Maqaallo

MAQAAL: SOOMAALIDU WAY KALA CABANEYSAA,.IYAGANA WAA LAGA CABANAYAA. !!!

0 Visits: 893 | Monday May 22, 2017 - 11:45:43
Xildhibaanadu Madaxweynaheey ka Cabanayaan, Madaxweynuhuna Beesha Caalamkuu ka cabanayaa,Wasiiradu Mooshin bey ka cabanayaan,iyagana shaqaala hoodaa ka cabanaya,Dowladu Maamul Goboleed yadeey ka cabaneysaa,Maamul Goboleed yaduna iyagaa kala cabanaya, Dableeydu Saraakiisheey ka cabanayaan, Saraakii shuna…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweyne Aadan Cadde, Madaxweyne Obama Iyo Madaxweyne Lincoln.

0 Visits: 1118 | Monday May 22, 2017 - 11:35:49
Ku dayashada ama ka yeelashada tusaalle tolmoon dadkii kaa horeeyay mar walba waa tubta tagta toobiyaha guusha iyo tan qaddarinta Aadmiga, qof walba oo Banii Aadamna waxaa uu leeyahay shaqsi kale oo uu kaga daydo meelaha qaar, sideedaba ma jirto qof dhan waliba looga dayannayo oo aan ahayn Nabigeena…

Read More »

INDHAHA WADDANIGOW ARKA BASAASKA!. W/Q/Bashiir Cali Xuseen(Barbaariye)

0 Visits: 1060 | Sunday May 21, 2017 - 23:29:44
Basaaska amaba jaajuuska sirta bahda ummadnimo ee qarankiisa cadowga hoos dhiga ee san dareertada ku doorsada ciqaabtiisu waa dil ay dunida oo dhan isku raacsan tahay, inkasta oo ay dowladuhu ku kala duwan yihiin nuuca ciqaabta ah ee la marsiinayo shakhsigaasi sharafta ka dhintay ee aan mudnaanta iyo…

Read More »

Maseerka ama Hinaasha sidee lagu ogaadaa? NASASHADA JIMCAHA.Qaybtii-44aad.

0 Visits: 1750 | Saturday May 20, 2017 - 22:08:49
1-Haweeneey Maseeyrsan ayaa saaxiibteed waxa ay ku tiri: saaxiibeey, in ninkeeygu naag kale jiray maxaan ku ogaanayaa ?. waxa ay ku jawaabtay: Marka uu guriga yimaad, korkiisa ka raadi Tin, Kuna khasab in uu saacada badan fadhiyo, Haddii aad tin ku aragto waa marag ma doonto, haddii uu saacada badan…

Read More »

Boqolkii Maalmood ee Farmaajo, Maxaa Ba'ay, Maxaase noo Barkoobay?

0 Visits: 851 | Friday May 19, 2017 - 23:44:32
Waa qormo aan ku qaadaa dhigayno waxa ka qabsoomay 100-kii maalin ee uu xafiiska fadhiyey madaxweyne Farmaajo. Sidaan ka war qabno madaxdu marka ay xilka raadinayso waxay sameeyaan balan qaadyo faro badan oo qaarkoodna ay ku darsadaan qorshayaasha mustaqbalka qaran iyo kuwo ay deg-deg u fuliyaan, halka…

Read More »

Akhriso: Heshiiska Iskaashiga Cusub (New Partnership) Ee Soomaalida Iyo Beesha Caalamka Oo Dhameystiran

0 Visits: 1014 | Tuesday May 16, 2017 - 18:58:49
Shirkii Soomaalida loogu qabtay London 11-kii May ee bishan waxaa laga soo saaray heshiis cusub oo lagu badalay barnaamijkii New Deal-ka, qorshahan cusub oo loo bixiyayNew Partnership(Heshiiska iskaashiga cusub) waxaa Soomaaliya lagu hagi doona sanadaha soo socda.

Read More »

Gobolka Banaaddir, Muxuu Xaqiisa u Maqan Yahay ?

0 Visits: 894 | Monday May 15, 2017 - 16:16:36
As cl wr, Waxaan Salaamayaa Dhammaan Walaalaha. Waxaan Rabaa In aan u Mahad-naqo Walaaha Highlight-gareeyey Qaddiyad Dabcan Baahi Weyn Loo Qabo Ka Hadalkeeda. Sidoo Kale Walaalaha Kale ee Isku Howlay Wax ka Dhihidda iyo Ka Faalleynta Qaddiyadda Gobolka Banaaddir.

Read More »

Faah Faahin: Heshiiska Amni ee London ku kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Beesha Caalamka

0 Visits: 881 | Sunday May 14, 2017 - 19:50:19
Shirkii Soomaalida loogu qabtay magaalada London 11-kii bishan, waxaa laga soo saaray heshiis cusub oo xagga amniga ah kaas oo u dhaxeeya Soomaalida iyo beesha caalamka, heshiiskan oo loogu yeero "Sucurity Pact" waxaa uu socon doonaa 10 sano,waxaana hadda xoogga la saarayaa muddada Madaxweyne…

Read More »

Warbixin: Taariikhda Halgankii SYL (Sawirro) Qeybtii 1-aad

0 Visits: 1124 | Sunday May 14, 2017 - 19:23:59
Taariikhda xisbigii SYL lama soo koobi karo, aniguse waxaan si kooban uga hadlayaa unuggii xisbiga, anigoo ka mid ah dhallinyaradii nasiibka u yeelatay, eebbena waafajiyey inay aAs-aasaan xisbigaas.

Read More »

Akhriso:-Koonfurta Kuuriya Lixdan Sannadood Ka Hor Faqri, Maantana Dalalka Ugu Hodansan

0 Visits: 1159 | Sunday May 14, 2017 - 15:58:02
Wadanka Koonfurta Kuuriya waa wadan ku yaala Bariga Fog ee khaarada Aasiya waana qeybta koonfureed ee gacanka kuuriya caasimada dalkuna waa Magaalada Seoul waxaana wadankaas tirada dadkiisu ay gaarayaan in ka badan Konton Milyan oo qof.

Read More »

Goormeen dhan uga baxaynaa Masrixiyada UK ee cinwaankeeda yahay…

0 Visits: 827 | Friday May 12, 2017 - 18:45:48
Goormeen dhan uga baxaynaa Masrixiyada UK ee cinwaankeeda yahay Maareynta khayraadka Dalka iyo Dadka Somaliyeed iyo dhigista Shirarka London oo iyaga madhaleys ah.

Read More »

Juxa iyo Gabadha magaalada ugu Foosha Xumayd. Nasashada Jimcaha Q-43aad.

0 Visits: 1448 | Friday May 12, 2017 - 18:18:31
1-Juxa ayaa loo doonay Gabar qurux loogu tilmaamay oo xafada deganeed, laakin uuna weligii arag. waana loo guuriyaya , habeenkii markii uu arkay ayuu ogaaday in ay tahay gabadha magaalada ugu fool xun. Subaxdii ayeey ku tiri: Seygeyga Juxoow ii kala sheeg ragga aad qaraabada tihiin, kuwa aan iska asturaayo…

Read More »

Maxaa laga filan karaa Shirka London?

0 Visits: 897 | Wednesday May 10, 2017 - 15:26:23
Somalidda inteeda badan waxay is waydiinayaan maxaa ka soo bixi kara shirka London? Muxuuse kaga duwan yahay labadii shir ee horay loogu qabtay Somaliya sanadihii 2012 iyo 2013ka.

Read More »

Maqaal: Xasan, Formaajo iyo Afgooye

0 Visits: 1177 | Tuesday May 09, 2017 - 23:04:36
asan wuxuu degmada Afgooye tagay labo mar intii uu xilka hayey, haddii aanan qaldaynayn. Labadaa mar, wuxuu ku tagay diyaarad ciidan, kagana soo laabtay. Shacab u danayn, cabsi iyo dammanaan mid ay tahayba.

Read More »

Wiilashii Soomaaliyeed ee Tusaalaha ahaa

0 Visits: 922 | Tuesday May 09, 2017 - 21:58:08
Jamaal iyo Ismaaciil oo Soomali ah ayuu ka hadlayaa oo isaga iyo labo kamid ah walaalihii ay dhowri jireen saacadda xilli bisha Soon lagu jiro. Alex oo ah wade Taxi ka shaqeeya Liverpool ayaa ii sheegaya xilli aan ku wajahnaa Garoonka diyaaradaha.

Read More »

Warbixin+Sawirro:-Muqdisho iyo Kigali – Shalay iyo Maanta

0 Visits: 1340 | Monday May 08, 2017 - 21:39:34
1995 Waxaan isu maray Muqdisho iyo Kigali. Muqdisho waxay ku sugnayd xaalad aad u qallafsan. Waxay ahayd Dowlad la'aan. Waxay u kala qoqobnayd hoggaamiyayaal dhowr ah oo mid kastaa uu isku darsaday hub, indha'adeyg, qabiil "weyn" iyo siyaasad.

Read More »

Sakhraankii Heesta Qaraamiga ah qaaday NASASHADA JIMCAHA .Q-42aad.

0 Visits: 1278 | Friday May 05, 2017 - 19:22:58
1-Nin sakhraan ah oo waddada marayay ayaa qaaday Hees Qaraami ah " kuwii hore". Oday waddada dhinaceeda kale ku qayilayay ayaa ku yiri: Nin yahoow heestaadu caadi ma ahan, waxa ayna dib ii celsay 30 sanno. Sakhraankii ayaa ku yiri: Meeqa sanno yaaad jirtaa? Odaygiii ayaa ku jawaabay 60 sanno.…

Read More »

Nasashada Jimcaha: Dowladii Kacaanka maxay samaysay markii ay laba kaclaynaysay!!

0 Visits: 1268 | Friday April 28, 2017 - 20:23:00
1-Dowladdii kacaanka ayaa markeey laba kacleeysay kadib ,waxay u dirtay wadamada Sucuudiga, Talyaaniga iyo Ingriiska wafdi ay wada hogaaminayaan saddax masuul oo ku wanaagsan luqada wadamadaa. Markii Sucuudiga la tagay ayaa kii carabiga yaqiin si uu dadka isku baro ku yiri: Annaa Wasiiru Daabulaat Al-…

Read More »

WIIL IYO AWOWGIIS IYO SHEEKO GAABAN!

0 Visits: 1780 | Friday April 28, 2017 - 20:01:03
Wiil qurbaha in badan waxbarasho ugu maqnaa, ayaa dib ugu soo laabtay Dalkiisa Soomaaliya. Guriga awowgiis oo ku yaal xaafad ka mid ah xaafadaha caasimadda muqdisho,ayuu wiilku ku soo degey. Dhowr beri markuu joogey beledka , wuxuu soo ogaadey in awoowe uu kalsoonidii kala noqday Dawladda cusub taasoo…

Read More »

DEG DEG: Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 1088 | Thursday April 27, 2017 - 10:42:01
Kooxo hubeysan ayaa Isgoyska Maana-boolyo ee dhanka Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen Sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidanka NISA.

Read More »