Wararka

Farmaajo oo u baxaya safar dibadda ah + Ujeedka

0 Visits: 172 | Wednesday November 10, 2021 - 19:08:04
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha soo socda uu u bixi doono safar dalka dibaddiisa ah, kaas oo uu ku tegayo Uganda, sida uu xaqiijiyey wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya. Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud…

Read More »

Dal Yurub ah oo muhaajiriin badan soo qaadaya, si uu ugu xumeeyo Midowga Yurub

0 Visits: 179 | Wednesday November 10, 2021 - 19:02:48
Boqolaal muhaajiriin ah ayaa dhooban xuduudda kala qeybisa dalalka Belarus iyo dalka xubinta ka ah Midowga Yurub ee Poland oo ay doonayaan inay galaan, si ay ugu sii gudbaan dalalka kale ee Midowga Yurub. Midowga Yurub ayaa wacad ku maray cunaqabteeno cusub oo ka dhan ah Belarus, ayaga oo ku eedeeyey…

Read More »

Saxafi 13 sano kadib fariin kasoo gudbiyay burcad ku afduubatay SOOMAALIYA

0 Visits: 176 | Wednesday November 10, 2021 - 18:59:55
.

Read More »

Cali Guudlaawe oo la kulmay kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Afrika

0 Visits: 161 | Wednesday November 10, 2021 - 18:38:32
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobe ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee iyo Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan. Madaxweynaha iyo Kaaliyaha Xoghayaha Guud QM ee Afrika,…

Read More »

SAWIRO:- RW Rooble oo goordhow furay shir looga hadlayo Arrimaha Abaaraha

0 Visits: 144 | Wednesday November 10, 2021 - 18:37:46
..

Read More »

Booliska Somalia oo ka hadlay Shaqaaqo ka dhacday degmada Wadajir

0 Visits: 147 | Wednesday November 10, 2021 - 18:35:36
Xilli shalay guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda degmada Wadajir uu sheegay in lagu qaaday Gaari uu watay weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu dilo ayaa waxaa Shaqaaqadaas faah faahin ka bixiyay Booliska Soomaaliya. Afhayeenka Ciidamka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ciidanka Booliska oo howlgal…

Read More »

DEG DEG: Hub ka yimid Iran oo la shaaciyey inuu kusoo qul-qulayo Soomaaliya

0 Visits: 178 | Wednesday November 10, 2021 - 18:32:57
Hub ay Iran u qeybisay Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa si sharci-darro ah looga gudbiyaa Gacanka Cadan, ayada oo la geynayo Soomaaliya, waxaa sidaas maanta lagu sheegay daraasad ay soo saartay hay'ad caalami ah oo fadhigeedu yahay Geneva. Hay'adda Global Initiative ee la dagaalanka dambiyada caalamiga…

Read More »

Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo lagu xiray caasimadda Itoobiya

0 Visits: 142 | Tuesday November 09, 2021 - 20:40:52
Ugu yaraan sagaal ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo kuwa ku tiirsanaa ayaa lagu xiray caasimadda Itoobiya, sida ay sheegtay hay'adda caalamiga ah. Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa sheegay Talaadadii in Qaramada Midoobay ay u gudbisay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya codsi ah…

Read More »

South Africa oo si kulul u beenisay warar laga faafiyey moos laga keenay Soomaaliya

0 Visits: 182 | Tuesday November 09, 2021 - 20:10:16
Waaxda Beeraha iyo Horumarinta Reer Miyiga dalka Koonfur Afrika ayaa beenisay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo sheegaya in moos laga keenay Soomaaliya ay ku jirto bacteria halis ah oo la yiraahdoHelicobacter. Waaxda Beeraha ayaa sheegtay inuusan jirin moos dhowaanahan laga soo dhoofiyey Soomaaliya…

Read More »

DAGAAL sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Guriceel

0 Visits: 180 | Tuesday November 09, 2021 - 20:05:08
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal kooban oo barqanimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo ay dhowaan la wareegeen ciidanka dowladda Soomaaliya & kuwa Galmudug. Iska hor imaadka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyey…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay 15 Safiir

0 Visits: 155 | Tuesday November 09, 2021 - 19:43:49
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayay Danjire Maxamed Gad. labada dbinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen howlaha Ciidammada nabad ilaalinta AMISOM ee Somalia iyo xoojinta Iskaashiga…

Read More »

Khasaaro ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday Guriceel

0 Visits: 129 | Tuesday November 09, 2021 - 19:43:11
Inta la xaqiijiyay hal Ruux ayaa geeriyooday Haweeneey Shacab ahna waa ay ku dhaawacantay is rasaaseyn Maanta degmada Guriceel ku dhexmartay laba Ciidan. Goobta is rasaaseynta ka dhacday ayaa waxaa ka socotay qeybinta kaarar la doonayay in dad Shacab ah raashin lagu siiyo, waxaana ay ka dambeey kadib…

Read More »

Mucaaradka Ethiopia 'oo 40 km u jirsaday' Addis Ababa

0 Visits: 147 | Tuesday November 09, 2021 - 19:41:44
.

Read More »