Wafdi ka socda WFP oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay

0
Monday November 08, 2021 - 21:21:58 in Wararka by
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi ka socda WFP oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay

    Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta kulan la qaatey Wafdi ka Socda Hay'adda Cunada Adduunka ee Qaramada Midoobey WFP oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta kulan la qaatey Wafdi ka Socda Hay'adda Cunada Adduunka ee Qaramada Midoobey WFP oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo. Wafdiga ayaa Waxaa horkacyey El-khidir Daloum oo ah Agaasimaha Cusub ee Hay'adda Cunada Aduunka WFP Ee Soomaaliya, waxaana Kalanka uu ahaa Isbarasho , Xoojinta Wadashaqeynta , Dardar gelinta Mashaaricda kala Duwan ee Hay'adda WFP ay ka Caawineyso Koonfur Galbeed 2021/ 2022 . Kulanka waxaa ka qeyb galey Sanoter Dr Xuseen Maxamed Dahir ,Wasiiro ka Tirsan Koonfur Galbeed ,Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada KGS Cabdullahi Cali Watiin , iyo Qaar ka Mid Ah Agasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha KGS iyo Mas'uuliyiin kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip