Wararka

Soomaaliya oo qeyb ka ah shir ka dhacay UK kaas looga hadlay arrimaha gargaarka

0 Visits: 76 | Monday March 18, 2024 - 12:59:36
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa dalka UK kaga qeyb galay shir ku saabsan sidii wadajir looga shaqayn lahaa dhisidda u adkeysiga cimilada ee xaaladaha jilicsan iyo kuwa colaaduhu saameeyeen oo ka dhacay Wilton Park. Shirkaan oo la isugu keenay…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhiggiisa Eriteriya

0 Visits: 78 | Monday March 18, 2024 - 12:24:14
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay fiidkii Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka…

Read More »

Wasiir Juxa: Akoonadii hay'daha mashaariicda nala fulin jiray waa maran yihii

0 Visits: 72 | Monday March 18, 2024 - 12:04:57
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay in ay maran yihiin akoonada hay'adaha mashaariicda ka fulin jiray Puntland. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa muujiyay rajo xumo weyn oo ku saabsan helitaanka taageeradii ay Puntland ka heli jiray hay'adaha caalamiga ah. Juxa…

Read More »

Shirkada diyaaradaha ee Egypt Air oo Duulimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya

0 Visits: 60 | Monday March 18, 2024 - 11:55:25
Maareeyaha guud ee Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay'adda Duulista Rayidka Dalka Masar iyo shirkadda diyaaradaha ee Egypt Air. Socdaalka wafdiga iyo ujeeddada kullamadan ayaa bilow u ah qorshaha lagu diyaarinayo…

Read More »

Masar Ma Ogolaan Doonto In Falastiiniyiinta Laga Barokiciyo Gaza

0 Visits: 82 | Sunday March 17, 2024 - 13:53:55
..

Read More »

Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo la hor keenay Saraakiil loo haysto musuq maasuq

0 Visits: 76 | Sunday March 17, 2024 - 12:52:04
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dacwad loo haysto saraakiil loo haysto Eedaymo Musuq maasuq, Saraakiishan ayaa hore Maxkamadda Gobolka Banaadir uga soo saartay xukun ah in lagu waayay eedaymihii loo soo jeediyey xoriyadoodana dib ugu celisay balse Xafiiska Xeer ilaaliyaha…

Read More »

Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS ayaa qaabilay danjiraha Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya

0 Visits: 78 | Sunday March 17, 2024 - 12:44:45
Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Binu Muxumed Al-Mawlid, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya…

Read More »

Soomaaliya oo soo dhoweysay go'aanka QM ee looga hortagayo islaam nacaybka

0 Visits: 72 | Sunday March 17, 2024 - 12:03:31
Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhoweysay in Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay uu meel mariyay go'aan ka hadlaya Tallaabooyinka lagula dagaallamayo Islaam nacaybka, iyo magacaabista Ergey loo xilsaaray in uu wax ka qabto arrimahan. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray dalka Ereteriya

0 Visits: 86 | Sunday March 17, 2024 - 11:58:43
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw safar shaqo ugu ku gaaray dalka Ereteriya oo ay tababar ku qaadanayaan qaar ka mid ah ciidamada qalabka sida. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Eriteriya ay booqasho labo maalin ah uga bilaabatay ayaa kula…

Read More »

Maxkamadda Jubbaland oo xukuntay Askar Gaari iyo Hub ula goosatay AS

0 Visits: 82 | Sunday March 17, 2024 - 11:56:54
Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa Maanta waxaa la horgeeyay ciidamo ka tirsanaa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay Al-Shabaab ula goosteen Gaari Hartop ah, qori dabajeex ah iyo qori AK47 oo ay lahayd Jubbaland Eedeysanayaasha kala ah Cabdifataax Nuur Cabdullaahi…

Read More »