Daahir Geelle oo laba Arrin ku eedeeyey Madaxda Dowladda

0
Monday February 17, 2020 - 20:59:39 in Wararka by
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daahir Geelle oo laba Arrin ku eedeeyey Madaxda Dowladda

    Siyaasiga Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada soo socata sidoo kalena laba jeer soo noqdey Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Dowladda ay isku dayayaan inay sameeyaan muddo koror

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada soo socata sidoo kalena laba jeer soo noqdey Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Dowladda ay isku dayayaan inay sameeyaan muddo kororsi oo waqtigeeda aysan doorash ku dhicin. Waxa uu ku sheegay Wareysi uu siiyey Tv-ga Universal in xataa hadii ay awoodaan in 20 Sano sii joogi karaan ay jeclaan lahaayeen Madaxda Dowladda,hayeeshee dadka Soomaaliyeed iyo Saamileyda Siyaasada aysan aqbaleyn oo fahmeen in loo baahan yahay isbedel. Madaxda Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay in uu ku yaqaano fal ceebeed oo la xiriira dhinaca doorashooyinka,hayeeshee uu sheegay in ay ka Shaqeynayan in la helo doorasho ku dhacda xor iyo xalaal. Arrimaha ku saabsan khilaafka dhinaca Waxbarashada ee ka dhaxeeya Dowladda iyo Maamulka Puntland,waxaana uu ugu baaqay Madaxda Dowladda in cid kasta oo ku soo baxda doorahooyinka ka dhaca Maamul goboleedyada,isla markaana aysan saameyn ku yeelan Waxbarashada iyo wax kasta oo wax loogu qabanayo Bulshada Soomaaliyeed.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip