Booliska Beledweyne oo ka hadlay maxaabiis ka baxsaday xabsiga magaaladaasi

0
Friday November 15, 2019 - 09:41:26 in Wararka by
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Beledweyne oo ka hadlay maxaabiis ka baxsaday xabsiga magaaladaasi

    Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maxaabiistii ku xirnaa xabsiga magaaladda beledweyne ay halkaasi ka baxsadeen. Ku dhawaad afar maxbuus oo ku xukunaa dil ayaa la sheegay inay ka baxsadeen xabisga magaalada Bel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maxaabiistii ku xirnaa xabsiga magaaladda beledweyne ay halkaasi ka baxsadeen. Ku dhawaad afar maxbuus oo ku xukunaa dil ayaa la sheegay inay ka baxsadeen xabisga magaalada Beledweyne eee gobolka Hiiraan, sida ay dadka deegaanka u sheegeen KNN. Maxamed xasan guure taliyaha xabsiga magaalada Beledweyne oo la hadlay KNN ayaa waxaa beeniayay wararka sheegaya in maxaabiis ay ka baxasdeen xabsiga magaladaasi.

Maxaabiis badan ayaa xiligan waxaa ay ku xiran yihiin xabsiga magaalada Beledweyne, kuwaasi oo dambiyo kala duwan loo haysto.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip