Rooble oo amray in la bilaabo doorashada xildhibanada Golaha Shacabka

0
Tuesday November 09, 2021 - 18:59:21 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble oo amray in la bilaabo doorashada xildhibanada Golaha Shacabka

    Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan qadka Zoom-ka la yeeshay Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, lana soo gabagabeeyo ugu dambry

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan qadka Zoom-ka la yeeshay Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, lana soo gabagabeeyo ugu dambryn dhammaadka bisha December ee sanadkan 2021. Dib u dhacyada ku yimid doorashada ayaa loo sababeynayaa cagajiid badan oo ka jira Dowlad Goboleedyada iyo Guddiyada SEIT oo ah kuwo ku shaqeeya awaamiirta Madaxda Dowlad Goboleedyada. Raisuul wasaare Rooble ayaa sheegay in aan la aqbali Karin doorashada ay dib u dhacdo, islamarkaana ay dhaafto xilligii loogu tala galay. Rooble ayaa sidoo kale ka dalbaday Guddiga in ay soo saaraan liiska xildhibaanada Golaha Shacabka ee Musharaxiinta ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip