Kulan looga hadlayay Sharciga doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

0
Monday February 17, 2020 - 18:07:31 in Wararka by
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlayay Sharciga doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

    Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa manta magalada Mogadishu kula kulmay Guddiga ku meelgaaarka ah ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Kulanka labada Guddi ayaa diiradda lagu saaray talo is dhaafsi ku aaddan Sharciga Doo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa manta magalada Mogadishu kula kulmay Guddiga ku meelgaaarka ah ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Kulanka labada Guddi ayaa diiradda lagu saaray talo is dhaafsi ku aaddan Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee dhawaan ay ansixiyeen labada gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa la wadaagay Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka talooyinkooda ku aaddan nuqulkii u danbeeyay ee Sharciga Doorashooyinka ay dhawaan ansixiyeen Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka JF.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip