Wararka

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Wasiirrada Gaadiidka Jaamacadda Carabta ee lagu qabtay Masar

0 Visits: 257 | Friday November 15, 2019 - 19:23:34
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Salaad (Oomaar), ayaa Magaalada Elexandria ee Dalka Masar kaga qeyb galay shirka Wasiirrada Gaadiidka Dowladaha Carabta.Shirkan oo ahaa mid ay Sanadkiiba mar yeeshaan Wasiirrada Gaadiidka ee Waddamada ku jira Jaamacadda…

Read More »

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Galmudug

0 Visits: 324 | Friday November 15, 2019 - 19:21:34
Taliyaha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee qeybta 21aad cabdi Casiis Cabdullaahi Qooje ayaa sheegay in dhawaan deegaannada Galmudug uu ka bilaabanayo dagaal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo looga saarayo deegaannada ay kaga sugan yihiin labada Gobo lee Mudug & Galgaduud. Waxaa uu sheegay taliyaha in deegaannada…

Read More »

Rudy Giuliani oo baaritaan lagu billaabay

0 Visits: 239 | Friday November 15, 2019 - 19:20:13
Dacwad oogayaasha federaalka Mareykanka ayaa furay baaritaan lagu sameynayo Rudy Giuliani, oo ah qareen shakhsiga ee madaxweyne Donald Trump, waxaa sidaas werisay warbaahinta Bloomberg. Dacwad oogayaasha ayaa baaraya suurta-galnimada ah in Giuliani uu sameeyey xadgudubyo maaliyadeed iyo inuu ku guul-darreystay…

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 202 | Friday November 15, 2019 - 19:17:38
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii kala qeyb galay Shirka Dadweynaha iyo Horumarinta ee Nayroobi ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa Nayroobi waxa uu kulan doceedyo la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda…

Read More »

DFS oo War kasoo saartay siyaasadda aqoonsiga & diiwaangelinta Dadweynaha

0 Visits: 217 | Friday November 15, 2019 - 19:14:49
Marka ay caddaatay in ay: Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ku tilaabsatay isbeddelo ay ku abuureyso xasilooni, horumar dhaqaale iyo mid bulsho ee waara; Xiriirka iyo kalsoonida shacabka iyo xukuumaddu ay udub-dhexaad u yihiin dawladnimada. Xiriirka iyo kalsoonidu ay keenaan wada-shaqeyn, amni,…

Read More »

Guuleed oo Madaxda dalka uga digay Muddo kororsi

0 Visits: 210 | Friday November 15, 2019 - 19:11:12
Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa War Saxaafadeed kasoo saaray Xaaladda dalka iyo Khilaafka ka dhex taagan dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Madaxdii hore ee dalka. Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku baaqay in la tixgaliyo Madaxdii dalka soo martay oo uu sheegay…

Read More »

QM Oo 18.7 Milyan Oo Doollar Ku Bixisay Fatahaadaha Dalka

0 Visits: 225 | Friday November 15, 2019 - 19:05:51
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 18.7 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixiyeen wax ka qabashada fatahaadaha iyo daadadka dhowaan ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya. War laga soo saaray Xafiiska QM ee Muqdisha ayaa lagu sheegay in dhaqaalahani kor loogu qaadayo howlaha gargaar fidinta iyo…

Read More »

Jubbaland oo dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya u gudbisay xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya

0 Visits: 269 | Friday November 15, 2019 - 18:58:25
Dowlad gobolleedka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay dacwad ka dhan ah ciidamada Itoobiya waxaa ay u gudbisay xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya. Qoraalka ka soo baxay dowlad gobolleedka Jubbaland oo uu ku saxiixnaa Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac ayaa lagu sheegay in ciidamada…

Read More »

Booliska Beledweyne oo ka hadlay maxaabiis ka baxsaday xabsiga magaaladaasi

0 Visits: 267 | Friday November 15, 2019 - 09:41:26
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maxaabiistii ku xirnaa xabsiga magaaladda beledweyne ay halkaasi ka baxsadeen. Ku dhawaad afar maxbuus oo ku xukunaa dil ayaa la sheegay inay ka baxsadeen xabisga magaalada Beledweyne eee gobolka Hiiraan, sida ay dadka deegaanka…

Read More »

Dowladda Somalia oo Amar dul-dhigtay Hay'ado Caalami ah

0 Visits: 273 | Friday November 15, 2019 - 09:36:30
Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ay ku hageyso Hey'adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya kana Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka. Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf…

Read More »

Wasiir Cawad oo war ka soo saaray hadalka ka soo baxay Kenya.

0 Visits: 312 | Friday November 15, 2019 - 09:28:24
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah-faahin ka bixiyey kulankii magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynaha dowladda soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Kenay Uhuru Kenyatta. Wasiir Cawad oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay in la isku raacay in labada dal…

Read More »

Xukuumadda oo ballan qaaday in doorashada 2020 waqtigeeda ku dhici doonto ayna bixin doonto qarashka ku baxaya adeegga howlaha doorashada

0 Visits: 268 | Friday November 15, 2019 - 09:06:52
Xukuumadda Soomaaliya oo ballan qaaday iney doorashada 2020 waqtigeeda ku dhici doonto. Sidoo kale xukuumaddu waxay bixin doontaa saamigeeda miisaaniyadda doorashada oo ay ugu horreyso 7 milyan oo dollar oo ku baxeysa shaqaalaha ka shaqeynaya diiwaan gelinta cod bixiyaha.

Read More »

Dhageyso:- MD Farmaajo Oo Eedeyn U Jeediyay Siyaasiyiinta Mucaaradka Iyo Maamul Gobaleedyada

0 Visits: 282 | Thursday November 14, 2019 - 19:58:02
Madaxweyanaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa eedeymo u jeediyay Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladdiisa ee mar kasta ka dhaliisha Warbaahinta isaga oo sheegay inay caqabad ku yihiin horumarka dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda ay dagaal kula jiraan Alshabaab iyo maamul gobaleedyada…

Read More »

Heshiis Xabad Joojin Ah Oo Ka Dhaqangalay Marinka Gaza

0 Visits: 267 | Thursday November 14, 2019 - 19:43:54
Heshiis xabad joojin ah, oo lagu dhameynaayo dagaal socday laba maalmood oo galaftay nolosha 32-ruux,ayaa ka dhaqan-galay waaberigii saaka Marinka Gaza,sida laga soo xigtay ilo laga helay Masar iyo saraakiil ka tirsan Ururka Islamic Jihaad, Heshiiska Xabad joojinta ayaa yimid ,ka dib kolkii Ururada…

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Ka Hadlay Xiliga Ay Dhaceyso Doorashada Somalia

0 Visits: 274 | Thursday November 14, 2019 - 19:40:35
Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa dalka Itoobiya, gaara ahaan Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida, halkaas oo uu ku casuumay dhiggiisa Itoobiya ayaa waxaa uu ka hadlay doorashada la filayo in Soomaaliya ay ka dhacdo sanadka…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan Kenya

0 Visits: 222 | Thursday November 14, 2019 - 19:31:46
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago waddanka Kenya Sida ay xaqiijyeen Siyaasiyiin ka mid ah Xisbiga Kulmiye oo la hadlayey Warbaahinta degaannada Somaliland Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la filaya inuu dhammaadka bishan November uu socdaal shaqo ku tago waddanka…

Read More »

Cristiano Ronaldo Mise Lionel Messi? Halyeey Pele Oo La Weydiiyay Xiddiga Haatan Ciyaara Ee Uu Jeclaan Lahaa Inuu Ka Garab Ciyaaro

0 Visits: 840 | Thursday November 14, 2019 - 19:08:38
Halyeeyga kubadda cagta Brazil ee Pele ayaa wax laga weydiiyay ciyaartoyga ugu fiican wakhti xaadirkan gaar ahaan sanadkan 2019 ee uu jeclaan lahaa inuu ka garab ciyaaro haddiiba uu fursadaas helayo. Dabcan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi waa labada hormood ee ugu wacan jiilka haatan iyagoo wax badan…

Read More »

Jubbaland oo ka hadashay dhaq dhaqaaqa ciidamada Itoobiya ay ka wadaan Gedo

0 Visits: 250 | Thursday November 14, 2019 - 19:03:31
Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Khamiis 14-November-2019 gudoomiyahay shirka todobaadlaha ee golaha wasiirada Jubbaland oo maanta qodobo kala duwan looga hadley.

Read More »

Madaxweyneyaasha Soomaaliya Iyo Kenya Oo Kala Saxiixday Heshiis Cusub

0 Visits: 278 | Thursday November 14, 2019 - 18:56:22
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa Goordhow kulan ku yeeshay Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta. Kulanka oo ahaa mid Albaabada u xirnaa ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan, waxaana labada Madaxweyne ay heshiis ku gareen in…

Read More »

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland

0 Visits: 258 | Thursday November 14, 2019 - 18:51:13
Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland, ayaa maanta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Puntland ee maanta la doortay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl.

Read More »