Wararka

Wafdi ka socda dowladda oo gaarey Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 206 | Thursday March 26, 2020 - 18:46:24
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa Maanta gaarey wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka laba Aqal Sanoter Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Wafdiga ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah odayaal iyo siyaasiin ka soo jeeda deegaanada Galmudug,waxaana Magaalada Gaalkacyo…

Read More »

Wafdi ka socda dowladda oo Gaalkacyo kula kulmey Xaaf

0 Visits: 200 | Thursday March 26, 2020 - 18:39:45
Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa howgiisa Magaalada Gaalkacyo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo iskugu jira xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Mudug. Kulan gaar ah oo ay wada qaateen wafdiga iyo Xaaf…

Read More »

Amb Gelle:" waan bogaadinayaa heerka deyn cafinta Soomaaliya ay soo gaartay"

0 Visits: 222 | Thursday March 26, 2020 - 18:35:30
Waan ku bogaadinayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya halka ay soo gaarsiisay geeddiga deyn cafinta Soomaaliya, oo maanta jooga heer dhiirri gelin leh. Way ku mahadsan tahay xukuumadda hadda jirtaa dadaalka weyn ee ay galisay howshaas waxtarka u leh mustaqbalka dhaqaale ee dalkeenna. Waxaan kaloo bogaadin…

Read More »

Taiwan oo diiwaan galisay kiisas hor leh oo Caabuqa Coronovirus

0 Visits: 210 | Thursday March 26, 2020 - 18:28:14
Toddoba iyo toban kiis oo cusub oo cudurka COVID-19 ah ayaa laga xaqiijiyay Taiwan maanta, taasoo ka dhigeysa wadarta guud 252 tan iyo markii uu cudurku bilaabmay, Xarunta Taliska Dhexe ee Cudurada faafa (CECC) ayaa sidaas sheegay. Dhamaan bukaannada cusub ayaa isugu jira sagaal rag ah iyo sideed dumar…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-3-2020

0 Visits: 306 | Thursday March 26, 2020 - 09:58:14
Kheyre oo faahfaahiyay Qorshaha deynta Cafinta Soomaaliya R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khay re ayaa Shacabka Soomaaliyeed Toos Ula Wa daagaya Guusha laga Gaaray Qorshaha De yn Cafinta Dalka. Kheyre ayaa Sheegay in Hay,adda Lacagta Add uunka ee IMF iyo Ban kiga Horumarinta Afrika ay go,a ansadeen…

Read More »

In ka badan 1 bilyan oo qof oo bandow loo geliyay COVID 19 dartiis

0 Visits: 303 | Wednesday March 25, 2020 - 10:20:33
Dowlada India ayaa Talaadadi shalay qaadatay tallaabadi ugu adkeyd ee uu dal kula tacaalo cudur-sidaha Corono, kaddib marki ay bandoow gelisay dhamaan waddanka, kaasoo ku qasbaya in ka badan 1 bilyan iyo saddex boqol oo milyan oo qof in ay guryahooda joogaan muddo 21 maalin ah. Go'aankan oo uu ku…

Read More »

Xildhibaan shaaciyey xog ku saabsan in Ciidamo la dul-dhigey Hoyga Sheekh Shariif

1 Visits: 370 | Wednesday March 25, 2020 - 10:16:58
Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee kasoo horjeedey Siyaasadda Madaxda dowladda ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ka badbaadey iskuday lagu doonayey in lagu weeraro hoyga uu ka degan yahay Muqdisho.…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo safar aan la shaacin Todobaad ku jooga degmo qadiimi ah

0 Visits: 317 | Wednesday March 25, 2020 - 10:15:24
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa muddo dhan todobaad waxaa safar aan weli wax faah faahin laga bixin uu ku joogaa magaalada xeebeedka qadiimiga ee Eyl ee kutaala Badweynta Hindiya. Madaxtooyada Puntland oo inta badan baahisa wararka safarada ee la xiriira Madaxweynaha…

Read More »

Puntland oo ka laabatey Amar ay horey u soo saartey

0 Visits: 316 | Wednesday March 25, 2020 - 10:09:54
Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaadey in uu ka laabtey Amar ay horey u soo saareen oo ahaa in la xiro dhamaan masaaajidda iyo dugsiyada Qur'aanka, si looga fogaado faafidda Cudurka Coronavirus. Tallaabadaan ayaa ka dambeysay,kadib markii Wasiirka Cadaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo kulan…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE SAAKAY 25-MARSO-2020

0 Visits: 321 | Wednesday March 25, 2020 - 10:01:38
Rug Caddaa Cali Ugaas Cabdulle iyo Boqor C/llaahi Geeddi Shadoor oo Muqdisho looga yeeray M/Muqdisho oo maalmahaan ay ka jirtay dhiillo colaadeed taasi oo ku saabsan ciida mo laga wareejinayo madaxweynayaashii ho re Shariif Sh. Axm ed iyo Xasan Sh. Maxamuud oo iya gu hormuud u ah ko oxaha mucaarad ah…

Read More »

Bangiga horumarinta Afrika oo Soomaaliya ka cafiyey deymihii uu ku lahaa

0 Visits: 275 | Wednesday March 25, 2020 - 07:53:25
Wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Bankiga horumarinta Afrika uu Soomaaliya ka cafiyey deyntii uu ku lahaa, kadib dadaal dheer oo ay bixisay dowladda Soomaaliya. "Waxaan aad ugu faraxsanahay oo aan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeynayaa dadaal…

Read More »

Shirkadda Hormuud oo ku guuleysatay Shahaadada Caalamiga ah ee Taya-Wanaagga

0 Visits: 264 | Wednesday March 25, 2020 - 07:45:03
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ka howlgasha dhul ballaaran oo ku yaal Soomaaliya ayaa noqotay shirkadii ugu horeysay oo Soomaali ah oo la siiyo shahaadada caalamiga ee Taya-Wanaagga (ISO CERTIFICATION) Qoraal ay soo saartay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay qiimaha ay leedahay shahaadadan…

Read More »

Dowladda oo la soo gaarsiiyay Xalay qalab caafimaad oo qeyb ka qaadanaya ka hor-tagga faafitaanka COVID-19

0 Visits: 279 | Wednesday March 25, 2020 - 07:35:59
Dowladda Soomaaliya ayaa Xalay la wareegtay qalab caafimaad oo qayb ka qaadanaya qorshaha looga hor tegayo in dalka uu ku faafo Caabuqa corona (COVID-19) ee dhibaatada badan caalamka ku haya.

Read More »

SAWIRRO: Guddiga Diyaarinta Xeerarka Sharciga Doorashooyinka oo la doortay

0 Visits: 246 | Tuesday March 24, 2020 - 21:52:14
Guddi-wadajirka ku meel.gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo maanta yeeshay kulankoodii labaad ayaa ku doortay guddoomiye,guddoomiye ku xigeen iyo xoghayaha guddiga. Kulanka waxaa shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka mudane…

Read More »

DUCAALE: "Ma jiro ciidan dowladeed oo la dul dhigay ama weerar ku ah Shariif"

0 Visits: 228 | Tuesday March 24, 2020 - 21:49:46
Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa sheegay inaysan jirin ciidamo la dul-dhigay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Ducaale oo qoraal soo dhigay facebook ayaa yiri "Ma jiro ciidan dowladeed oo la dul dhigay ama weerar ku ah madaxweynihii hore…

Read More »

Weriye caan ah oo u dhintay xanuunka corona

0 Visits: 266 | Tuesday March 24, 2020 - 21:47:21
Zororo Makamba oo da'diisu ay ahayd 30 sano jir ayaa dhimashadiisa waxaa ay meesha ka saartay fikir ay aaminsanaayeen dad badan oo u dhashay dalka Zimbabwe oo ahayd in dadka da'da ah oo keliya ay u dhintaan xanuunka corona. Makamba wuxuu ahaa weriye aad looga yaqaano dalkaas, wuxuuna ka dhashay…

Read More »

Dood ka taagan sidii loo aasi lahaa dadka u geeriyooda cudurka coronaha Sweden

0 Visits: 316 | Tuesday March 24, 2020 - 21:45:17
Shalay maalin madow bay u ahayd Soomaalida ku nool dalka sweden, 15 qof oo geeriyootay lix kamid ah baa Soomaali ahayd ,shan kamid ah marxuuminta waxaay ku geeriyoodeen degaanka Järvaområdet kan lixaadna wuxuu ku geeriyooday degmada Järfälla. Wargaysyada dalka Sweden kasoo baxa waxaay ku sababeeyeen…

Read More »

Rug cadaa Cali Ugaas Cabdulle iyo Boqor C/llaahi Geedi Shadoor oo Muqdisho looga yeeray

0 Visits: 328 | Tuesday March 24, 2020 - 21:43:28
Magaalada Muqdisho oo maalmahaan ay ka jirtay dhiilo colaadeed taasi oo ku saabsan ciidamo laga wareejinayo madaxweynayaashii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo iyagu hormuud u ah kooxaha mucaaradka ah ee ku kacsan Dowladda federaalka Soomaaliya. Nabadoon C/raxmaan Maxamuud Cilmi…

Read More »

Madasha Xisbiyada Qaran oo war ka soo saaray isku day ay sheegeen Sh.Shariif in lagu weerari rabay

0 Visits: 258 | Tuesday March 24, 2020 - 21:27:06
Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku sheegeen inuu fashilmay isku day la doonaayay in lagu weeraro guriga uu degan yahay Madaxweynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed. Qoraalka ayaa waxa ay ku sheegeen madasha Xisbiyada Qaran, qorshaha isku daygaasi inay gadaal…

Read More »

SAWIRO:-Roobka xilliga Guga oo ka curtey meelo kamid ah Soomaaliya

0 Visits: 345 | Tuesday March 24, 2020 - 11:20:07
Roobka Xilliga Gu'ga ayaa ka curtay deegaanno ka mid ah Gobolada Dalka, kaasi oo lagu diirsaday,waxaana uu ka da'ay magaalada galkacyo iyo nawaaxigeeda tan iyo wixii ka danbeeyay 7:30 fiidnimo Xalay, sidoo kale waxaa meelo ka durugsan Magaalada laga maqlayaa onkod aad u xoog badan. Deegaanada…

Read More »