Wasiir Cawad oo war ka soo saaray hadalka ka soo baxay Kenya.

0
Friday November 15, 2019 - 09:28:24 in Wararka by
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Wasiir Cawad oo war ka soo saaray hadalka ka soo baxay Kenya.

    Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah-faahin ka bixiyey kulankii magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynaha dowladda soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Kenay Uhuru Kenyatta. Wasiir Cawad oo wareysi sii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah-faahin ka bixiyey kulankii magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynaha dowladda soomaaliya Maxamed cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Kenay Uhuru Kenyatta. Wasiir Cawad oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay in la isku raacay in labada dal ay xiriir wanaagsan yeeshaan, oo kiiska maxkamadda ICJ uusan wax saameyn ah ku yeelan.

Axmed Ciise Cawad ayaa dhinaca kale ka mar wax laga weyediiyay hadalka monica joma kasoo yeeray ee ahaa in arrinta dacwadda badda ee maxkamadda ICJ lagu xalin doono qaab ay ku qancaan labada dal ayaa waxa uu ku jawaabay sida tan.

Doodda ka dhalatay kulanka farmaajo iyo kenyaata ayaa imaanaya ka dib markii hadal aysan shaacin Madaxtooyadda Soomaaliya ay shaacisay Madaxtooyadda Dowladda Kenya taasoo si rasmi ah u xaqiijisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu muujiyay Kalsoonida uu ku qabo Dacwadda badda ee taalla Maxkamada ICJ lagu xaliyo qaab wada ogol ah oo ah habkii ay horay dowladda Kenya u Codsatay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip