Dowladda Somalia oo Amar dul-dhigtay Hay'ado Caalami ah

0
Friday November 15, 2019 - 09:36:30 in Wararka by
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somalia oo Amar dul-dhigtay Hay'ado Caalami ah

    Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ay ku hageyso Hey'adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya kana Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka. Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ay ku hageyso Hey'adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya kana Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka. Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa waxaa Hay'adaha Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka la faray inay u hoggaansamaan shurcuucda u degsan dalka Soomalaiya,isla markana ay ku Shaqeeyaan.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka oo ku qoran luuqa Ingiliish-ka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip