Wararka

Daahir Geelle oo laba Arrin ku eedeeyey Madaxda Dowladda

0 Visits: 286 | Monday February 17, 2020 - 20:59:39
Siyaasiga Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada soo socata sidoo kalena laba jeer soo noqdey Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Dowladda ay isku dayayaan inay sameeyaan muddo kororsi oo waqtigeeda aysan doorash ku dhicin. Waxa uu…

Read More »

Wada-hadalladii Masar & Itoobiya ee Nile oo fashilmay

0 Visits: 230 | Monday February 17, 2020 - 20:57:41
Saraakiisha Itoobiya ayaa sheegay in wada-xaajoodyo toddobaadkii tegay ka dhacay magaalada Washington ay ku guul-darreysteen inay xaliyaan muranka muddada fog kala dhaxeeya Masar ee salka ku haya biyo-xireenka Nile. Kulanka oo socday laba maalmood ayaa ahaa wareegii ugu dambeeyey wada-hadallo ay fududeysay…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo dib ugu laabtay Jowhar

0 Visits: 239 | Monday February 17, 2020 - 19:41:55
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Cabdullahi Xuseen ayaa dib ugu soo laabtay maanta xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle kadib markii uu safar ugaga maqnaa toddobaadyadii la soo dhaafay. Cali Cabdullaahi Xuseen Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay…

Read More »

Jarmalka oo lagu qabtay 'koox weerari rabtay masaajid'

0 Visits: 222 | Monday February 17, 2020 - 18:48:35
Xubno ka tirsan kooxaha midigta fog ee dalka Jarmalka ayaa la xiray kaddib markii ay qorsheynayeen inay weeraraan masaajid, siyaasiyiin iyo dadka magangelyo doonka ah, sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha ee dalkaas. Xubnahan oo gaarayo ilaa 12 qof ayaa waxay ka tirsan yihiin koox lagu magacaabo…

Read More »

Xildhibaano kasoo jeeda Puntland oo sheegay in dowladda federalku ogolaatay bixinta shahaadada ardayda Puntland

0 Visits: 230 | Monday February 17, 2020 - 18:39:12
Xildhibaanno katirsan barlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda Puntland oo goor dhowayd shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa ardayda Puntland ugu bishaareeyay inay helidoonaan shahaadooyinkooda. Xildhibaanada ayaa sheegay in arrintaas ay kasoo go'day madaxda dowladda federalka Soomaaliya,…

Read More »

Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka oo ku dhawaaqday Hannaanka Rukhsadaha Isgaarsiinta & Teknolojiyada dalka.

0 Visits: 233 | Monday February 17, 2020 - 18:35:28
Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta ku dhawaaqday Hannaanka Mideysan ee Rukhsadaha Isgaarsiinta & Teknolojiyada dalka (Unified Licensing Framework – ULF), ka dib markii ay soo gabagabowday muddadii loogu talo galay wada-tashiga dadweynaha. Hannaankan oo ku saleysan Sharciga Isgaarsiinta…

Read More »

Madaxweyne Trump oo u hanjabay dalalka la macaamila shirkadda Huawei

0 Visits: 196 | Monday February 17, 2020 - 18:30:52
Safiirka Mareykanka ee Germany ayaa Axaddii sheegay in madaxweyne Donald Trump uu ku hanjabay inuu joojin doono sirdoonka uu la wadaago dalalka la macaamila shirkadda Shiineeska ee Huawei. Washington ayaa dalalka xulufada ah la ah ku cadaadineysa inay mamnuucaan adeegsiga barnaamijka 5G ee Huawei, oo…

Read More »

Kulan looga hadlayay Sharciga doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

0 Visits: 194 | Monday February 17, 2020 - 18:07:31
Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa manta magalada Mogadishu kula kulmay Guddiga ku meelgaaarka ah ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Kulanka labada Guddi ayaa diiradda lagu saaray talo is dhaafsi ku aaddan Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee dhawaan ay ansixiyeen labada gole…

Read More »

Maraykanka oo ka hadlay duyuurad aan hore nuuceeda loo arag oo hawada Soomaaliya lagu arkay

0 Visits: 210 | Monday February 17, 2020 - 17:22:18
Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa duulimaad ka mid ah kuwa loo yaqaan B-52 Stratofortress ku sameeyay xeebaha Soomaaliya , iyagoo ku guda jiray howlo tababar. Taliska Maraykanka ayaa sheegay duulimaadka B-52 ee Bariga Afrika uu tusaale u yahay iskaashiga Mareykanka iyo gaaritaanka guud ee caalamka.…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE 17-FEB-2020

0 Visits: 319 | Monday February 17, 2020 - 09:43:21
Gudoomiyaha Guurtidda"haddii uu Farm aajo soo raaco Abiy Dili mayno laakiin madaxweyne uma Ictiraafsanin'' Gudoomiyaha golaha Guurtida Somalil and Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa she egay in R/wasaaraha Itoo biya in badan ku celceliy ey inuu Hargeysa imana ayo isagoo uu la socdo madaxweynaha…

Read More »

Dhuusamareeb oo qarka u saaran dagaal ka qarxa

0 Visits: 215 | Sunday February 16, 2020 - 22:28:52
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in laga cabsi qabo dagaal ka qarxa magaalada, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda ee taageeraya Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Galmudug ee garabka dowladda iyo Ahlu Sunada Gobolada Dhexe. Walaacan ayaa soo baxay, ka dib kulan albaabada…

Read More »

Faysal Cali Waraabe oo si kulul kaga hadlay booqashada Farmaajo ee Hargeysa

0 Visits: 269 | Sunday February 16, 2020 - 22:26:07
Faysal Cali Waraabe, Gudoomiyaha Xisbigada UCID ayaa codkiisa ku biiriyay Siyaasiyiinta Somaliland, ee ka biyo diidan booqashada Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Magaalada Hargeysa. Dadka ayaa waxay isla dhex marayan warar sheegaya in Madaxweynaha Somaliya, oo uu la socdo Ra'iisal…

Read More »

Somaliland"Booqashada Farmaajo ee Somaliland gabi ahaanba waa Riyo maalmeed"

0 Visits: 244 | Sunday February 16, 2020 - 22:21:35
Liibaan Yuusuf Cusmaan Wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay Wararka ku aadan in Madaxweyne Farmaajo uu booqan doono Magaalada Hargeysa. Waxaa uu sheegay in Wararkaasi ay yihiin been abuur, islamarkaana Madaxweyne Farmaajo uusan imaan doonin Hargeysa. "Booqashada…

Read More »

Faahfaahin Wariye lagu dilay Afgooye

0 Visits: 263 | Sunday February 16, 2020 - 22:18:45
Kooxo hubeysan ayaa ku dilay degmada Afgooye Wariye Cabdi Wali Cali Online oo ka howlgalaayay TV-ga Universal. Waxaa uu ka mid ahaa Wariyeyaasha sida wanaagsan looga yaqaanay gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degmada Afgooye oo uu dhowr sano ka shaqeynaayay. Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose…

Read More »

RW Itoobiya oo la sheegay inuu ku cadaadinayo madaxweyne Farmaajo inuu tago magaalada Hargeysa.

0 Visits: 291 | Sunday February 16, 2020 - 17:34:21
Muqdisho:-Guddoomiyaha golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa uu ka hadlay safar ay aad warbaahintu u hadal hayso maanta, kaas oo ah in magaalada Hargeysa ee xarunta u ah Soomaaliland uu tagi doono madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.Guddoomiyaha ayaa waxa uu…

Read More »

QM: Waa tilaabo muhiim ah in Soomaaliya ku dhowdahay in daymaha laga cafiyo

0 Visits: 270 | Sunday February 16, 2020 - 17:30:04
Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay go'aanka hay'adda lacagta adduunka ee IMF iyo World Bank, taasoo ku saabsan in Soomaaliya u qalanto in laga cafiyo deymaha lagu leeyahay.

Read More »

Gudoomiyaha G/Banaadir oo amray in suuqyada Caasimada laga Xareeyo Xoolo buux dhaafiyay

0 Visits: 236 | Sunday February 16, 2020 - 17:26:17
Ciidamada Ilaalinta deegaanka ee gobolka Banaadir ayaa maanta waxay suuqyada waaweyn ee ku yaalla magaalada Muqdisho waxay ka bilaabeen inay magaalada ka xareeyaan xoolaha dhex socda suuqdayada magaalada Muqdisho. Amarkan lagu xareynayay xoolaha magaalada dhex socda ayaa wuxuu ka soo baxay guddoomiyaha…

Read More »

Gudoomiyaha Guurtidda"hadii uu Farmaajo soo raaco Abiy dili mayno laakiin madaxweyne uma ictiraafsanin''

0 Visits: 248 | Sunday February 16, 2020 - 17:14:27
Gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Ra'isal wasaaraha Itoobiya in badan ku celceliyey inuu Hargeysa imanayo isagoo uu la socdo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, taas oo dawladda Somaliland diidan tahay. Saleebaan Maxamuud Aadana ayaa…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 16-FEB-2020

0 Visits: 396 | Sunday February 16, 2020 - 08:59:12
Ra'iisul Wasaare Kheyre iyo ku-Xigeen ka James Swan oo kulan gaar ah wada yeeshay. R/Wasaaraha XFS, Md. Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xig eenka wakiilka xogyahaya guud ee Q/Mi doobay u qaabishan arrimaha Soomaal iya, ahna isku dubbaridka arrimaha gar gaarka dalka, Adam Abdelmoula.…

Read More »

Dowladda Sri Lanka oo lacag ku taageeraysa qorshaha deyn cafinta Soomaaliya

0 Visits: 296 | Saturday February 15, 2020 - 21:18:26
Dowladda Sri Lanka ayaa ku dhawaaqday in ay biirin doonto Rs. 163 milyan oo lacagtaasi dalkaasi ah oo loogu talagalay xirmada maaliyadeed ee Hay'adda Lacagta Adduunka oo lagu oggolaaday deyn Cafinta Soomaaliya. Hay'adda lacagta adduunka ee IMF bishii Diseembar 2019 waxay ansixisay qorshe maaliyadeed…

Read More »