HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE 17-FEB-2020

0
Monday February 17, 2020 - 09:43:21 in Wararka by
  • Visits: 323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE 17-FEB-2020

    Gudoomiyaha Guurtidda"haddii uu Farm aajo soo raaco Abiy Dili mayno laakiin madaxweyne uma Ictiraafsanin'' Gudoomiyaha golaha Guurtida Somalil and Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa she egay in R/wasaaraha Itoo biya in badan ku celce

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Guurtidda"haddii uu Farm aajo soo raaco Abiy Dili mayno laakiin madaxweyne uma Ictiraafsanin'' Gudoomiyaha golaha Guurtida Somalil and Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa she egay in R/wasaaraha Itoo biya in badan ku celceliy ey inuu Hargeysa imana ayo isagoo uu la socdo madaxweynaha Soomaal iya Maxamed C/hi Farmaa jo,taas oo dawladda Somaliland diidan tah ay. Saleebaan Maxamuud Aadana ayaa xus ay in madaxweyne Biixi mar walba ku celina yey inaanu madaxweyne Farmaajo soo raac in, haseyeeshee si kasta oo loogu sheegay kama quusan ee waxa uu doonaya inay isa soo raacan. "Madax bannaanideenna waxa ku fadhiya waa Soomaaliya iyo dawladaha carbeed, R/wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inay isa soo raacayaan madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynuhu wuu u sheegay in aanu ima nin haddii uu la socdo madaxweynaha Soo maaliya oo kun jeer buu u sheegay inaan la soo dhoweynayn haddii uu yimaado, markii madaxweynuhu soo noqday haddana waxa uu soo faray wasiirka arrimaha dibadda Som aliland waan imanayaa Hargeysa annaga oo wada soconna, waxaanu leenahay Abiy ha inoo keenin, Farmaajana waxaan leenahay ha noo imaan, laakiin haddii isago oo xamba arsan yimaado maxaynu yeelaynaa…?, dee midna waynu soo dhoweyni midna soo dho weyn mayno, ilayn inaga daaya uun baynu haynaaye, haddii uu la yimaado Dili mayno laakiin madaxweyne uma Ictiraafsanin ee nin soomaaliyeed oo Abiy la socda uun ha noqdo."ayuu yidhi gudoomiyaha Guurtidda Somaliland. Gudoomiye Saleebaan ayaa sheegay in R/ wasaaraha Itoobiya ku dhegan yahay inuu soo raaco madaxweynaha Soomaaliya, taas oo xukuumaddu dhawr jeer ku celcelisay in aanay raali ka ahayn imaanshihiisa.


Madaxweyne Qoor Qoor "Ciddii ka hor tima ado amniga Galmudug xoog baan u adeegs aneynaa”

      Madaxweynaha D/G/Galmudug ee garab ka Dowladda Soomaaliya Axmed Cabdi Ka ariye (Qoor Qoor) ayaa Shalay booqasho ku tagay xarumaha Ciidamada kala duwan ee Maamulka Galmudug, waxaana saf arkiisa qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka tirs an Maamulkaas.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa booqas hadiisa ka bilaabay Xarunta Ciidamada Xoo gga Dalka, qeybta 21-aad, wuxuuna warbi xin ka dhageystay taliyaasha ciidamada.

      Madaxweynaha ayaa Taliyaasha iyo ciid amadii ku sugnaa Xarunta 21-aad ku amray inay dardargeliyaan howlaha ay u hayaan gu ud ahaan dalka, gaar ahaan Dowladda G/Galmudug oo uu hareeyey khilaaf xoog leh kadib markii ay iska garab dhismeyn ilaa 3 Madaxweyne.

      Sidoo kale Md. Qoor Qoor ayaa booqa sho ku tagay taliska Ciidamada Haramcad ee Booliska kuwaas oo dhawaan la geeyey M/Dhuusamareeb .

     Md.Qoor Qoor ayaa ciidamada Haramc ad ee Booliska ku amaanay doorkii wana agsanaa oo ay ka qaateen sugidda ammaan ka xilligii ay dhaceyso doorashadii isaga la gu doortay, isagoo kula sii dardaarmay inay laba jibaaraan shaqada ay shacabka Gal mudug u hayaan. Sidoo kale Waxaa uu she egay in ka maamul ahaan ay ka go’an tahay inay xaqiijiyaan Amniga Guud ahaan deega annada Galmudug, hayeeshee aysan aqbal eyn in carqalad laga abuuro amniga ay heys taan.

     "Cidna kama yeelayno in ay amniga Gal mudug Caqabad ku noqoto , ciidamadu wax aan u diyaarineynaa ilaalinta amniga iyo xor eynta deegaanada maqan ,waxaana ku am rayaa in cidda ka hortimaada Amniga ay xo og iyo xeeladba u adeegsadaan.

      Md.Qoor Qoor oo qoraal soo dhigay bar tiisa Facebook ayaa yiri ” Waxaan Shalay booqdey fadhiyada Ciidamada qalabka sida ee ka howlgala deegaanada Galmudug”

      Waxaan warbixin kaga dhageystey taliya yaasha Ciidamada qalabka sida, waxaan cii damada kula dardaarmey inay dardargeliya an howlaha ay u hayaan dowlad-Goboleed ka-Galmudug iyo Guud ahaan dalka.

     Ciidamada ayuu sidoo kale uga mahad celiyay dagaaladii ay la galeen Al shabaab, waxa uuna u sheegay in ay dhawaan qaad idoon howlgalo Al shabaab looga saarayo deegaanada iyo Degmooyinka ay Maamul aan ee G/Galgaduud iyo Mudug ee Bartam aha Soomaaliya.

      Madaxweyne Axmed Cabdi Kariye (Qoor Qoor) ayaa maalmahaan waxaa uu waday kulamo uu la qaadanayay Saraakiisha Ciid amada AMISOM ee ka howlgalla deegaanna da Galmudug, hayeeshee uusan weli la kul min Madaxda kale ee kasoo horjeeda oo qaarkood ku sugan yihiin M/Dhuusamareeb.

Maamulka Galmudug ayaa wajahayo khilaaf kii ugu adkaa tan iyo markii maamulkaas la sameeyey afar sano ka hor, waxaana mu uqato inaysan jirin ififaalo muujinayo isku soo dhawaansho dhex marto dhinacyada is ku hayo maamulkaas oo kala ah Ahlu Sun na, Madaxweyne Xaaf iyo Dowladda Soom aaliya.

Dowladda Soomaaliya iyo IGAD oo kulan ku yeeshay Muqdisho

     DFS iyo Urur Gobo leedka IGAD ayaa M/M uqdisho ku yeeshay ku lan wada-tashi ku saab san hannaanka Ilaalin ta nabad galy ada iyo wada shaqeynta heer Gobol ee dowladaha kulaala Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

     Kulankan wada ta shiga ah oo ay guddoom iyeen U qeybsanaha Madaxwey naha Jamhuu riyadda ee Arrimaha Isbahays iga Badda Cas iyo Gacanka Cadan Md. Bal al Maxamed Ci smaan, Danjiraha Soomaali ya ee Midowga Yu rub Amb. Cali Siciid Fiqi iyo Ergeyga Gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD Md. Mohamed Ali Guyo ayaa daba-so cda qodobbadii ka soo baxay shirkii 46-aad ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka IGAD ay ku yeesheen M. Jabuuti 27-kii bishii Febaraayo ee sanadkii 2019-kii.

U qeybsanaha M/J/ ee Arrimaha Isbahaysiga Badda Cas iyo Gacanka Cadan Md.Balal Max amed Cismaan ayaa sheegay in Soomaaliya ay noqoney so dalkii 4aad ee dalalka IGAD ee lagu qa banayo wadatashigan, iyadoo khubara da Soomaaliyeed ay so bandhigayaan qiimeyn tooda ku saabsan mustaqbalka dhow iyo kan fog ee arrimaha Badda Cas iyo Gacanka Ca dmeed, fursadaha ku jira iyo caqabadaha ku xeeran.

     Md. Balal ayaa tilmaamay in dadaallada iyo wada tashiyada heer IGAD ay xoojinaya an Is bahaysiga Riyad ee Badda Cas iyo Ga canka Cadmeed oo ay ku mideysan yihiin dalalka So omaaliya, Sucuudiga, Urdun, Mas ar, Jabuuti, Ereteria, Yamen iyo Suudaan, maadaama 4 ka mid ah dalalka Isbahaysig an ay ka tirsan yihiin Ururka IGAD.

     Dhankiisa, Maxamed Cali Guyo oo ah Er geyga gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Badda Cas iyo Gacan ka Cadan ayaa sheegay in Soomaaliya ay kaalin weyn ku leedahay qorshe kasta oo he er Gob ol ah oo ku saabsan amniga iyo xasi lloonida marin badeedyada, maadaama ay leedahay mid ka mid ah xeebaha ugu dheer Gobolka.

      Soomaaliya ayaa kaalin muhiim ah ka qa adaneysa Isbadellada siyaasadeed iyo dhaq an-dhaqaale ee heer gobol iyo heer Qaarad eed,taasoo muujineysa dib u soo kabashada dowladnimada dalkeenna.

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Aqba lay In Farmaajo Uu Tego Hargeysa

     G/W/omaliland ayaa Shalay M/Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi aheyn, iyagoona u ga hadlay Safar la sheegay inuu Madaxweyna ha Soomaaliya uu tegi doono M/ Hargeysa.

    Madaxweyne Muuse Bixii ayaa Golaha Was iirada Somaliland u soo jeediyay in Madaxwe yne Farmaajo uu ka dego Hargeysa, iyagoona aqbalay arrintaas, isla markaana waxaa ay she egeen inay soo dhaweynayaan..

     Maalmaha soo socda  ayaa la filayaa in si wadajir ah M/Hargeysa uga degaan R/Wasaa raha Itoobiya Abiy Axm ed iyo Madaxweyne  Fa rmaajo, iyagoo oo ka ambabixi doona sida la sheegay  M/Muqdisho.

        Dhinaca kale G/ G/G/Somaliland Salee baan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in ays an Hargeysa ku soo dhaweeyn doonin Madax weynaha Soomaaliya Farmaajo.  Sidoo kale  uu tilmaamay in aysan dooneyn in Farmaajo yi maado Hargeysa, isla markaana kal hor uu ka socday R/Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed in Hargeysa uu tego Madaxweynev Farmaajo.

    Si kastaba Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa dhawaan kul an ku yeeshay M/Addis Ababa, waxaana isku keenay R/W/Abiy Axmed.


Jubaland oo shaacisay arrin ‘qiyaano ah oo lagula kacay’ ciidankii ay DF geysay Gedo

     Wasiirka warfaafinta dowlad D/G/J. Eng Cabdi Xuseen Sh.Maxamed ayaa D/Sooma aliya ku eedeeyey inay soo qiyaantay Ciid amadii ay keentay G/Gedo. Wasiirka ayaa til maamay in ciidamada la geeyey Gedo mar kii lasoo wadayey loo sheegay inay soo xor eyn doonaan M/Bu’aale ee G/Jubada Dhe xe. Waxa uu intaas ku daray in ciidamadii ha lkaas la geeyey ay "ka xumaadeen” kadib markii ay ogadaeen in waxa loo soo aaday aysan aheyn xoreynta Bu’aale iyo ilaalinta xuduudaha dalka sida uu hadalka u dhigay.

        Wasiir Eng. Cabdi Xuseen ayaa shee gay in ciidamadaas qaar ka tirsan ay usoo goosteen dhanka Jubbaland maadaama uu sheegay ay "ka xanaaqeen hab dhaqanka Dowladda iyo qiyaanada lagula kacay.”

     "Ciidamadii ay dowladdu geysay weeye Gedo oo ka xun howsha loo keenay iyo in ay u socdeen cadaw, waxaa loogu sheekeeyay in la qaban doono M/Bu’aale ama ay xuduu daha ilaalinayaan, laakiin marka ay arkeen xaaladdu sida ay tahay ayey ka xumaadeen, marka sidaas ayey ciidamada kale ugu tag een” Ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Jubba land.

      Wasiirka ayaa carrabka ku dhuftay in cii damada Dowladda Soomaaliya ay geysay G/Gedo ay sii huriyeen Khilaafka u dhaxe eyo Dowladda Dhexe iyo Maamulka uu Was iirka ka yahay ee Jubbaland.

      Wasiirka ayaa intaas ku daray inaysan suurtagal aheyn inay heshiiyaan Dowladd Dhexe iyo Jubbaland inta ay Dowladda cii damo kusoo daabuleyso Gobolka Gedi oo hoos tago Maamulka Jubbaland.

     "Ciidamadan khilaafka ayey sii badinay aan, ciidankan oo jooga wax heshiis ah ma ba imaan karo ayaan aaminsanahay, sabab too ah ciidan baan soo daabulayaa aan he shiino ama aan wadahadalno wax macquula ma ahan” ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiir Eng Cabdi Xuseen.

     Xiisadda u dhaxeysa ciidamada DFS iyo kuwa DGJ ayaa wali waxa ay ka jirtaa gobal ka Gedo, waxaana degmooyinka qaar ee go balkaasi sida Beladxaawo isku horfadhiya ciidamo kala taabacsan labada dhinac.

     Dowladda Soomaaliya ayaa qaadacday Doorashadii ka dhacday Kismaayo ee dib lo ogu doortay madaxweyne Axmed Madoobe, waxayna wadaa qorsho ay maamul kale ugu dhiseyso Jubbaland.

Faysal Cali Waraabe oo si kulul kaga hadlay booqashada Farmaajo ee Hargeysa

       Md.Faysal Cali Waraabe, Gudoomiyaha Xisbigada UCID ayaa codkiisa ku biiriyay Si yaasiyiinta Somaliland, ee ka biyo diidan bo oqashada Madaxweynaha Somaliya, Max amed C/hi Farmaajo ee M.Hargeysa.

Dadka ayaa waxay is la dhex marayan war ar sheegaya in Madaxweynaha Somaliya, oo uu la socdo R/Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ay dha waan booqasho ku taggi doonaan M/Harge ysa. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UC ID ayaa sheegay inay arrintani soo bil aabay xilli hore, ka dib markii uu shir isu gu yeeray Madadx weynaha Somali land, markii uu Ra’ii sal Wasaar aha Itoobiya soo weydiistay boo qashada isaga iyo Farmaajo ee Magaalada Hargeysa.

     "Horta arrintani mar hore ayay timid oo maalin Madaxweynuhu inoo yeeray, waxa uu yiri waxaa ila soo hadlay R/Wasaarihii It oobiya oo yiri waxaan jeclahay inaan nim aano M/Hargeysa aniga iyo Farmaajo. In wa xaa noola yimaadaa horta meesha ma qab ato,Farmaajo wuxuu ka soo dooni karaa Somaliland ma jirto.” Ayuu yiri Gudoomiyaha Xisbiga UCID.

      Gudoomiyaha oo la hadlay VOA ayaa yi ri "Madaxweynuhu inuu noo keennaa ra’y igaa ma ahayn, inuu isagu markaaba daafa cee ahayd inuu anaga na dhex keeno ma ah ayn, Shalayna inay soo noqoto maba ah ayn. Inuu aayar diyaarad iska raaco oo la yir aahdo roog-cas baa laguu dhigay, Farmaajo afka looga soo geliyay, waxaan u aragnaa in ay tahay wax aan shacbiga reer Somaliland, Axsaabta Mucaaradka iyo Kulmiye xitaa wa xay la qabaan maaha. Waa arrin uu keligii doortay, deelqaafna way ku tahay dalkayaga in la yiraa Farmaajaa imanaya.”

      Mar la weydiiyay waxa ku jaban in Mad axweyne Farmaajo uu yimaado M/Hargeysa ayuu sheegay inaanu jirin wax heshiis ah, oo horey u dhex maray labada dhinac.

     "Anaga dee heshiis ma nihin Dowladda Somaliya, ma laba wadan oo col ah oo weli heshiinin? iska daa isagoo, Xildhibaanadiisa iyo wax xil ka haaya meeshaasi dalkayaga ma imaan karaan. Isagoo cadow ah oo wixii Maxamed Siyaad Barre aan xabadda siyaa sadda kaga aadnaana dalkayaga imaan ma ayo.” Ayuu yiri Faysal Cali Waraabe.

     Faysal Cali Waraabe oo ku sugan dalka Emirate-ka Carabta ayaa xusay inay arrintan noqon doonto mid lagula xisaabtamo Mada xweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, maalinta Khamiistana ay shir deg deg ah ka yeelan doonaan.

      "Arrintani Muuse Biixi waxay ku noqonay saa arrin lagala xisaabtamo oo shacbiga re er Somaliland kala xisaabtamo, hadduu dal kii halkaa marinayo oo na haweysanayo na yiraa waxaa dalka imanaya Farmaajo, arrint aas shacbiga reer Somaliland Khamiistaa ku noqonaya Insha’Allah, shir deg degaa oo qar anaa ka gelaynaa arrintaasu.” Ayuu yiri War aabe.

      Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somali land, Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Shalay sheegay in R/Wasaaraha Itoobiya, uu Somaliland ku cadaadinayo booqasho ay isaga iyo Farmaajo ku yimaadaan M/Harge ysa. Madaxtooyada Somaliland ayaan weli rasmi ah ka soo saarin warka ku aadan boo qashada Farmaajo ee Xarunta Somaliland, balse waxaa la fillaya in Madaxweyne Muu se Biixi uu ka hadlo maalmaha ina soo aad an, oo lagu wado inuu khudbad u jeediyo La bada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland.

Agaasimaha Shaqadda G/Banaadir oo max kamad xukun ku riday, isagoo Horay uga mid ahaa Al-Shabaab.

     Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku ridday masuul ka tirsanaa maamulka G/Banaadir kaas oo loo heystay Shabaabnimo. Ku Simihii Agaasima ha Shaqadda Gobalka Banaadir, Nuur Cali Axmad (Mahad Alle) ayey Maxkamadda Ciid anku ku xukuntay Xabsi Ciidan oo 3 Sanno ah, kadib markii lagu helay inuu horay uga mid ahaan jiray Alshabaab, Islamarkaana uusan soo marin Habka Is Diiwaan Galinta Dadka ka haray Fikirka Alshabaab.

     Sidoo kale Waxay Maxkamaddu sii day say C/laahi C/raxmaan Maxamed oo ay Wal aalo ahaayeen Basiiro oo la aaminsan ya hay inay ahayd qofkii isku miidaamisay Xaru nta Gobalka Banaadir, iyadoona la amray in Hay’adaha Ammaanku ay isha ku hayaan Dhaqdhaaqa C/laahi.

     Laamaha amniga ee dowladda Soomaal iya ayaa muddooyinkii dambe waxa ay baar itaano ku wadeen masuulkaan waxaana la sheegay in uusan soo marin habka ka bixita anka Alshabaab ee looga haro fikirkooda.

  Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna du qa M/Muqdisho ayaa horay u sheegay in ma rkii uu yimid xafiiska in hay’adaha amnigu ay xireen Agaasime ka tirsanaa gobolka Bana adir

Hawlgal lagu uruuriyay xoolo nool oo laga sameeyay Muqdisho

      Ciidanka illaalada deegaanka Xamar ay aa sameeyay hawlgal ay ku uruurinayeen xo olaha nool ee dhex fadhiya wadooyinka M/Muqdisho, kadib markii amar uu ka soo saaray dhawaan Duqa Muqdisho.

     Hawlgalkaan ayaa laga fuliyay nawaaxi ga waddada Maka Al mukarama, halkaasi oo inta badan lagu arko xoolaha nool ee Magaalada dhex socda. Ciidanka illaalada deegaanka ayaa xarunta Baadi-Qabadka oo dhawaan dib-udhis lagu sameeyay isugu geeyay xoolihii ay uruuriyeen.

      Hawlgal ay fuliyeen ciidanka illaalada de egaanka dowladda hoose Xamar ayaa lagu soo qab qabtay ku dhawaad 40 Lo’, kuwaas oo dhaxsocday wadooyinka Magaalada Muqdisho. Duqa Muqdisho ayaa horey amar uu u soo saaray ku faray dadka leh xoolaha inay Magaalada ka dhex qabsadaan, haddii kalena la uruurinaayo xoolahooda, kadibna ganaax lacageed laga qaadi doono dadka asi.

    Bilicda Muqdisho ayaa meelaha qaar wax aa caqabad ku ah xoolaha nool oo wado oyinka dhex fadhiya, kuwaasi oo saxaradoo da ay dhex taalo wadooyinka, taasina qayb ay ka tahay bilic xumida Muqdisho.


Soomaaliland oo Fagaare ku burburisay Maandooriyaha Khamriga

  Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa Magaalada Togwajaale waxaa ay Shalay fa gaaro ku yaalla ku bur buriyeen dhalooyin Khamri ah,sidoo kale lagu gubey Xashiish farabadan oo howlgal lagu soo qabtey.

      Go’aanka lagu burburiyey dhalooyinka Khamriga iyo tiro Xashiish ah ayaa waxaa fuliyey Maxkamada Gobolka ay Soomaa liland u taqaano Gibleey,waxaana fagaaraha ku sugnaa Boqolaal kamid ah dadka Maga alada Wajaale.

     Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Tog wajaale ayaa sheegay in dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ay dagaal adag kula jireen maandooriyaha,isaga oo ugu baaqay dadweynaha Magaalada Wajaale inay ka qeyb qaataan dagaalkaas.

      Waxaa uu sheegay Taliyaha in Ciidanka Booliska ee degmada Wajaale inay tallaabo ka qaadi doonaan cidkasta oo lagu qabto,iy ada oo ka Ganacsaneysa ama isticmaaleysa Khamriga iyo Xashiishka.

      Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Heer deg mo ee Magaalada Wajaale ayaa sheegay in Maxkamadda ay xukuntay dad lagu oo qabtey Khamriga oo gaaraya ilaa Lix Eedeys ane,isla markaana lagu xukmay min Shan Sano ah,waxaana uu sheegay in marnaba aysan ogolaan doonin Ka Ganacsiga maand ooriyaha.

Maamulka Gobolka Sh/Hoose Oo Ka Hadlay Dilka Wariye Cabdiweli Online

      Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Ho ose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa ka tac siyadeeyay dilka Allaha u naxariistee Wariye C/wali Cali Online oo kooxo hubeysan ay ku dileen degmada Afgooye ee gobolka Shab eellaha Hoose.

      Gudoomiye Najah ayaa naxariista jano u rajeeyay marxuumka, isagoo ehelada, iyo bahda saxaafa da uga tacsiyadeeyay dilka wariye C/wali Online oo ahaa wakiil wareedka Universal TV ee Shabeellaha Hoose.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Shabee llaha Hoose ayaa hay’adaha amaanka ee de gmada Afgooye faray in baaritaan ku aadan dadka dilka geystay ay sameeyaan, isagoo sidoo kale ku baaqay in gacanta lagu soo     dhigo kooxaha dilka geystay.

     Ilaa iyo hada lama oga sababta loo dilay Wariye Cabdiweli Online, waana Wariyihii u gu horeeyay ee sanadkaan 2020 lagu dilo gudaha dalka Soomaaliya

Qatar Iyo Sacuudiga Oo Hakiyey Wadah ad allo U Socday Iyo Sababta Keentay

       Wasiirka Arrimaha Debedda ee Qatar ayaa sheegay in wadahaddaladii u dhexeey ey Doha iyo Riyadh si loo dhameeyo khil aafka dublumaasiyadeed ee ka dhex alo osan uu haatan hakad galay, iyadoo dublum aasiyiinta iyo khubarada siyaasadda ka faallooda ay sheegayaan in wadahadallad aasi la isku mari waayay.Boqortooyada Sucuudiga oo ay wehliyaan xulufadeeda Ima araatka Carabta, Bahrain iyo Masar ayaa bi shii June ee sanadkii 2017-kii jaray dha maan xiriirradii dublumaasiyadeed, gacansi iyo socdaal ee ay la lahaayeen dalka Qatar.

      Afartan dowladood ayaa ku eedeeyey Doha iney taageerto waxa ay ugu yeereen kooxo mayal adag sida ururka Ikhwaanul Muslimiin iyo iney raadineyso iney cilaaqaad dhow la sameysato dalka ay Sacuudiga xafiiltimaan ee Iran. Qatar ayaa beenisay dhamaan eedahaasi.

      "Muddo saddex sano ah ayaa ka soo wareegtay ilaa markii uu khilaafkani bilo wday. Ma ihin kuwa khalalaasahan abuuray, waxaanna ahayn marwalba kuwa u furan inaan soo afjarno xiisaddan,” ayuu shirka arrimaha ammaanka caalamka ee ka socda magaalada Munich ee dalka Germany ka sheegay Wasiirka Arrimaha Debedda ee Qatar Maxammed bin Cabdulrahman Al-Thaani.

        Laba dublumaasi oo ku sugan Doha ayaa sheegay ineysan muuqan wax saan saan ah oo ku aaddan in wadaxaajoodka dib loo soo nooleeyo mustaqbalka dhow.

Wargeyska Asharq Al-Awsat ayaa ka soo xigtay dublumaasi Khaliiji ah oo aysan mag acaabin in Sacuudigu ay isaga bexeen wada hadalka sababtoo ah kooxda wadaxaajood ka ee Qatar "ma aaney u muuqan iney ka go ’an tahay iney ka miradhaliyaan wadah adalka.”

      Hase ahaatee Wasiirka Arrimaha Debed da ee Qatar ayaa sheegaya in Doha aysan mas’uul ka aheyn hakinta wada hadallada, ayna wali diyaar u tahay iney halkoodii ka sii socdaan.

Madaxda ugu sareysa Dowladda oo tagaya Gobolka Gedo

     Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegeen in maal maha soo socdo la filayo in degmooyin ka tir san Gobolkaas ay tagaan Xubno uu kamid yahay R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimow ayaa sheegay in Gobolka Gedo ay imaan doonaan Madaxda Ugu sareysa Dowladda sida Madaxweynaha ama Ras’iisul Wasaaraha iyo sidoo kale Wasii rada Gaashaandhigga iyo Amniga.

      Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Dowladda Soomaaliya ay ilgaar ah ku heyso Gobolka Gedo,kadib cabasho kasoo gaartey Shacabka,isla markaana Ciidamada ay Dow ladda Keentay Gobolka Gedo ay yihiin kuwo ilaalinaya Amniga Xaduudaha.Hoos Ka Xigasho:-radiorisaala.com

Khasaaro Ka Dhashay Qaraxii Ka Dhac ay Muqdisho Iyo Al-Shabaab Oo Shegtay

     Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka aaso ah oo de gmada Dharkeenley ee G/Banaadir lagula e egtay Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirs an DFS. Ciidamada oo saarnaa gaari nooca dagaa lka ayaa waxaa uu qaraxu ku qa bs aday xili ay socdaal ku marayeen Xaafadda Xoosh ee degmada Dharkeenley, waxaana qarax aas ka dhashay Khasaaro isugu jira dhim asho iyo dhaawac oo soo gaaray Aska rta.  Ugu yaraan Saddex Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa qaraxaas ku dhin tay, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo la geeyay Xarun Caafimaad oo ku taalla Muqdisho.

      War qoraal ah oo lagu faafiyay baraha In ternet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheeteen Mas’uuliyada qaraxii dharkeenley lagula eegtay gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda, iyagoona sheegtay inay ku dileen saddex Askari.

      Dhinaca kale weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda Fed eraalka Soomaaliya oo ay uga hadlayaan qa raxaas ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Al-shabaab ayaa qaraxyo nooca miinada dhowr jeer la eegtay gaadiid ay la socdeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, wa xaana qaraxyadas inta badan ka dhashay Khasaarooyion kala duwan. Xigasho:-radio dalsam.com

Xubno ka socda DFS & Dowlad Gobol eedy ada oo Shir uga socdo Muqdisho



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip