Maqaallo

Nin Ciniin ah ayaa Naag kufsaday!!!.

0 Visits: 1015 | Friday April 26, 2019 - 08:43:55
Nin Ciniin ah ayaa Naag Kufsaday, Mid kale oo Ciniin ah ayaa ka kacsaday, adiguna oowlaad ayaad ka sugee!!!!!. Shir ayaa Maamahaan ka socdo Nairobi, waxaa la yiri: Siyaasiyiin ayaa ka qeyb galay, ma hubtaa in ey siyaasiyiin ahaayeen? Siyaasi macnahiisa ma taqaan? Waxa la yiri: Axsaab mucaarad ah, Beryahaan…

Read More »

Maqaal: Dowlada Kenya oo bilowday inay soo dhaweyso mucaaradka dowladda Soomaaliyeed

0 Visits: 816 | Monday April 22, 2019 - 07:21:37
Dowlada Kenya markeey danteeda naga hesho waxey leedahay dalkeyga laguma qaban karo shirar siyaasadeed oo dowlada Soomaaliya looga soo horjeedo. Sanadkii hore waa ayagii Siyaasiga C/rixmaan Cabdi Shakuur u diiday shirkii uu Nairobi ku qabsan rabay,sidoo kalena Siyaasiyiin badan ku qasbay iney dalkooda…

Read More »

Maxaa ka jira in Warshadii ugu weyneed Aduunka ay Soomaliya Ku tiil?

0 Visits: 835 | Saturday April 20, 2019 - 23:36:42
Ma aamini leheyd haddii lagu yiraa: Warshadii ugu weyneed Aduunka ee Soo saarto Badeecada XXXXX, waxay ku tiil Somalia, waxaana ka shaqeyn jiray 600 Shaqaale Ajnabi ah iyo 2000 Shaqaale Soomaali ah. Haa waa Run. Waxay ku tiil magaalada Xafuun oo loo aqaani jiray "Opone". Ee Puntland, warshadaa…

Read More »

Maamul Gobadledyada, haddii la waayey meel ay jiraan, Kanaalkii Itobiya ayaa laga xiray=Nasashada Jimcaha.Q-144-aad=

0 Visits: 798 | Friday April 19, 2019 - 20:02:35
1-Naag ayaa dhakhtar u tagatay, kuna tiri: Datoore, Annigu ma xanuunsani, Laakin Ninkeeyga ayaan dhib ku qabaa. Markii uu Hurdayo ayuu iska hadlayaa, habeenkii oo dhan. Dhakhratkii ayaa ku yiri: Marka uu soo jeedo u ogolaaw, in uu Hadlo. (F.S: 1aad) (Dadka Banaan baxayo,ha loo ogolaado inay hadlaan,…

Read More »

Cumrigaaga Sarifo, "Muhim"

0 Visits: 834 | Wednesday April 17, 2019 - 11:35:56
Waxaa la yiraa,Celceliska Cumriga Somalidu waa 45 Sanno, laakin aan ka soo qaadno celceliska Dadka waaweyn in uu u dhexeeyo 50-70 Sanno, celceliskuna uu yahay 60 Sanno. Haddii aad Noolaato 60 Sanno, 15 Sanno oo ka mid ah waxaad aheyd Saqiir. Waxaa kuu soo haray 45 Sanno. Nolosha Qofka waxaa la yiraa…

Read More »

Dahabkaaga ayaan kuu hayaa !!!!

0 Visits: 1005 | Tuesday April 16, 2019 - 23:00:44
Akhristoow, Dahab aad leedahay ayaan kuu hayaa!!!. Subaxan, ayaa Xaasku igu tiri: Faraantigeyga ayaan iska sii iibinayaa, kharajikii Waxbarashada iyo Bajaaj raacii ciyaalka ayaa batay.( F.S:1aad) Waxaan Ku iri: Aqbal, dib u eegid Ku sameey Miisaaniyada wax barasho ee Caruurta.

Read More »

Maqaal: Somali maanta waxay u baahan tahay xilkas og…

0 Visits: 780 | Tuesday April 16, 2019 - 22:49:14
Waa qof waalan qofka ku hawoonayo casrigan inuu Somaliya si xoog ah ugu celiyo sidi ay ahayd 1969ki….Somali maanta waxay u baahan tahay xilkas og cudurka Dalkan iyo Dadkiisa hayo muxuu yahay ,doono sida loo daaweyn karo…. Cudurka na haayo waa kala shaki iyo kalsoonaan la'aan dhaxdeena ka jirto…

Read More »

NUSOJ Mourns the Death of Veteran Somali Journalist in Kenya. Press Release

0 Visits: 771 | Tuesday April 16, 2019 - 12:07:28
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) mourns the loss of veteran journalist Mohamed Mohamud Afrah, who passed away in Nairobi on Sunday evening April 14, 2019. According to family members the Late Mohamed Mohamud Afrah was so sick in the recent days and his health condition was deteriorating…

Read More »

Nin Kaluun dabaa iyo Nin Dollar dabaa!!!.

0 Visits: 797 | Monday April 15, 2019 - 23:31:06
Magaalada Maalmahaan waxaa Ku Soo batay Kaluun "fresh " ah oo xaafadaha lagu wareejinayo, Irida ayaa laguu Soo garaacaa. Malaay ma rabtaa, Deyn Ku qaado, markaa doonto iska bixi.

Read More »

Muqdisho caasimad Ma u qalantaa??? Qoraalkii Fahad Yaasiin ee 2003

0 Visits: 2458 | Friday April 12, 2019 - 22:43:47
Qoraal aad u xiiso badan ayaa lagu daabacay shabakada SOMALITALK.COM sanadkii 2003 bishii Febraayo,kaasoo TITLE looga dhigayMUQDISHO CAASIMAD MA U QALANTAA?qoraalkan waxaa ku saxiixnaa EDITORKA oo ahaa Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo sanadadii ugu dambeeyay ahaa shaqsi siyaasada Somaliya mug weyn ku leh…

Read More »

Dad ayaa aaminsan inay weli yihiin Koofiya castii, kuwa kale ayaa aaminsan in koofiya castii ay weli joogaan= Nasashada Jimcaha.Q-143aad=

0 Visits: 918 | Friday April 12, 2019 - 22:01:39
1-Nin Reer Booraame ahaa oo la hadlayay barnaamijka "Cafi Walaal". Ayaa yiri: Sannadkii 1989kii ayaa Ciidamadii Koofiya castii Siyaad Barre oo Dad ku xasuuqayay magaalada Hargesa, ayaa gabar yar oo aad u Qurxaneyd oo 16 jir aheyd oo ey kufsan rabeen, ayaan gurigeeyga ku qariyay. Waana ka badbaadiyay.…

Read More »

Sidee deyn 5 bilyan oo doolar ah loogu yeeshay Soomaaliya?

0 Visits: 741 | Friday April 12, 2019 - 21:14:58
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii looga cafin lahaa deymaha uu caalamka ku leeyahay, basle waxaa su'aalo badan la iska weydiinayaa sida ay lacagahaas u kordheen waqtigii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe. Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaalia Xasan Cali Kheyre…

Read More »

Cali waxaa uu la Nool yahay Xanuunka HIV/ AIDS Hadana wuxuu Caawiyaa Saaxiibadiisa

0 Visits: 858 | Monday April 08, 2019 - 23:09:07
Soomaaliya waxaa Dadka Xanuunka HIV/AIDS qaba ka yihiin 1% waxa Magaalada Muqdisho dadka Daawada qaata ay qaarayaan 1500 oo qof waa inta Banaanka iskeentey oo sheegatey Xanuunka waxaa jira dad si qarsoodi ah daawada loo siiyo. Sidaa darteed Cali Cabdi Maxamed waxa uu Xanuunkaas la noolaa in ku dhow…

Read More »

Siyaasi ma ihi. Qeybtii 3aad.

0 Visits: 852 | Monday April 08, 2019 - 21:59:57
Danaha Isbaheysiga Badda cas ee Sucudiga & Somaliya. Siyaasadda cilmi ahaan uma baran, Xil siyaasadeedna ma qaban, waana sababta aan kuu leeyahay walaaloow/walaaleey, i fahamsii, Waxa aanan fahmin!!!!!!!. Sideey isku qabanayaan dhacdooyinka Hoos ku qoran & Doorka Somalida, waa muhim in lala socdo isbedelada…

Read More »

JID-CUSUB, Falaqeynta GASO, GANUUN iyo GASIIN W/Q:- Dr, Cabdirashiid M. Ismaaciil

0 Visits: 843 | Sunday April 07, 2019 - 21:45:22
Gaso, Ganuun iyo Gasiin, markaan buugan qacanta ku dhigay, erey kasteba waan dul istaagay. Dhowr daqiiqadood ayaan maanka ku ruxay, si wax uga soo baxaan. Haseyeeshee, waxba way ka soo dhiiqi wayday. Galka buugga qaybtiisa dambe ayaan u rogay, ishaan la raacay falaqaynta kooban ee buuga : « Buug-suugaaneedkan…

Read More »

Taariikha Degmada Buulaburte, Buulabarde, Buulaay ama Deebleey!!!

0 Visits: 975 | Sunday April 07, 2019 - 21:36:10
U gaar ah Reer Buulaburte:- Waagii hore waxaa loo yaqiin buuloburte (Buuladii bacaadka ), kadibna waxaa loo bixiyay buuloBarde (Barde) waa geed wabiga jiinkiisa ka baxo oo ay caan ku aheeyd magaaladu. Dadkii hore u deganaa waxa ay u yaqiineen magacya kale sida: Buulaay iyo deebleey . Magaalada waxaa…

Read More »

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Lugooyo Noqdey (QORMO)

0 Visits: 766 | Sunday April 07, 2019 - 21:28:59
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,yaa mar kale martiqaad u diray Madaxda Maamul Goboleedyada inay bishan isugu yimaadaan Magaalada Muqdisho, si uu uga dhaco shir Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo la sheegay in qorsheeyay inuu dhaco 19-23 April, ayaa looga hadli…

Read More »

Xildhibaan aan Dastuurka si fiican u fahmin, ayaa yiri… =Nasashada Jimcaha.Q-142-aad

0 Visits: 759 | Friday April 05, 2019 - 21:46:41
1.Hooyo ayaa wiilkeedii wax barashada ka diiday, maalintii Dambe ayey u geeysay Macalinkii Dugsiga. Kuna tiri: Macalimoow, wiilkaan wax barasho waan ku kari waayay, hadduu Casharka ka bixi waayay ama uu war kaa diido. Ha iga tumin ee Waxaad Garaacdaa wiilka kale ee dhiniciisa fadhiyo, isagaa markaas…

Read More »

Sheekh Axmed Gabyoow iyo Duriyadda maanta!!!.

0 Visits: 1313 | Friday April 05, 2019 - 20:59:30
Sheekh Axmed Gabyow (1844 – 1933) , loona yaqiin Sh. Ahmed wacdiyoow, oo ku caan ahaa la dagaalankii isticmaarka ,

Read More »

Jinni Maxkamad la saaray!!! (Waa Yaab)

1 Visits: 791 | Thursday April 04, 2019 - 00:08:13
Eedeysane Jinni yare oo lagu naaneyso( Jaan) ayaa yiri: waa run in aan dhax galay Siyaasi Somali ah oo aan deg deg uga soo baxay, kadib markii aan ku wareeray hab dhaqankiisa, dareemayna in uu iga heer sareeyo. Sidaan hore u sheegay, Anigaaba ka Coowdi bileeystay, waa Nin Subaxii xadaya Xoolaha Masaakiinta,…

Read More »