye oo wareysi siiyey TV-ga Universal ayaa si faahfaahsan uga hadlay waxa ay yihiin diyaaradahaan, cidda ka heysata, halka uu ka soo iibiyey, sababta uu u soo iibsaday, kulamo gaar ah oo Madaxweyne Farmaajo uu kala sheegay arrintaan iyo dacwad uu u gudbiyey maxkamadaha dalka.

Xildhibaan ayaa gabi ahaanba meesha ka saaray tuhunka laga muujiyey diyaaradaha uu la soo degay ee ah inay qatar ku noqon karaan amniga oo weerarro lagu geysan karo, sidoo kale waxa uu sheegay in madaxweyne Farmaajo uu balan la xariirta diyaaradahaan uga baxay.

"Madaxweyne Farmaajo ayaan madaxtooyada ugu tegay waxaan kala hadlay diyaaradahaan iyo hanaanka aan u keensaday, waxaan u sheegay in amniga dalka aysan qatar ku aheyn, waxuu igu yiri ma hubtaa Sakariyow, haabaan ku iri madaxweyne, haye anigaa jawaab ku soo siinaa ee Axada ii soo noqo ayuu igu yiri, markii aan ku laabtana waxuu igu yiri dowladda Mareykanka ayaa arrintaan soo faragelisay oo heysata diraadahaagii,” ayuu yiri Xildhibaan Sakariye.

Sidoo kale Xildhibaan Sakariye waxa uu sheegay in madaxweynaha uu kula dooday in dalka uu isagu madaxweyne ka yahay oo Mareykan uusan ka talin, balse uusan ka helin jawaab fiican, sidoo kale Taliyaha NISA ayuu sheegay inuu balan uga baxay kadib markii uu u balan qaaday inuu siinayo diyaaradihiisa.

"Taliyaha NISA ayaa igu yiri Arbacada ayaan ku siinayaa diyaaradahaaga, markii aan ku laabtay Arbacadii waa iga qaban waayey taleefankii albaabkana waa iga furi waayey, markaan ka soo laabtay ayaan baraha bulshada ku arkay sawirro laga soo qaaday diyaaradaheygii oo la baahiyey,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Waxa uu sheegay in diyaaradahaan uu ka soo iibsaday Turkiga, uuna u keensaday inuu ku waraabsado beero uu leeyahay, sidoo kale waxa uu sheegay in wax qatar ah aysan amiga ku keeni doonin, isagoo balan qaaday inuu u hoggaansami doono go’aan kasta oo dowladdu ay ku soo rogto diyaaradahaas si joogto loogu koontoroolo.

Ugu dambeyntii Xildhibaan Sakariye ayaa sheegay inuu dacwad ka dhan ah madaxtooyada uu u gudbiyey maxkamadaha dalka, isla markaana uu ka war sugi doono garsoorka, waxa uu sheegay in hadii dowladdu ay ka iibsato diyaaradaha uu diyaar u yahay, hadii kale uu ka doonayo inay ku soo wareejiso hantidiisa.

Dowladda Soomaaliya illaa hadda ma shaacin sababta ay u heysato lixdaan diyaaradood ee Xildhibaan Sakariye kala soo degay garoonka Aadan Cadde, dhanka kale qaar ka mid ah mucaaradka sida Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo madaxweynihii hore ee HirShabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa shaki ka muujiyey sababta xilligaan dalka loo keenay diyaaradahaas, waxayna dalbadeen in aad loo

hubiyo.Xigasho:-caasimadda.net


Ciidanka Booliiska Somaliland oo qabtay maandooriye iyo alaab la xaday

Ciidanka Booliiska Somaliland, laanta sal dhiga Koodbuur ee Hargaysa, ayaa gacanta ku dhigay 20 litir oo khamri nooca Jiinka loo ya qaan ah oo guri cidlo ah lagu hayay iyo alaab iskugu jirta mobilo, koombuutaro iyo baasboor laga xaday xaafada Badda-cas ee Hargaysa.

"Waxaanu soo bandhigaynaa laba howlgal oo aanu qaadnay, oo aanu midna kusoo qaban ay khamri, midna kusoo qabanay alaab tuugo ah oo faro badan, oo laga xaday xaafada Badd a-cas, khamrigana waxaanu kasoo qabanay xa afada la yidhaahdo Malowle, waxaanu soo qab anay 22 litir oo nooca cad cad ee Jiinka la yi dhaahdo ah" sida waxa yidhi sarkaal ka tirsan Saldhiga Koodbuur.

Sarkaalka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen eedaysanayaashii khamriga loo qab tay iyo qaar kamid ah eedaysanayaasha loo tuhunsanyahay in ay ka danbeeyaan dhacd ada tuugada ah ee laga gaystay xaafada Bad da-cas ee Hargaysa.

"Waanu qabanay eedaysanihii khamriga ha yay, guri meel cidlo ah ku yaala ayay ahayd, waxa kale oo aanu kusoo guulaysanay dhac dadan tuugada ah, habeen hore iyo Dorraad, oo ay noo xidhanyihiin tuugtii wax xadaysay, laba eedaysane oo kamid ah kuwii wax xadayay iyo alaabtii ay xadeen dhamaan" ayuu yidhi sarka alka u hadlay Saldhiga Koodbuur.

Booliiska ayaa sheegay in khamriga loo ade egsaday haween xijaaban si ay si qarsoodi ah oo aan la dareemi karin, ugu kala gudbiyaan gana csatada iyo macaamiisha.

Itoobiya : Khadka Internetka oo ka maqan guud ahaan dalkaasi

Laga bilaabo galinkii dambe ee Shalay ay aa waxaa si guud dalka Itoobiya ooga maqan khadka Internetka, gaar ahaan baraha ay bu lshadu kuwada xiriirto sida, Facebook, iyo Wha tsapp. Lama oga sababta loo jaray khadka Inte rnetka, balse wa rarka qaar ayaa sh eegaya in dowladdu sababo aan wali la ogaan ay khadka u jar tay.

Tan iyo intii ay dib u ga xoogaysteen dagaalla da u dhaxeeyay dowladda iyo kooxda TPLF, waxaa shaki wayn laga qabay in dowladdu oo maamusha isgaarsiinta ay jari karto khadka Int ernetka, iyadoo looga bartay dowladda in mar kasta oo xaalku adkaado ay goyso isgaarsiinta waddanka.

Dadka ku dhaqan gudaha Itoobiya ayaa ha dda isticmaalaya barnaamijyada fududeeya khadka Internetka, ee la isticmaalo inta badan marka khadka culays lagu furo ama qayb go oni ah la xiro.

Dowladda Itoobiya ayaa inta badan maamu sha dhammaan adeegyada aasaasiga ee ka howlgala gudaha Itoobiya, sida Isgaarsiinta, Ko rontada, iyo wixii lamida waxaana dhici karta haddii dowladdu hawlgal gaar ah ku jirto, ama xaaladda wadanku halis ku jirto in khadka isg aarsiinta la gooyo.

Arrimahan ayaa kusoo hagaagaya xilli si guud Itoobiya ugu jirto xaalad deg deg ah oo dowladdu awoodo gaar ah ay leedahay wakhti xaadirkan.

Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaan ka tirsan Go bolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidam ada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afr ika ee AMISOM & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weer ar ku qaadeen saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ku leeyihiin deegaanka Taabta ee Go bolka Jubbada Hoose, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dadka degaanka Taabta ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayeen dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayeen labada dhinac, sidoo kalena uu jiro khasaaro dagaalka kasoo gaar ay labada dhinac iyo dad rayid ah.

Sidoo kale dadka degaan ka waxaa ay she egeen inay cabsi ballaaran soo wajahday intii uu dagaalka socday, maa daama ay ka baqdin qabeen inay waxyeelo ka soo gaarto dagaalka.

Degaano badan oo ka tirsan Gobolka Jub bada Hoose ayaa waxaa dhowr jeer ku dagaal amay Ciidamada Kenya ee ka tirsan AMISOM iyo Al-Shabaab oo inta badan weeraro geysta


HOME WARAR GUDDIGA XALINTA KHILAAFAADKA OO GO’AAN KASOO SAARAY KURSIGA MAHDI GUULEED

Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyin ka ayaa go’aan rasmi ah kasoo sa aray dacwaddii laga gudbi yey kursiga golaha shacabka ee dhawaan loo doortay Ra’iis ul Wasaare ku-xigeenka xuku um adda Soomaaliya Mahdi Maxa med Guuleed Khadar.

Guddiga ayaa sheegay in kursiga Golaha Shacabka ee uu kusoo baxay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed loo maray habraacii saxda ahaa, sidaasna ansax ku ya hay.

Guddiga ayaa sheegay inay baaritaan dhe er ku sameeyeen dacwadda uu soo gudbiyey xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo horey ugu fa dhiyey kursigaan, islamarkaana aysan jirin wax ka khaldan habka loo maray doorashada kurs igaan.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu yiri:

Guddiga Xalinta Khilaafanadka Doorashadka Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo ful inaya Qodobada 1, 2 iyo 4 ee ku xusan xilalka iyo waajibaadka GXKHDD ee Habraaca lagu dhisay guddiga oo soo baxay 1- dii Oktoober 2020, cuskanaayana heshiiska odayaasha dh aqanka iyo cadeymaha guuddiga loo soo gud biyay wuxuu go’aamiyay :

1- In Hanaanka loo maamuley Doorashada Kursi Lanbar HOP# 239 uu yahay mid sax ah oo waafaqsan Habraacii loo dajiyay Doora sho oyinka dadban 2020/2021, sidaas darteed wa xuu ku wargalinayaa Guddiga Hirgalinta Doora shooyinka Heer Federal (GHDHF) in ay u fas axan yihiin laga bilaabo Shalay oo ah 08/11 /2021 Ku dhawaaqista Natiijada Rasmiga ah ee Kursi Lumber HOPH239.

Tallaabadaan ayaa ka dambeeysay kadib markii Xubnaha Guddiga uu dacwad u gudbi yay Xuseen Carab Ciise oo kursiga ku fadhiy ay Afartii Sano ee la soo dhaafay, taas oo ugu dambeyn Shalay go’aan ka gaareen.


HALKAAN HOOSE KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA OO DHAMEYSTIRAN




































 


















Procurement Senior Associate

 

Job categories Procurement

Vacancy code VA/2021/B5001/22846

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-7

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements, availability of funds and satisfactory performance)

Application period 05-Nov-2021 to 19-Nov-2021



Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor

Functional Responsibilities


Under the direct supervision of the Procurement Analyst and the overall supervis...

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


Education: A First Level University Degree (Bachelor of equivalent) wit...

Contract type, level and duration


Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract level: ...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS



UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip