Wararka

Imaamka Al-Azhar oo si weyn u diiday qorshe lagu abuurayo diin cusub oo la yiraahdo…

1 Visits: 129 | Friday November 12, 2021 - 18:56:46
Imaamka Al-Azhar, Sheikh Ahmed Al Tayyeb ayaa si xooggan u cambaareeyey isku day lagu aas-aasayo diin cusub oo la yirhaado Ibraahiimiyad, oo la abuurayo ayada oo la mideynayo saddexda diin ee Islaamka, Kirishtanka iyo Yahuudda. Dadka ololahan wada ayaa ku dooda in saddexda diin ay isku asal yihiin oo…

Read More »

Askar ka tirsan AMISOM oo dil toogasho lagu xukumay

0 Visits: 124 | Friday November 12, 2021 - 18:52:36
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Waxaa halkaas lagu dhageysanayay kiis dacwadeed loo haystay shan askeri oo AMISOM ka tirsan kuwaas oo lagu helay "in ay dad rayid ah ku dileen"…

Read More »

Waa kuwee magaalooyinka lagu arkay hubka ay IRAN soo gelisay Soomaaliya?

0 Visits: 141 | Friday November 12, 2021 - 18:50:43
Sida laga soo xigtay Hay'ad cilmi baaris ah oo fadhigeedu yahay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, hubka ay Iran siiso xulafadooda Xuutiyiinta Yemen ayaa si qarsoodi ah loogu soo gudbiyaa gacanka Cadmeed si ay u soo gaaraan Soomaaliya halkaasoo Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacida ay kula…

Read More »

Dagaal xoogan oo ka qarxay gobolka GALGADUUD iyo wararkii ugu dambeeyay

0 Visits: 127 | Friday November 12, 2021 - 18:48:21
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta markale dagaal beeleed uu dib uga qarxay qeybo ka mid ah gobolkaasi. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Shilan ee hoos yimaada degmada Balamballe ee gobolka Galgaduud, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho…

Read More »

Ethiopia oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay Soomaali xiriir la leh kooxda TPLF

0 Visits: 159 | Thursday November 11, 2021 - 19:27:06
Taliska ciidamada booliska federaalka Itoobiya ayaa faah faahin guud ka bixiyey howl-gallo ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen gudaha dalkaasi, kaas oo la xiriira xaaladda deg deg ah oo ay dowladdu ku soo rogtay Itoobiya. Taliye ku xigeenka booliska, gaar ahan qeybta ka hortagga dambiyada Melaku Fenta…

Read More »

Sawirro: Ciidamada Danab oo burburiyey xarumo ay lahaayeen Al-Shabaab

0 Visits: 143 | Thursday November 11, 2021 - 18:37:09
.

Read More »

Maamulka DDS oo xiray Xarunta Telefeshin ay leedahay Gabar Soomaali ah

0 Visits: 217 | Wednesday November 10, 2021 - 19:51:02
.

Read More »

Xanuun aan la aqoon waxa uu yahay oo dad badan kusoo ritay Muqdisho

0 Visits: 174 | Wednesday November 10, 2021 - 19:42:35
Todobaadyadii lasoo dhaafay dadka ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxay la jiifeyn xanuun aan la aqoon waxa uu yahay, oo dad badan oo xaqiijiyeen inuu ku dhacay. Cudurkaan cusub ayaa ah mid shabaha hargabka inkastoo dadka uu ku dhacay cudurkaan ay sheegeyn inuu hargabka ka daran…

Read More »

Maamul cusub oo loo doortay degmada Baraawe

1 Visits: 152 | Wednesday November 10, 2021 - 19:40:20
Golaha deegaanka ee cusub ee degmada Baraawe ee dhawaan la dhisay ayaa maanta doortay Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenadiisa. Dr Libaan Abukar Osmaan ayaa ku guulaystay Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaana la tartamay Omar Sheikh Abdi oo helay 7 cod halka…

Read More »

Muxuu yahay ujeedka safarka R/W ROOBLE uu ku tegayo Maamul Goboleedyada?

0 Visits: 138 | Wednesday November 10, 2021 - 19:28:20
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in markale uu safar ku tagi doono gobollada dalka, isaga oo booqan doono magaalooyinka qaar ee maamul goboleedyada. Rooble ayaa shaaca ka qaaday in socdaalkiisa uu la xiriiro goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka…

Read More »

Gudoomiyaha Wadajir oo ka hadlay weerarkii shalay lagu dili rabay Ciise Sharaawe

0 Visits: 170 | Wednesday November 10, 2021 - 19:26:36
Guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, Bashiir Maxamed Cali oo maanta shir jaraa'id u qabtay wariyeyaasha ayaa ka hadlay falkii shalay lagu rasaaseeyey Ciise Sharaawe Cabdi oo ah guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ee Wadajir, kaas oo lagu weeraray degmadaasi. Bashiir Maxamed…

Read More »

Ciidanka dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

0 Visits: 170 | Wednesday November 10, 2021 - 19:09:40
Ciidanka xoogga dalka ayaa Maanta waxaa ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelalaha Hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka ayaa Ciidamada sigaar ah uga fuliyeen degaannada Shaam-gare iyo Raqayle…

Read More »