Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir, xubnaha Wasiirada iyo Saraakiisha Amniga ayaa kormeer ku sameeyay qeybo ka mid ah Degmada Dayniile, si ay ugu kuur-galaan xaaladaha Amniga iyo midka nololeed, iyagoona shacabka ku amaanay sida ay ugu heelan yihiin la-shaqeynta laamaha Amniga, waxa ayna ugu baaqeen in la dar-dargeliyo sugida Amniga si loogu hortago dhagaraha cadowga.
Wasiirada iyo Duqa Muqdisho waxay ka wada mahadceliyeen afurka iyo casuumada uu fidiyay Maamulka Degmada Dayniile oo uu hor kacatyo Gudoomiyahooda Abdishakur Abuukar Macalin (Rooble).
—DHAMAAD—
May be an image of 16 peopleMay be an image of 1 person and fluteMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, smiling and glassesMay be an image of 3 peopleMay be an image of 9 people and textMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 1 person and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people, beard and people smilingMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person