HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO ARBACO 10-KA NOV.2021-K

0
Wednesday November 10, 2021 - 08:22:18 in Wararka by
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO ARBACO 10-KA NOV.2021-K

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Farmaajo oo Waraaqaha aqoonsiga darjiran imo ka guddoomay Safiirka Finland

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhama aday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qa ranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aq oonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay Jamh uuriyadda Finland u soo magacawday Soomaali ya Mudane Pirkka Tapiola.

Danjiraha Dowladda Finland Md. Tapiola ayaa Madaxweynaha Jam huuriyadda la wadaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday dhiggiisa Jamhuuriyadda Finland Md. Sauli Niinisto, waxa uuna dowladda iyo shacabka So omaaliyeed uga mahad celiyey soo dhoweynta diirran ee loo sameeyey.

Madaxweyne Farmaajo iyo Danjire Tapiola ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaas iyadeed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Finland, kaas oo ku dhisan wax wada-qabsi iyo iskaashi. Waxa uuna Danjire Tapiola bogaadiyey horumar ka ballaaaran ee D/F/Soomaaliya ay ku tallaabs atay, isaga oo Madaxweynaha uga war-bixiyey dadaalka uu ku bixin doono adkaynta xiriirka diblomaasiyadeed ee Labada Dal.

Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa la wadaag ay Danjiraha cusub, guulaha muuqda ee shacab ka iyo D/Soomaaliyeed ay ka xaqiijiyeen dib-u-dhi ska dalka, dib-u-heshiisiinta, Maalgashiga, la da gaallanka argagixisada iyo musuq-maasuqa.

Ugu dambayn, Madaxweyne Farmaajo oo Da njiraha Cusub ee Finland ugu hambalyeeyay xi lka loo magacaabay, wuxuu na u sheegay in DFS ay ku garab istaageyso gudashada waajibaadka diblomaasiyadeed ee loo igmaday.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay 15 Safiir

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay qaabilay Safiirrada 15-ka dal ee xub naha ka ah Golaha Nabadda iyo Amniga Midow ga Afrika oo uu hoggaaminayay Danjire Max amed Gad.

labada dbinac ayaa wa xaa ay ka wada hadleen howlaha Ciidammada nab ad ilaalinta AMISOM ee Somalia iyo xoojinta Is kaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika.

Xubnaha Wafdiga Midowga Afrika ee Dorraad soo gaaray Muqdisho ayaa horay ula kulmay Wa siirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuus, iyaga oo kala hadlay xa aladda Mustaqbalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.

Sidoo kale Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa la fi layaa inay la kulmaan Madaxweynaha muddo xile edkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin kale.

Rooble oo amray in la bilaabo doorashada xildhibanada Golaha Shacabka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan qadka Zo om-ka la yeeshay Guddiga doorashada heer Fed eraal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada Xildhibaanna da Golaha Shacabka, lana soo gabagabeeyo ugu da mbryn dhammaadka bisha December ee sanadkan 2021.

Dib u dhacyada ku yimid doorashada ayaa loo sababeynayaa cagajiid badan oo ka jira Dowlad Goboleedyada iyo Guddiyada SEIT oo ah kuwo ku shaqeeya awaamiirta Madaxda Dowlad Gobo leedyada. Raisuul wasaare Rooble ayaa sheegay in aan la aqbali Karin doorashada ay dib u dha cdo, islamarkaana ay dhaafto xilligii loogu tala gal ay. Rooble ayaa sidoo kale ka dalbaday Guddiga inay soo saaraan liiska xildhibaanada Golaha Shacabka ee Musharaxiinta ah.

Xasan Sheekh oo ka sheekeeyey xaalkiisa markii uu Farmaajo ka guuleystay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Md. Xas an Sheekh Maxamuud ayaa ka sheekeeyey sida uu dareemay iyo waxa dhacay habeenka maalin kii looga adkaaday doorashada madaxweynaha ee sideedii Febraayo 2017.

Xasan Sheekh ayaa yiri "Sideedii Febaraayo 2017-kii waxa aan Madaxtooyada kasoo kacay aniga oo ah Madaxweyne balse habeenkii waxa aan laabtay aniga oo aan ahayn Madaxweyne, wax culeys ama mushkilo ah oo ay ugu qabatay ma lahan, sababtoo ah meeshaas meeshii lagu ballamay ayey aheyd.”

"Waa seexday habeenkii aniga, hurdada iga ma tagin, problem iguma qaban, intii ka dambeys ayna problem iguma qaban. Wareejinta xilka si qurxoon oo magaca Soomaalida kor u qaadaya ayaan ka shaqeynay, wayna u dha cda, illaa aan gaarnay in walaalah een Carabta qaarkood ay dhahaan ‘waxaan rabnaa sida Soomaalida ay sameeyeen oo kale,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweynihii hore ayaa sheegay in hadda na ay doonayaa inay ilaaliyaan qawaaniinta iyo xeerarka lagu heshiiyey, qof kasta oo ku guuley staba. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qa aday in heshiis lagu yahay in afartii sano mar la qabto doorasho, isla-markaana kursiga madaxw eynaha uu yahay mid la wada leeyahay.

Sidoo kale wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in qofka uu iska sii joogo xafiiska, iyada oo uu wa qtigii ka dhammaaday, taa soo oo xusay in tahay mid aan heshiis lagu aheyn.

"Dalka waxaa lagu heshiiyay in afartii sanno mar doorasho dhacdo, Kursiga Madaxweynaha waa mid kawada dhaxeeya guud ahaan Sooma alida, balse ma aha in uu qof iska joogo, islama qaadan in uu qof iska fadhiyo meesha,” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

Musharrax madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadalkiisa sii wata ayaa ku baaqay in la dardar-geliyo qabsoomidda doorashooyinka dalka, si looga faa’iideysto waqtiga haray.

Ugu dambeyn wuxuu shaaca ka qaaday inuu boggaadinayo dadaallada socda oo ay hormuud ka u tahay xukuumadda Soomaaliya ee ku aadd an doorashooyinka.

Soomaaliya ayaa aad uga daahday xilligii lo ogu tala-galay inay dhacaan doorashooyinka 20 21-ka, taas oo sii daba dheereysay xilliga kala guurka ah ee uu haatan ku jiro dalka.

Soomaaliya ‘oo gashay xaalad la mid ah tii la gu dilay’ madaxweyne Cabdirashiid

Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi Baadiyow oo ka hadlay khilaafka iyo boobka lagu sameeyo do orashooyinka ayaa sheegay inay ka dhashaan ga bood fallo waaweyn, sidii horay uga dhacday dal keenna, haddana ka taagan, sidoo kale waxuu tu saale u soo qaatay khalalaasaha ka dhashay bo obka doorashooyinka ee ka taagan dalal ay ku ji rto Itoobiya.Dr. Baadiyow ayaa sheegay in hadda ay taagan tahay heer boobkii doorashada la xal aashaday, isagoo ka digay in qaabka loo maa mulayo doorashada Soomaaliya ay sababto bur bur iyo kala tag hor leh.

"Markii doorashooyinka la isku qabtay sanad kii 1969-kii waxay sababtay in la dilo Mad axweynihii hore ee dalka Cabdirashiid Cali Shar maarke, hadda waxaan mareynaa marxalad xaa raantii la xalaaleeyay,” ayuu yiri Dr. Baadiyow.

Isagoo sii hadlaayey ayuu yiri, "Maalinkaan xorni mada qaadanay ilaa hadda doorasho kasta wax aa dhici jirtay in la is boobo, taasi waxay keentay in dalku dumo, hadda boobkii ayaa la sharciyeey ey oo xaaraantii ayaa la xalaaleystay.”

Sidoo kale Dr. Baadiyow ayaa afar qodob ku soo koobay qaabka hadda boobkii doorashada Soomaaliya ay siyaasiyiintu u xalaaley steen.

1– Siyaasad qabiileysan, oo hadii xuma anta laga dhaafo lagu gaari karo doora sho qof iyo cod ah.

2– Siyaasad ganacsi ah oo la kala dalaalayo, yaa xoolo badan heystooy? Taas hadda xaaraan kama aha Soomaaliya.

3– Siyaasad la is boobaayo oo la isku dhacaayo sidii Geella loo kala dhici jiray waayihii miyiga.

4– Siyaasad la cagta la isku dhacaayo dowlado ajanebi ah laga soo qaadayo, kuwaas oo hadhow dabada laga gelayo.

Dr. Baadiyow ayaa afartaa qeybood ku soo koobay musuqa doorashooyinka Soomaaliya, "Afartaas qeybood ee siyaasiyiintu ku dhaqmaan colaado ayey abuureysaa, diinteenu ma ogola, sharciyada caalamku ma ogola, laakiin hadda waa laga aqbalsan yahay dalkeenna, marka waxaan leenahay war waaba is boobeysaane ha is dilina oo meesha u dambeysa yaan la isla gaarin,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Dr. Baadiyow.

Odayaasha Muqdisho oo u hanjabay wasiir ka tirsan DF

Qaar kamid ah Odayasha dhaqanka G/ Banaa dir oo shir jaraa’id ku qabtay M/Muqdisho ayaa eedeymo u jeediyay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, C/hi Abuukar Xaaji (C/hi Carab).

Odayaasha ayaa uga digay musuq-maasuq ay sheegen in Wasiirka uu ku sameeyo deeqaha waxbarasho ee loogu talo galay ardeyda G/Ban aadir, kuwaasi oo qaarkood lacag badan lagu iib iyo, halka kuwa kalena hab qabiil uu u siiyo, sida ay sheegen.

"Waxbarashadii shacabka Soomaaliyeed ee degan G/Banaadir, ninka gacanta ku haya aad iyo aad ayuu nooga dhibaateyay waxbarashadii. Ilmihii manxooyinka ahaa ee loo helay waxay ku baxeen yaa qomii,” ayuu yiri Nabadoon Hilowle oo kamid ah Odayaasha la hadlay warbaahinta.

"Lacag ayuu ka rabaa (Ardeyda), wixii kalena ree rnimo ayuu ku qaadanayaa. Waxaa rabnaa in arr intaas si dhimir leh ay u fiirshaan Madaxweyna ha, R/Wasaaraha iyo Guddoomiyaha G/Banadir.”

Sidoo kale waxay ku eedeyen in Wasiir C/hi Carab uu fara-gelin ku hayo xarumihii caafimaad ka ee G/Banaadir, islamarkaana uu goobo dan guud ahaa uu ka dhigay kuwa gaarka ah, sida ay sheegen.

"Odayasha dhaqanka waxay Shalay iskugu yi maadeen waa dhibaato ka haysata caafimaadka, weliba goobaha caafimaadka qaarkood. Meel dan guud ah oo laga dhigtay Private kana qaalis an kuwii gaarka loo lahaa oo dadka badankooda ku geeriyoodaan.”

Ugu dambeyntiina waxay sheegen in si deg deg ah wax looga qabto ku tagri-falka awoodeed ee uu Wasiir Carab ku sameynayo goobaha dan ta guud ee G/Banaadir, isla markaana dib loo fii rsho deeqaha waxbarasho ee uu musuq-maas uqayo, oo ay sheegen inuu ka sameeyo lacag badan. Xigasho:caasimadda.net

Goobaha lagu qabanayo doorashada Gola ha Shacabka oo la soo bandhigay

Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ay aa iclaamiyay goobaha loo asteeyay in ay ka dha cayaan doorashooyinka Xildhibaannaada Aqalka Hoose ee Muqdisho iyo Gobolada dalka.

Qoraal kasoo baxay Guddiga oo la ogeeysiiy ay Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu shaaciyay Magacyada Goobaha lagu qabanayo doorashada oo ay qiimeyn dhinaca am niga ah ku sameeyeen.

Sidoo kale Guddiga waxaa ay sheegeen in do orashada aan lagu qaban karin meel aan aheyn Goobaha ay soo qiimeeyeen.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Goobaha iyo halka ay ka tirsan yihiin


Khilaafka Wasaaradda Waxbarashada & Maa mulka Gobolka Banaadir oo xoogeystay

Waxaa sii xoogeysanaya kbilaafka dhanka aw ooda ah ee u dhaxeeya Wasaaradda Waxbara shada Xukuumadda xilgaarsiinta iyo Maamulka Gobolka Banaadir ee uu hogg aaminayo Cumar Maxamuud M axamed ( Filish).

Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Go bolka ayaa wa xaa loogu jawaabay Wasaaradda Waxbarashada oo Dorraad sheegtay in Maamulka Gobolka Banaa dir ay ka joojiyeen lacagaha ay ka qaadaan Iskuu lada kuyaal Gobolka Banaadir.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu maamulo waxbarashada Gobolka sida ku xu san heshiiska dhexmaray Wasaaradda Waxbara shada & Maamulka Gobolka, kaas oo la saxiixay 9-kii Bishii Agoosto 2020 oo ay goob joog ka ah aaye en Garyqaanka Guud ee Dawladda, Sii-hay ihii xil lka Ra’isul Wasaaraha, hey’adaha kale ee heer Fedaraal & kuwa Maamulka Gobolka iyo dha mmaan daneeyayaasha kale ee Waxbarash ada Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale lagu sheeg ay in Wasaaradda waxbarashada ay jebisay Das tuurka dalka, isla markaana faragelin toos ah ku heyso nidaamka adeeg daade jinta.

Sidoo kale Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbar ashada ay far agelin toos ah ku he yso Waxbarashada Gobolka, isla markaana ay jebiyeen Dastuurka dalka.

”Maamulka Gobolka Banaadir wa xa uu aad uga xunyahay sida ay W/Waxbara shada Fedaraalka u hareermarsantahay una jabi so mar walba dastuurka dalka, shuruucda iyo ku dhaqan ka hishisyada khuseeya adeegyada Wax barash ada ee kala dhaxeeya Maamulka Gobolka Banaa dir iyadoo mar walba FARAGALIN TABAN ku hey so maamulka waxbarashada Gooblka Ban aadir kaliya taasoo ka soo horjeedo nidaamka adeeg da adajinta, kala saarista awoodaha hey’ adaha heer Fedaraal iyo heer maamul Goboleed iyo sidoo kale nidaamka Fadaraalaynta dalka.

Sidoo kale qoraal kasoo baxay G/Banaadir a yaa waxaa sidoo kale yiri” W/W/Waxbarashada Fedaraalka xaq iyo sharci mid-na uma lahan in uu baabi’iyo ama uu diido go’aankii ku saabsan aa soo saarista TARIIFADA adeegyada Waxbar ashada kaas uu si rasmi ah u soo saaray G/G/ Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo isaga sharciy ada dalka awood u siinayaan inuu soo saari karo xeerar maamul sida uu qabo sharciga Ir 6 ee soo baxay 1980 kii & sidoo kale sharciga Ir.116 ee soo baxay 2013 ki .

Waxaa nasiib darro weyn iyo dib u dhac ah in Wasiirka W/W/Fedaraalka ay isaga dhex darantahay raadinta iyo ilaalinta

Danahiisa gaarka ah ee ku dhisan FIKIRKA FAA IDO DOONKA ee u adeegga shakhsiga taas oo cuuryaaminaysa danta guud gaar ahaan Waxb arashada iyo Caafimaadka Gobolka Banaadir.

Waxaa uu Maamulka Gobolka Banaadir aad uga xunyahay in Wasirka Wasaaradda Waxbarasha da Fadaraalka ee xilligaani uu caadeestay jabinta iyo ku tumashada hishiiskii maamulidda waxbara shada ee u dhaxeeyay Maamulka Gobolka iyo Wasaaradda isagoo ka leh dano gaar ah oo faa ’ido doon ah.

Ugu dambeyn Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu xiriir wanaagsan la leeyahay dhammaan hey’adaha kala duwan ee waxbara shada ka shaqeeya uuna mar walba

diyaar u yahay kala shaqaynta arrimaha hor umarinta waxbarashada iyo ka jawaabista wixii tabashooyin ah ee ka dhasha go’aanada maamul eed ee uu soo saaro Maamulka Gobolka Ban aadir.

” Laga soo bilaabo Aug 2020 kii ee uu Maam ulka Gobolka Banaadir si rasmi ah ula wareegay maamulka Waxbarashada Gobolka wa xa uu ku hawlanaa in Carruurta ku nool Gobolka Banaadir ay helaan waxbara sho tayo leh, deeqaha waxba rasho oo ay xaqa u leeyihiin iyo in ay mar walba helaan maamul u do oda isla markaana ilaaliya xaqooda waxbarasho iyo horumarineed si la mid ah carruurta kale eedalka.

Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada Hir Shabelle ee xubnaha golaha shacabka

Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hir Shabelle ayaa haatan qorsheyneysa inay guda-gasho doorashada Xildhibaanada G/shacab ka B FS, gaar ahaan kuraasta taalla maamulkaasi.

Diyaar-garowgii ugu dambeeyey ee doorasha da G/Shacabka ayaa laga dareemayaa ma gaal ooyinka Jowhar iyo Beledweyne oo loo qor sheey ey inay ka dhacaan.

Wararka ayaa sheegaya in maalmaha soo soc da ay dhaceyso doorashada illaa 3 kursi oo ka mid ah xil dhibaanada G/Shacab ka ee ka soo gal aya HirShabelle, waxaana wararka ay intaasi ku dar ayaan in 3daas kursi ay ku tartamayaan xub no saameyn leh.Sidoo kale guddiga hirgelinta do orashooyinka ee heer D/G/ Hir Shabelle ayaa sa acadaha soo socdQa la filayaa inay shaaciyaan ha braaca qabashada doorasha da G/Shacabka iyo sida loo wajahayo kuraa sta xildhibaanada ee taa lla Jowhar iyo B/weyne.

Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeey ey, waxaana maalmihii u dambeeyey howl-gallo lagu sugayo amniga ay ka socdeen labadaasi ma gaallo oo la geeyey ciidan dheeraad ah.

HirShabelle ayaa horey u soo gaba-gabeysay do orashadii Aqalka Sare, taas oo laheyd xamaasad gooni ah, maadaama uu tartanka uu ahaa mid daah-furan.

Si kastaba, doorashada G/Shacabka ayaa si rasmi ah u bilaabatay, iyada oo lagu horreys iiyey dorasha da kuraas ka mid ah G/ waqooyi oo ka dhacday Muqdisho.

SADDEX KA MID AH MADAX GOBOLEEDYA DA OO SANADKAN RABA INAY XILAL KA QABTAN DF

Doorashada heer Federaal weli uma socoto sidii loo qorsheeyey, waxaana lagu eedeeyey madaxda maamul Goboleedyada inay yihiin ci dda gadaal uga dhagan geediga doorashada.

Sababta keentay inay ku dhagaan geedi soco dka doorashada ayaa ah mid wajiyo badan, wax aase ugu weyn kuwa uu sanadkaan gubayo dam aca heer Federaal.

3 ka mid ah madaxda shanta maamul Gobol eed ayaa dhammaan laga soo wariyey inay san adkaan leeyihiin qorshooyin ay xilal sare kaga doonayaan Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Warbixintaan waxaan ku eegeynaa seddex ma daxweyne iyo mid walba jihada uu u socdo, gar abka uu heli karo iyo waxa uu ku doortay inuu ka tago maamul Goboleedka uu hoggaamiyo.

1- Saciid Cabdullaahi Deni

Hoggaamiyaha maamulka Puntland waxa uu bi sha January ee sanadka soo socdo u dabaal dagi doonaa seddex sano guurada kasoo wareegtay madaxtinimadiisa Puntland, waxaana markaas xafiiska uga harsan laba sano.

Doorashada heer Federaal waa dhaafi doon taa xilliga uu Deni xusayo Seddex guuradiisa, wu xuuna kamid yahay Ragga xilligaan soo gaarsi iyey doorashada heer Federaal. Waxaa lagu eed eeyaa inuu dhowr xaaladood isku aadinayey.

Waa musharax madaxweyne oo heer Federa al ah, dhowr bilood ka hor si qarsoodi ah ayaa loo dhihi jiray kalmadaas, laakiin muddooyinkii lasoo dhaafay si toos ah ayuu u bilaabay ololihiisa, wuxuuna soo saartay xildhibaano.

Saciid Deni wuxuu ku doodaa haddii uusan ta rtamin inuu kursiga mar kale kusoo noqon doono madaxweynaha hadda talada ka dhammaatay ee Maxamed C/hi Farmaajo, taasoo ka dhigan inuu Isku arko ninka qura ee Farmaajo ka hor istaagi kara kursiga.

2- Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor)

Hoggaamiyaha Galmudug wuxuu abuurtay xis biga waaya-arag, waa xisbi ku dhismay oo salk iisu yahay saaxiibtinimo soo jireen ah, tusaalaha ugu fudud waa Dhagey Geelle, Dhagdheer, Cab di Qeybdiid iyo Saciid Siyaad Shirwac, waxayna Qoor Qoor saaxiibo ahaayeen 20-kii sano ee lasoo dhaafay. Kooxda waaya-arag waxay sanad kaan si aan leex leexad laheyn u sheegeysaa inay dalka ka rabto cad weyn. Qoor Qoor wuxuu ku jiraa qiim eyn, inuu tartamo dareen ah waa laga soo wariy ey, inuu qof dhiso oo uu R/Wasaare qaato damac ahna waa ku jiraa.

Haddii uu Farmaajo dhisayo isagoo R/Wasaa re doon ah, waxaan la ogeyn sida uu isku aqbals iin karo saaxiibadiisa waaya-arag iyo Farmaajo oo muddooyinkii dambe aan aad isku jecleyn.

Tusaalaha ugu fudud ee damaca Qoor Qoor waa inuu xildhibaano ka dhigayo raggiisa ugu dhow dhow iyo inuu diidan yahay qof walba oo uu u arko inuu musharax kale ku dhex jiro.

Bisha February ee sanadka soo aadan waxaa u buuxsami doonta Qoor Qoor laba sano guurad iisa madaxtinimada Galmudug.

Inuu labada sano ee ka dhiman muddo xilleed kiisa ka tago dhib badan kuma heyso ayaa la lee yahay haddii uu cad weyn ka helayo D/FS.

Isaga iyo Saciid Deni waxay ka siman yihiin mi dna Axmed Madoobe ayuu shirka la yahay midna Lafta Gareen. Damaca soo xoogeysanaya ee ku jira Qoor Qoor wuxuu dharbaaxo ku yahay mush arixiin badan oo Kasoo jeeda Galmudug

3- Cabdicasiis Laftagareen

Hoggaamiyaha K/Galbeed inta uusan madax ka noqon maamulkaas wuxuu ahaa Xildhibaan Federaal ah iyo wasiir ka tirsan Dowladda Dhexe, wuxuu u tartamay xilka guddoomiyaha G/Shacab ka markii uu Jawaari is casilay.

Waxaa mar walba ka bixin oo uu qabaa dama ca ah inuu mar noqdo guddoomiyaha G/Shacab ka ee Baarlamaanka Federaalka ah.

sida ay xaqiijiyeen ilaha ku dhow dhow iyo qaar ka mid ah musharixiinta, waxaa Laftagareen u qo rsheysan inuu kursigiisa noqdo xildhibaanka ugu dambeeya ee kasoo baxa K/ Galbeed kadibna uu qiimeeyo xaalka doorashada.

Haddii ay fursadiisa fiican tahay marka uu qii meeyo xildhibaanada dhammaan kasoo baxay go bolada wuxuu damacsan yahay inuu kursigiisa qa ato ka dibna u tartamo xilka G/Golaha Shacabka.

Laftagreen waxay dhibaato ka heysataa sida uu u maareyn doono afar guddoomiye baarlmaan ho re oo xildhibaano ka rabo K/Galbeed oo haddii ay soo baxaana u tartamaya kursiga G/G/Shacabka, waa Jaweeri, Shariif Xasan, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan & Sh.Aadan Madoobe.

4taas nin markii lasii kala qaado waxaa laftagar een u daran Shariif Xasan iyo Prof. Jawaari oo 2dooda midkii soo baxa ay adag tahay in laga ce liyo kursiga Guddoonka G/Shacabka, 2da kale uma badna inay ka adkaan karaan Laftagareen.

19 Bisha soo aadan ee December wuxuu Laf tagreen u dabaal dagi doonaa 3 guurada xilkiisa madaxweynimo ee K/Galbeed

3daas hoggaami ye damacooda ku aaddan he er Federaal waa mid aad u xooggan, waxaase dhinaca kale lagu eedeynayaa in raajicinta dama cooda uu dib usii dhigayo doorashada

Xigasho:Caasimada.Net

Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna G/ B/ DGK/G albeed Dr.Cali Saciid Faqi ayaa Qasriga Madax tooyada M.Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay ho gaamineysay Kaaliyaha Xoghaya QM ee Afrika Mss.Martha Akyaa po bee iyo Wak iilka QM ee Soomaaliya James Sw an. Waxaana Shir la yeesheen Gud iga Doorashooyinka K/Galbeed Shir ka oo looga hadlaa yey Da rdar gelinta Dooraash ada Xildhibaanada GSh/ ee laga soo dooraneyo K/Galbeed Waxaana Warbix in kusaabsan Diyaar garowga Doorashada laga dhageystey G/Kuxige enka G/Hirgelinta Doorashooyin ka ( SEIT) Md. Nuuridiin Ibrahim Aa d an wuxuuna uu sheegey inay Si wanaagsan ay u gu diyaar ga roobeen Qa bashada Doorashada. Dhanka kale Wafdiga ay aa waxaa ay booqde en Goobaha loo qorsheey ey in lagu Qabto Door ashada , iyagoona Bogaad iyey Diyaar garowga Wanaagsan ay ugu jirto K/ Galbeed Qaba shad eeda Doorashada.

Shirka ayaa Waxaa qeyb ka ahaa ,Agaasim a ha Guud ee Madaxtooyada K/G Qaar ka Mid ah Agaasimiyaasha W/daha KGS , & Xubno.KGS

Halista diyaaradihii Drone-ka ee lagu qab tay Muqdisho

Taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda nabad su gidda iyo sirdoonka qaranka, Ismaaciil Daahir Ci smaan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixi yey diyaaradaha Drones-ka ah ee dhowaan lagu qa btay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee M/Muqdisho. Ismaaciil Daahir oo wareysi siiyey Universal Tv ayaa shaaca ka qa aday in diyaaradaha la qab tay aysan aheyn kuwa loo isticmaa lo waraabinta beeraha, sida uu horey ugu dooday xildhibaan Za kariye Xaaji Maxamuud oo mas’uul ka ah shirk adda keentay diyaaradahaas.

Taliye ku xigeenkii hore ee NISA ayaa she egay in diyaaradaha lasoo ban dhigay uu culeys kooda yahay 38 kiilo garaam, is la-markaana ays an laheyn meel biyo iyo sun loo ga shubo.

"Malaha meel looga qaado ama looga raro bi yo iyo sunta lagu buufiyo beer aha labadaba,” ay uu yiri Ismaacil Daahir oo ka jawaabayey hadalkii Xildhibaan Zakariye.

Waxa uu tilmaamay in sidoo kale diyaarada han ay keenayaan saameyn amni iyo walaac xoo gan, marka loo eego xilliga la keenay, maadaama dalka uu ku jiro xaalad kala guur ah.

"Waxay keeneysaa saameyn amni iyo walaac aad u tiro badan, sababtoo ah Drone-kan xildhi baan hore Zakariye waxa uu sheegay inuu isaga leeyahay, laakiin wax tafaasiil ah oo intaas dhaa fsiisan oo uu bixiyey oo aan aheyn waxaan ku bu ufinaayaa beero iyo waxaan ka kireynayaa Q M, si Ayaxa loola dagaalo ,” ayuu yiri taliye ku xig e nkii hore ee hay’ada NISA.

Sidoo kale wuxuu intaasi raaciyey "Waxay ah eyd tafaasiil aan macno badan sameyneynin sha kigana sii badisay. Xildhibaan Zakariye waxaa la ga rabay inuu soo bandhigo macluumaadka uu ka haayo diyaaradahaas nooca ay yihiin iyo me esha laga soo iibiyey, si loo ogaado, loogana shaki baxo,”.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay Ism aaciil Daahir Cismaan taliye ku xigeenkii hore ee NISA in nooca diyaaradaha la qabtay ay yihiin kuwa ay sida aadka ah isticmaalaan kooxda ISIS iyo sidoo kale kooxda BKK ee ka dagaalanta Tur kiga, sida uu hadalka u dhigay.

"Drones-kan lagu qabtay garoonka diyaarada ha Muqdisho ma’aha nooca beeraha loo isticma alo, Dronada noocaan ah waa kuwo ay aad u ist icmaalaan kooxda ISIS iyo Kooxda BKK ee la dagaalanta dowladda Turkiga,” ayuu markale yiri Ismaaciil Daahir Cismaan. Diyaaradaha Drones-ka ee lagu qabtay garoon ka Aadan Cadde oo gaaraya illaa lix diyaarad ay aa waxaa haatan baaritaano dheeraad ah ku ha ya saraakiisha

NISA oo la wareegay.

Amisom oo xashiish iyo DAROOGO ku abu urtay beero ay leeyihiin shacab

Shacabka beeraleyda ah ee ku dhaqan de gaanka Golweyn ee G/Sh/hoose ayaa weli caba sho xoogan ka muujinaya ciidama da AMISOM ee ka howl-gala degaankaasi, ku waas oo la she egay inay fariisimo ka dhigteen be ero ku yaalla degaankaasi.

Faadumo Cumar Xasan oo ka mid ah beerale yda Golweyn, bal se haatan deggan waddanka Mar eykanka ayaa u sheegtay Barna amijka Han oolaato ee uu qabto Wariye Ayaanle Xuseen Cab di in beer ay ku leedahay Golweyn ay tan & 20 17-kii dagan yihiin ciidamada AMISOM.

Wareysigan ayey sidoo kale Faadumo ku she egtay in beerteeda nus ka mid ah ay haatan xa shiish ku beereen ciidamada AMISOM, sida ay hadalka u dhigtay.

"Beerteyda AMISOM waxa ay qabsatay mar kii aheyd August 2017-kii waqtigaas markii ay be erta qabsadeen isla markii waxa ay bilaabeen in xashiishad beerta nuskeed lagu beero, intaas kal iya ma’aha waxay ii geysteen (Property Damage) , shaqaalihii beerta ka shaqeynaayey waxay dan tu ku qasabtay inay meeshii ka cararaan,” ayey tiri Faadumo. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay "Nasiib xumo hadda waxa ay noqotay beer goob dagaal ah, beer aan la rabin in horumar lag a suubiyo, AMISOM base-keeda dhanba waa be erteyda ayey ku taallaa.”

Faadumo Cumar Xasan oo hadalkeeda sii wa data ayaa shaaca ka qaaday in xiriiro ay la same ysay AMISOM qeybaheeda kala duwan iyo dowl adda, balse aan waxba laga qaban cabashadee da la xiriirta in ciidamada AMISOM laga raro be erteeda oo ku taalla Golweyn.

"Si kasta oo aan dadaal badan u suubiyey wa xaa dhacday in arrintan xittaa dowladdu ay wax ka qaban weysay,” ayey markale wareysiga ku tiri Faadumo Cumar Xasan. Ugu dambeyn waxa ay hoosta ka xariiqday in beerteeda oo dhan 315 Hi gtar laga dhoofin jiray Mooska, xilligii dowladdii dhexe, haddana ay diyaar u tahay inay hormariso wax soo saarkee da, bal se aysan laheyn awood weyn oo ay isaga rari karto ciidamada AMISOM.

"Aniga Faadumo shaqsi ahaan waan awoodaa inaan beerteyda sanad gudaheed ku kiciyo, bil gu daheed ku kiciyo dhaqaale ima celinaayo, laakiin awood-baana jirin meesha. Aaway dowladdii Soo maaliya?, aaway Qareenadeenii?,” ayey tiri ugu dambeyntii Faadumo Cumar.

Si kastaba, AMISOM ayaa horey dhibaatooy in kala duwan uga geysatay degaanka Golweyn, waxayna dhowaan ku leysay dad shacab ah oo beeraley ahaa, kuna sugnaa halkaasi.

Beegsi ka dhex billowday Maamulka Gobol ka Banaadir iyo mas’uul ‘ka badbaaday’ dil

Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ma s’uuliyiintiisa ka dhex billowday beegsi uu noo ciisu ku cusub yahay gobolka, sida uu sheegay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee maamulka degmada Wadajir oo Shalay wee rar lagu qaa day.

Ciise Sharaawe Cabdi oo warb aahinta kula hadlay degmada ayaa sheegay in weerar ay ku qa adeen xubno ka tirs an maamulka gobolka, ka asi oo uu sheegay inuu ahaa isku dey dil oo uu ka bad-baaday. "Fal yaab leh ayaa igu dhacay Shalay aniga oo kusii socda degmada ayaa me esha u dhaxeysa degmada iyo laamiga waxay qo lo burcad ah ugu hor jar een gaari Saruf ah igu hor jareen gaarigii waxay na igu bilaabeen xabad, halkaas waxa ka dhacay dhimasho iyo dhaawac,” ayuu yiri G/ye kuxigeen ka Arrimaha Siy aasadda ee maamulka degma da Wadajir.

"Qolada dagaalka igu soo qaaday waa qolo la yaqaan oo dadkii maamulka aan isku shaqada ah eyn oo isku arki jirnay maamulka dhexdiisa, illaa hadda waa yaabanahay sababta ay ku dhacday nin aad iska ilaalineyn oo cadowga aga ka dhi ganeyn uu kusoo ware ero.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in uusan fileyn in beegsiga uu ka dhex bilaaban doono maamulka gudihi isa, ayna fajiciso ku noqotay sabab ta loo beegsa nayo oo uu sheegay in uusan garaneyn.

"Ma moodeen Shalay ka sokow inaan cadow labaad leenahay, balse waxaa ii cadaatay in cad owgii uu ka dhex billowday dowladda dhexdeeda oo dadkii aan isku cadowga aheyn aan wada-sha qeyneynay ay is beegsanayaan,” ayuu yiri Ciise Sharaawe.

Waxa uu sheegay in qaar kamid ah raggii soo weeraray gacanta lagu dhigay, lana aqoonsaday oo qaarkooda dhaawacooda la geeyay Isbitaalka Madiina, halka kuwa kalena la geeyay saldhiga Wadajir. Ugu dambeyntiina waxa uu ku baaqay in si deg deg ah looga howl-galo baarista weerar ka la gu soo qaaday, isaga oo nasiib xumo ku til maam ay in qaar kamid ah maamulka uusan rab in in do wladnimada shaqeyso.

South Africa oo si kulul u beenisay warar laga faafiyey moos laga keenay Soomaaliya

Waaxda Beeraha iyo Horumarinta Reer Miyi ga dalka K/Afrika ayaa beenisay warar la gu faafi yey baraha bulshada oo sheegaya in

Mo os laga keenay Soomaaliya ay ku jirto bacte ria halis ah oo la yiraahdo Helicobacter.

Waaxda Beeraha ayaa sheegtay inuusan jirin Moos dhowaanahan laga soo dhoofiyey Somaliya oo lasoo geliyey dekadaha K/Afrika. "Waaxda waxa ay sida ugu xooggan u cambaare yneysaa warar been abuur ah oo ku saabsan Mo os laga soo dhoofiyey Soomaaliya,” waxaa sid aas bay aan uu soo saraay ku yiri afhayeen u had lay wax da oo lagu magacaabo Reggie Ngcobo.

Helicobacter waa nooc ka mid ah bacteria oo gala qeybta dheef shiidka qofka, waxaan marka ay sanado ku jirto caloosha ay hoggaamin kartaa kansarka caloosha.

Reggie Ngcobo ayaa sheegay in cunto kasta oo dalka K/ Afrika lasoo ge liyey si xooggan loo baaro, balse hadda uusan jirin Moos ka yimid Somal iya. "Waaxda Beeraha waxay ka di gtoon tahay oo ay isha ku haysaa cuntada dalka lasoo geliyey, isla markaana cunto kasta oo loo arko halis ama waxyeelo ku tahay shacabka ama dalkeena, loo ma oggo lo inay soo gasho jamhuuriyadda, haddii halis ay soo baxda na, dur ba waa laga saraaa suu qyada,” ayuu yiri

Moosku wuxuu ka mid yahay khudradahaad du unka ugu caansan, oo ay ka buuxaan faytam iino & macdanno.Sida ay sheegeen Khubarada xagg a cunt ad da, waxaa mooska ku badan walaxda macdan ta Potassium, oo jirka bini’aadamka u ba ahan yahay sida ay sheegtay Catherine Collins, oo ka tirsan Isbitaalka St George ee London.

Macdanta Potassuim ee jidhka ku jirta, waxay wax badan ka tartaa wadashaqaynta qaybaha ka la duwan ee jidhka taas oo mooska laga helo.

Haddaba, Mooska waxa ku jira walxo shucaa ca nukleeriga ah leh oo aan aad u badanayn, dhi baatana aan u lahayn cafimaadka iyo nolosha qof ka midna, mana jirto dhibaato gaar ah oo Mooska uu leeyahay

Maareeye oo soo bandhigay xogta Boqor Buurmadow oo si qarsoodi ah ugu biiray…

Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Xil dhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo bandhigay cadeymo muujinaya in Boqor Cu smaan Buurmadow oo ka mid ah hoggaanka oda yaasha dhaqanka ee deegaanada Somaliland uu ku biiray waxgaradka Soomaaliyeed ee u diiwaan gashay wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka.

Maareeye oo soo dhaweeyey tallaaba da Boqor Cusmaan Buurmadow ayaa qoraal uu bartiisa Fa cebook-ga soo dhigay waxuu ku yiri, "In Boqor Ci smaan Aw-Maxamuud Buurmad ow ogolaaday in uu dib qaato booskiisii 135-ta Oday dhaqameed waa arin lagu farxo oo waxtarweyn u noqonaysa.”

Sidoo kale Xildhibaan Maareeye ayaa sharaxa ad ka bixiyey muhiimadda ay leedahay in booska as uu ka soo muuqdo Boqor Buurmadow, waxuu na ku soo koobay laba qodob oo kala ah:

1 – Miisaanka odayaasha dhaqanka beelaha Soo maaliyeed iyo kaalinta ay ka qaadan karaan xalinta khilaafaadyada jira iyo dib u heshiisiinta ummadda Soomaaliyeed.

2 – Xoojinta iyo ka miro dhallinta wadahadala da Soomaaliya iyo Somaliland.

Md.Maareeye ayaa sidoo kale qoraalkiisa ku sheegay in Boqor Cusmaan Buurmadow uu caan ku yahay xalinta khilaafaadka umadaha ku nool Gees ka Afrika, isagoo tilmaamay inuu xiriirro la leeyahay inta badan dhaqanka dalalka Afrika.

"Boqor Cismaan Buurmadow waa Boqor ku ca an baxay Xalinta khilaafyada culculus ee ka jira dhulal ka ay Soomalidu degto iyo guud ahaan Ge eska Afri ca, isla markaana ah Boqor xidhiidho fii can la leh guud Dhaqanka Africa maadaama uu ahaan jiray kuxigeenka Boqorka Africa xilligii uu noolaa Madaxw eyne Mucaamar Al-Qadaafi, Bo qor Buurmadow wu xuu sidoo kale xidhiidh fiican la leeyahay Dhaqanka iyo Boqorada wadamada Khaliijka iyo Aasiya,” ayuu yiri qoraalkiisa ku yiri Maareeye. Xildhibaanka ayaa qormadiisa soo raaciyey aq oonsi muujinaya in Boqor Cismaan Buurmadow uu ku biiray 135-ka od ay ee saxiixayaasha ah, ku waas oo u diiwaan ga shan wasaaradda arrimaha gudaha DFS.


Mucaaradka Ethiopia ‘oo 40 km u jirsaday’ Addis Ababa

Hoggaamiyaha mucaaradka Oromada ee da gaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa sheegay in ciidankiisa ay qarka u saaran yihiin magaalada caasimadda ah, ayna diyaarinayaan weerar kale, isaga oo saadaaliyey in dagaalka uu "mar dhow” soo gebo-geboobi doono.

Jaal Marroo, oo hoggaamiya ciidamada xorey nta Oromada ee OLA, ayaa uga digay ra’iisul wa saare Abiy Ahmed in dagaal-yahanada taageer san dowladda ay soo goosanayaan, islamarkaa na mucaaradka ay aad ugu dhow yihiin guul.

"Waxa aan hubo ayaa ah inay dhowaan soo dhamamaan doonto,” ayuu Jaal oo magaciisa ru nta ah uu yahay Kumsa Diriba u sheegay wakaaladda wararka AFP oo wareysatay.

"Waxaan diyaarineynaa inaan qaadno weerar kale. Dowladda hadda waxay isku dayeysaa oo kaliya inay hesho waqti dheeri ah, waxayna isku dayayaan inay huriyaan dagaal sokeeye, sidaas ayay ugu baaqayaan shacabka inay dagaalam aan.”

OLA iyo kooxda ay xulufada yihiin ee TPLF ay aa toddobaadyadii dhowaa sheetay guulo dhowr ah, waxayna qabsadeen magaalooyin caasimad da u jira 325 km.

Jaal ayaa sheegay in dagaal-yahanadisa ay hadda 40 km oo kaliya u jiraan Addis Ababa, islamarkaana aysan marnaba hal tallaabo dib u ga laaban dhulka ay maamulaan.

Si madax-banaan looma xaqiijin karo sheeg ashadiisa.Dowladda Ethiopia ayaa horey u diiday sheegashada mucaaradka ee ah inay masaafo dhow u jiraan Addis-Ababa, hase yeeshee waxay shacabka ugu baaqday inay magaalada difaa caan.

Jaal ayaa dhinaca kale sheegay in OLA aysan "halis ku aheyn” shacabka, balse wuxuu dalbad ay in Abiy Ahmed iyo xisbigiisa Prosperity Party "gebi ahaan meesha laga saaro” si dib u heshiis iin loo billaabo.

"Waxaan Ethiopia iyo Geeska Afrika ka dhigi doonaan meel nabad ah oo degan oo lagu nool aado. Waan hubaa dagaal ma jiri doono marka taliska Abiy Ahmed uu meesha ka baxo,” ayuu yiri.

Cagjar oo sheegay in quwado shisheey ku hardamayaan Itoobiya

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaa lida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya, ee muddooyinkii ugu dambeysay ku fidaayay bartamaha dalkaasi.

Madaxweynaha oo wareysi siiy ay VOA ayaa qaba in dagaalka ay ku hardamayaan quwado shi sheeye, kuwaa oo daneynaya gac anta ku haynta Badda Cas iyo Ge eska Afrikaba.

"Way ii muuqataa in dagaalkan uu yahay dagaal ka ballaaran qow miyadaha loo nisbeynayo inay is leynayaan ee dalka gudahiisa.” Ay uu yiri Madaxweynaha oo intaa ku daray "Haa way i muuqataa inuu yahay dagaal ka ballaaran.”

Waxaa uu sheegay in dagaalka ay ku adkaan doonto cidda ay taageersan yihiin shacabka ku sugan meelaha qaar, ee ay dagaaladu ka socd aan. Cidda ku adkaaneysaa waa cidda ku taa gan waddada saxda ah. Waa cidda shacabka dhulka joogga iyo meelaha lagu hardamayo joo gga, deegaankaynana ku daroo ay taageersan yi hiin.” Ayuu yiri Madaxweynaha Dowlad Deegaan ka Soomaalida.

Madaxweynaha ayaa sheegaya in qorsheyaal uga degsan yihiin xiisadda ka taagan dalkaasi, si da dhinaca amniga. xagga abaabulka shacabka iyo waxyaabo kale, oo marka ay lagama maarma an noqoto sida uu yiri ay ku dhaqaaqi doonaan.

"Waxaa noo qorsheysan deegaan Soomaali ahaan, marna inaanay gacanta u gelin masiirka Soomaaliyeed cid kale, TPLF ha noqoto ama ku wa dhabarka TPLF intay soo fuulaan inay dib hal kan mansab uga raadiyaan ku haminaya, marna ma dhaceyso in arrintaasi dib loo qaato, tallaabo oyinkoodana waan bilownay.” Ayuu yiri Mada xweynuhu.

Madaxweynaha oo wax laga weydiiyay xaala dda amni ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ay aa ku jawaabay "Boqolkiiba boqol deegaanku waa amni, wuxuu amni ku yahay waxaa weeye shacabka oo nabadgelyadaasi udub dhexaad u ah, hay’adaha amniga oo habeen & maalin sha qeynaya iyo iyadoo xukuumadda ay xoogga sa artay inay ka jawaabto baahiyaha shacabka ee kala duwan.”

Su’aal ahayd sida Dowlad Deegaanka u saa mayn doono xaaladda degdegga ee dalkaasi la gu soo rogay ayaa tilmaamay in xaaladda deeg aankooda ay ka duwan tahay dalka intiisa kale, haddana ay u adeegsan doonaan inay kaga hort aggaan kuwa maleygaya inay qalqal ka abuuraan deegaankooda.

"Sida qawaaniinta wadanka ka soo baxday ba an u wadi doonnaa, ka badbadin inaan ku darno maaha, waayo deegaankayaga xaaladiisu way ka duwan tahay xaaladda guud ee dalka dhab aha an marka laga hadlo, laakiin xaaladaa degdegga ah waxaa iyana xaqiiqo ah inay jiri doonaan da dyow, maadaama uu dalku qalqal inuu galay ar agti ah ay qaateen, inay isku dayaan deegaanka inay qalqaliyaan. Marka waxaan u adeegsan do onnaa inaan kaga hortagno wixii xumaan iyo wixii amni darro ah ee deegaanka ka dhacaya.” Ayuu yiri Mustafe Muxumed Cumar, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Madaxweyne Cagjar ayaa tibaaxay in shacab ka Soomaalida looga baahan yahay inay meel u ga soo wada jeestaan xiisadda ka jirta dalkaasi, isla-markaana ay midnimadoodu noqoto mid mabda’ iyo mowqif cad ku dhisan

Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo lagu xiray caasimadda Itoobiya

Ugu yaraan 9 ka tirsan shaqaalaha Q/Midoo bay iyo kuwa ku tiirsanaa ayaa la gu xiray caasi madda Itoobiya, sida ay sheegtay hay’adda caa lamiga ah

Afhayeen u hadlay Q/Midoobay ayaa Sheegay Talaadadii in Q/Midoobay ay u gudbisay wasaar adda arrimaha dibadda Itoobiya codsi ah in si degdeg ah loo sii daayo kuwa ku xiran Addis Ab aba. akiisha ammaanka ee Q/Midoobay ayaa bo oqday shaqaalaha la xiray, afhayeen ku wuxuu intaas ku daray.

Dabayaaqadii Sebtembar, dawladda Itoobiya, oo dagaal kula jirtay ciidammada waqooyiga go bolka Tigray muddo sannad ah, ayaa amar ku bix isay in dalka laga saaro toddoba sarkaal oo sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay oo ay "faragelin ku sameeyeen” arrimaheeda gudaha.

Midowga Yurub oo ka joojiyay mudaadiniinta Soomaaliyeed ee aan haysan Baasaboor caa lami ah in ay co dsadaan shaqooyinka xafiis yadooda

Midowga Yurub ayaa ka xannibay muwaadiiin ta Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa ku sugan in ay codsan karaan shaqooyin ay soo dhajiyaan, iy adoo lagu xiray inay haystaan baasaboor shi sheeye.

In ka badan 40 shaqo oo ka bannaan xafiisya da howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, ayaa codsayaa sha maxalliga ah lagu xiray shu ruudo ka xanibaya inay ka faa’ idaystaan shaqooyin kan.

Dukumenti ay heshay warbaahinta ayaa muujin aya in shaqooyinkaan loo xiray dadka haysta dha lashada dalalka Midowga Yurub ama kuwa hays ta Baasaboorka dalalka caawinaya barnaamijy ada EU-du wado.

Kumanaan Soomaali oo aan haysan baasabo or reer galbeed oo shaqo doon ah, ayaa ku su gan Soomaliya, waxayna tani kordhin kartaa in dhallinyaro badan ka cararaan dalka si ay u he laan baasaboor shisheeye.

Lama garanayo sababta uu howlgalka Mi dowga Yurub muwaadiniinta Soomaaliyeed ee aan haysan baasaboorka shisheeye uga reebay shaqooyinka xafiisyadooda.


 


Procurement Senior Associate

 

Job categories Procurement

Vacancy code VA/2021/B5001/22846

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-7

Duration Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements, availability of funds and satisfactory performance)

Application period 05-Nov-2021 to 19-Nov-2021




Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor

Functional Responsibilities


Under the direct supervision of the Procurement Analyst and the overall supervis...

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


Education: A First Level University Degree (Bachelor of equivalent) wit...

Contract type, level and duration


Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract level: ...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS



UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip