HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-3-2020

0
Thursday March 26, 2020 - 09:58:14 in Wararka by
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-3-2020

    Kheyre oo faahfaahiyay Qorshaha deynta Cafinta Soomaaliya R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khay re ayaa Shacabka Soomaaliyeed Toos Ula Wa daagaya Guusha laga Gaaray Qorshaha De yn Cafinta Dalka. Kheyre ayaa Sheegay in Hay,adda Lacagta Add uunka e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kheyre oo faahfaahiyay Qorshaha deynta Cafinta Soomaaliya R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khay re ayaa Shacabka Soomaaliyeed Toos Ula Wa daagaya Guusha laga Gaaray Qorshaha De yn Cafinta Dalka. Kheyre ayaa Sheegay in Hay,adda Lacagta Add uunka ee IMF iyo Ban kiga Horumarinta Afrika ay go,a ansadeen in ay Soomaaliya ka cafiyaan deyntii ay ku lah aayeen. Waxaa uu sidoo kale sheegay in Qaar ka mid ah dalalka Caalamka ay kala hadlayaan in ay deynta ka cafiyaan maadaama Hay,addihii lacagta adduunka ay cafiyeen. Waxaa uu xus ay in hadda ay Soomaaliya ay u furan tahay in ay si toos ah ula macaamisho Hay,addaha lac agta Aduunka isoo tilmaamay inay ku guuleyst een bixinta mushaaraadka Shaqaallaha dowla dda iyo Ciidanka.
Soomaaliland oo ku dhawaaqdey Arrin looga hortagyo caabuqa COVID 19.

Wasiirka horumarinta Caafimaadka Somal iland ahna gudoomiyaha gudiga qaran ee ka hortaga cudurka Coronavirus ayaa Shalay ku dhawaaqey tallaabooyin ay uga hortagayaan caabuqa COVID 19. Wasiirka oo Shir jaraa’id ku qabtey M/Hargeysa ayaa sheegay in laga bilaabo Shalay rakaabka ka soo degaya gar oon ka diyaaradaha Cigaal ee M/Hargeysa la heyn doono muddo 14 Cisho ah lana karantiili doono.

Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku darey in dha mmaan Soomaaliland ay xireyso laga bilaabo Maanta khamiis ah xaduudaheeda kaliyana la soo gelin karo Raashinka , shidaalka iyo daw ooyinka,sidoo kalena ay geeyeen Ciidamo fara baan.

Wasiirka wuxuu sheegay in la fasaxay Shaq aalaha Xukuumadda marka laga reebo Shaqa alaha Garoomada diyaaradaha, dekedaha, ba ngiga iyo qeybo kamida shaqaalaha wasaar adaha ay ka mid yihiin caafimaadka iyo warf aafinta, iyo shaqaal aha dawladaha hoose, sidoo kalena Shaqaalaha qaar ayuu ku amrey inay guryahooda ku Shaqeeyaan.

Dhanka kale Soomaaliland ayaa aad uga dig toonaatey cudurka coronavirus, waxaana qaar ka mid ah gobolada Soomaaliland la geeyey dhaqaatiir kala duwan, kuwaas oo dadka ka karantiilaay Coronav irus.

Taliska Booliska G/Bari oo soo saarey Ammar ku socda Ganacsatada

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa kormeer Wacyigalin ah ku tagay Suuqa Weyn Ee Magalada Bosaaso,isaga oo Ganac satada Suuqa Bosaaso kala hadlay in aan qi imaha Ganacsiga lagu kordhin Dadka,iyada oo Ganacsatada ka faa’iidesanaya saameynta Ga nacsiga Wadadama Caalamka uu kaga yee shay Cudurka Coronavirus.

G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa sidoo kale Ganacsatada ka wareystey sida Ciidanka Bool iska ay ula dhaqmaan markii ay howlgala da ka Sameeynayaan Suuqa. Ugu dambeyn Taliy aha ayaa ku marey dhammtaliska Ciidan ka Xoogga dalka oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Al-Shabaab

Taliska Ciidanka Xoogga dalka qeybta 60a ad ayaa guulo ka sheegtay dagaal Al-Shabaab kula galeen deegaanka Daynuunay ee duleed ka magaalada Baydhabo. Taliyaha qeybta 60a ad ee ciidanka xoogga dalka Sareeye Guuto Maxamed Sheekh C/ll aahi ayaa sheegay in ciidanka ay iska difaa ceen weerar Al-Shabaab ku soo qaadeen, ayna khasaare gaarsiiyeen.

Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in ku dho waad 12 maleeshiyo ka dileen Al-Shabaab, kana dhaawaceen tiro intaas ka badan.

Taliyaha oo gaaray deegaanka Daynuunay ayaa sheegay in ciidamada ay ka war qabeen weerarka, taasna ay sababtay in iyagoo feeji gan ay ka hortagaan weerarkii ay soo qaadeen Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa dhowr jeer oo hore wee rar ku soo qaaday deegaanka Daynuunay oo ay saldhig ku leeyihiin Ciidamada xoogga dal ka, waxaana deegaankaas u jiraa Baydhabo qiyaastii illaa 30KM. aan Ganacsatada gobolka bari gaar ahaan ku wa Suuqa Boosaaso inay san maciishada dadka ku qaaliyen karin Gana csadihii amarka ka dhega adeegana tallaabo laga qaadi dono.

Ciidamada Difaaca Kenya oo lagu amray in ay u diyaar garoobaan ka hortaga Covid-19.

Ciidamada Difaaca Kenya ee loo yaqaan (KDF) ayaa dhiseen sedex goobood oo qalab aysan oo 1,500 bukaan ah mid kasta lagu kar aa ntiili karo "hadii xaaladu gacanta ka baxo,” sida Dailynation ku warantay.

Goobaha, oo leh bad dhan (Capacity) 4, 500, ayaa lagu aasaasay amarka Madaxwe yne Uhuru Kenyatta oo sidoo kale ah taliyaha guud ee ciidamada Kenya, waxa loo adeegsan doonaa la dagaallanka faafitaanka coronavirus (Covid-19) haddii loo baahdo.

Madaxweynaha ayaa askarta ku amray in ay noqdaan "kuwo howlgal diyaar u ah” loona tababarayo qaabka ay uga jawaabi karaan fa afitaanka Covid-19, oo gaaray inta badan wad ama dhaca geeska Afrika oo laga dayrinayo s ida ay u helikaraan adeeg Caafimaad oo huf an. Ciidamada qalabka sida, oo leh tababaro Caafimaad, oo isku jira rag iyo dumar leh xirf ado aad u ballaaran, waxaa laga fili karaa inay bixiyaan taageero caafimaad iyo gaadiid sah ayda muhiimka ah sidoo kale amaanka ayay masuuliyad iska saari doonaan sida ay ku warantay Dilynation.

Dhanka kale Agaasimaha KDF ee Adeeg yada Caafimaadka S/Guud George Ng’ang ayaa lagu amray inuu diyaariyo dhakhaatiirtiisa taas oo qayb ka ah jawaabta 1-aad ee fayras ka ka dillaacay dalka Kenya.

Dhaxal-sugaha Boqortooyada UK oo laga helay Coronavirus

Amiirka Wales ayaa baaritaan lagu same yay lagu ogaaday in uu qabo xanuunka coron avirus, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Clarence. Amiir Charles, oo 71 sano jir ah, waxaa lagu arkay astaamaha Covid-19 oo is ka yara fudud "balse xaaladdi isa caafimaad way wanaagsan tah ay,” ayuu yi ri afhayeen u hadlay. Xaaskiisa oo 72 sano jir ah ayaa sidoo kale la baaray, waana laga waa yay fayraska.

Aqalka Clarence wuxuu sheegay in Charles iyo Camilla ay hadda is karantiileen Gurigooda Balmoral. Waxaa intaa lagu daray in Amiirka uu ka soo shaqeynayay guriga maalmihii la soo dhaafay. Warka qoraalka ah waxaa lagu yiri: "Iyadoo la raacayo talada dowladda iyo adeegyada caa fimaadka, Amiirka iyo xaaskii sa waxay isku go’ doominayaan gurigooda ku yaalla Scotland.

"Ma cadda weli qofka uu Amiirka ka qaaday fayraska iyadoo ay jirto in uu shaqo culus oo la xiriirta doorkiisa uu qaaday isbuucyadii la soo dhaafay.”

Shir looga hadlayo Caabuqa Corona virus oo ka furmey Muqdisho

M/Muqdisho ee Caasimadda dalka Soo maaliya waxaa Shalay ka furmey Shir looga ha dlayo Caabuqa Coronavirus oo dad badan ay ugu dhinteen qaar kamid ah dalalka Caala mka. Shirkana oo ay soo qaban qaabisey Was aaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaa liya ayaa waxaa goobjoog ka ah Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad goboleedyada,waxaana diirada lagu saarayaa diyaar garowga Soo maaliya ee Cudurka Coronavirus.

Shirka oo socon doona muddo laba Cisho ah ayaa waxaa wasiirada ka socda Dowlad Goboleedyada loo jeedinayaa talooyin iyo farriimo ku aadan ka horaga Cudurka Corona virus si ay ula wadaagaan dadka ku nool deegaannada Dowlad Goboleedyada.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soo maaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo shirka furtey ayaa sheegtey in u jeedka Shirka loo qabtey ay tahay in aan la siyaasadeyn Adeega caafi maadka dalka maadaama Cudurka Coronav irus uu si aad ah ugu faafay Caalamka.

Maalinta Berito ah oo la filayo in Shirka la soo geba-gabeeyo ayaa waxaa laga soo saari doonaa qodobo dhowr ah oo ku saabsan wax yaabihii ay shirka uga hadleen ee Caabuqa Coronavirus.

Mid kamid ah madaxweyne ku xigeenada Jubaland oo wada-hadal la furay DF

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maa mulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wada-hadal kula jira dowladda federaalka Soo maaliya, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Nairobi.

Maxamuud Sayid Aadan oo dhowrkii maal mood ee la soo dhaafay ku sugnaa Nairobi ayaa joojiyay dhaq dhaqaaqyadii gobalka Ge do kadib markii is qilaafeen isaga, Cabdirashiid Janan iyo wasiir ku-xigeenkii arimaha gudaha ee dowladda horey isugu dhiibay.

Warar ay heshay Caasimada Online ayaa sheegayaa in Maxamuud Sayid Aadan uu telephone kula hadlay masuuliyiin ka tirsan madwxtooyada Soomaaliya iyo kuwa gobalka Gedo waxayna wararku intaas ku darayaan in is faham ay gaareen dhinacyada wadahadlay.

"Waxaa dhici kartaa in uu dhawaan uu yim aado Muqdisho waxaana jira is faham qabyo ah oo la gaaray,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Villa Somalia oo aan la hadalnay.

Wadahadalkaan ayaa waxaa wada ama wakiil uga ah dowladda Soomaaliya taliye ku xigeenka NISA Cabdullahi Kulane iyo guddo omiye ku xigeenka Gedo Macalimow kuwaas oo kuwada sugan Gedo.DFS ayaa dhowrkii bil ee la soo dhaafay culeys saa rtay maamulka Jubbaland kaas oo sababay in mas’uuliyiinta qaar is dhiibaan qaarkoodna ay u baxeen dhinaca dalka Kenya.

Xigashocaasimadda.net


Faah-faahin iyo xog ku saabsan qaraxii is-miidaaminta ee ka dhacay Isgoyska Sayidka

Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo bax eysa qarax is-miidaamin ahaa oo Shalay ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka ee M/ Muqdisho.Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Caumar Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xirey waxyaabaha qarxa uu is ku qarxiyey maqaayad ku taalla Suuqyaraha u dhow Isgoyska Sayidka.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa u dhow baarkii hore ee Baar Bulsho, oo ay haatan deg gan yihiin dad barakacayaal ah, kuwaas oo khasaaraha qaraxa uu gaaray.

Saalax Dheere ayaa xaqiijiyey in qaraxa ay ku dhinteen 3 qof, ayada oo lix ka kalena ay ku dhaawacmeen. Dadka dhintay ayaa saddex ka mid ah ay ahaayeen isku qoys, waxayna eeri yoodeen markii la geeyey isbitalka ayaga oo dhaawac ah.

"Qof naftii halige ah ayaa isku qarxiyay ag agaarka Baar-Bulsho ee D/Howlwadaag. Gaar ahaan Suuq Yaraha Sayidka. Waxaa ku dhaa wacmay 6 qof oo 4 ka mid ah ay yihiin hal qo ys, Inkastoo markii danbe ay isbitaalka ku geer iyoodeen 3 ka mid ah qoyska,” ayuu yiri Saal ax Dheere.

Xaaladda amni ee M/Muqdisho ayaa aad u wanaagsaneyd bilihii dhowaa, ayada oo tallaa booyin dhowr ah oo la qaaday ay yareeyeen qaraxyada Magaalada, gaar ahaan kuwa baab uurta.

Al-Shabaab ayaa qaraxyadii ay ku fulin jirtay baabuurta waxay u muuqataa inay hadda u be ddeshay kuwa is-miidaamin qofeed ah, maad aama inta badan la xiray jidadkii ay kasoo geli jireen baabuurta la qarxiyo.

Faahfaahinta dagaal Shalay ka dhacay Daynuunaay

Ugu yaraan hal askari ayaa ku geeriyooday, ilaa lix kalena waa ku dhaawacmeen, iska hor-imaad kooban oo Shalay ka dhacay saldhig ciidan oo ku yaalla degaanka Daynuunaay oo qiyaastii 18km dhanka bari ka xiga M/Baydha bo ee xarunta gobolka Bay.

Al-shabaab ayaa la sheegay inay Shalay hiirtii waaberi weerar xooggan ku ekeeyeen, sa ldhiga ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Daynuunaay ee G/Bay.

Ilo’ wareedyo ku sugan Baydhabo, ayaa wa rbaahintu ka soo xigatay, in weerarka oo si ga admo ah ku bilowday uu ku dhintay hal askari oo ka tirsan ciidanka DFS halka lix kalena ku dhaawacantay,

inkastoo aan la ogayn khasaaraha gaaray dhanka Al-shabaab. Ciidamada dowladda ee ku sugan saldhigaas, ayaa sida wararku shee gayaan markii dambe gurmad ciidan helay, taa si oo Al-shabaab ku khasabtay inay dib ugu cararaan halkii ay weerarka ka soo qaadeen.

Mas’uuliyiin kormeerey Xarumo lagu karan tiilo Dadka looga shakiyo COVID19

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee XFS Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Xubno la socda ayaa waxaa ay Shalay korm eer ku tageen Xarumo lagu karantiilo Dadka ooga shakiyo Cudurka COVID 19 oo ku yaalla M/Muqdisho. Xarmaha ay booqdeen mas’uuliy iintaan ay aa waxaa kamid ah Isbitaalka Ma rtiini iyo goobo kale,iyaga oo ha dalo isugu jira wacyigelin iyo dardaaran u jee diyey Shaq aa laha Caaf imaadka ee ku sugan Xaruma haas."Waxa aan Shalay bo oqasho ku tagnay Xar umaha caafimaad ee loo diyaarinayo bukaana da ay suuro galka tahay in looga shakiyo ama laga helo cudurka coronavirus Alle kuma kee nee,waxaana ka mid ah Hospital Martiini oo aan dooneyno in aan dib-u-dhis ku sameyno qeybaha bur-bursan ee Hospital ka, sidoo kale waxa aan bo oqanay goobaha hada diyaarsan ee Karan tiilka loogu talagalay ayuu yiri”Wasiir Beyle.

Xarumaha loogu talo galey in lagu kara ntiilo Dadka looga shakiyo Cudurka COVID 19 ayaa waxaa horey u booqdey madax ay kamid yihiin,R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,Guddoomiyaha G/Banaadir Cumar Ma xamuud Maxamed (Filish) iyo mas’uliyiin kale.

Maleeshiyaad hubeysan oo xabsiga Gaalk acyo dagaal uga soo furtay maxbuus

Wararka imaanaya G/Mudug ayaa sheeg aya in saacadihii la soo dhaafay iska hor ima ad u dhexeeyey maleeshiyaad hubeysan iyo ciidanka ammaanka maamulka Puntland uu ka dhacay waqo oyiga D/Gaalkacyo ee xarunta gobolk aasi. Dagaalka ay aa yimid, ka gadaal markii kooxda maleeshiyada ah ay rasaas ku fureen gaari ay la socdeen taliye ku xigeenka xabsiga waqooyiga Gaalkacyo iyo ilaaladiisa.

Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka hubeysan ay doonayeen inay xoog ku soo furtaan nin maxbuus ah oo la sheegay inuu ku dhex xanuunsaday xabsiga, kaas oo la socday gaariga la rasaaseeyey, lana rabay in lagu ge eyo xarun caafimaad, si loogu dabiibo.

Kooxda weerarka fulisay ayaa sidoo kale wararku waxa ay sheegaan inay ay ehel la’yi hiin ninka maxbuuska ah oo ay horay Puntland ugu xukuntay dil toogasho ah.

Inta la xaqiijiyey waxaa is-rasaaseyntaasi ku dhaawacmay illaa afar qof oo uu ku jiro taliye ku-xigeenka xabsiga waqooyiga M/Gaal kacyo ee gobolka Mudug.

Sidoo kale ilo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in ragga weerar ka qaaday ay si xoog ah markii dambe ku kax eysteen maxbuuska ay doon-doonayeen.

Dhinaca kale ma jiro illaa iyo hadda wax fa ah faahin ah oo saraakiisha laamaha amniga ay ka bixiyeen shaqaaqadaasi.

Xaaladda ayaa Shalay degan, base ciida mada Puntland ayaa haatan xaafado ka tirsan W/Gaalkacyo ka wada howlgallo baaritaano ah.Xigasho:caasimadda.net

In ka badan 1 Bilyan oo qof oo bandow loo geliyay COVID 19 dartiis

Dowlada India ayaa Talaadadi Dorraad qa adatay tallaabadi ugu adkeyd ee uu dal kula ta caalo cudur-sidaha Corono, kaddib marki ay bandoow gelisay dhamaan waddanka, kaasoo ku qasbaya in ka badan 1 bilyan iyo saddex boqol oo milyan oo qof in ay guryahooda joo gaan muddo 21 maalin ah. Go’aankan oo uu ku dhawaaqay Ra’isul Wa saaraha India Nar endra Modi ayaa dhaqan ga lay Habeen hore saqdii dhexe xilliga Ind ia,uxuuna ugu baaqay shacabka in aysan ar gagixin.

Dukaamada lagu iibiyo cuntada ayaa safaf dhaadheer loogu jiray guud ahaan wadanka, ka hor inta uusan bandowga dhaqangalin. In ka badan 500 oo kiis oo coronovirus ah ayaa laga diiwaangeliyay İndia.

Guddiga Doorashada Guddonka Baarla Maanka K/galbeed oo la ansixiyay

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka do wlad G/Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku lankii ugu horreeyay ku yeeshay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Ajendaha kulanka mudanayaasha Baarla manka waxaa uu ahaa ansixinta Guddiga soo diyaarinaya doorashada Guddoomiyaha Baarl amaanka Koonfur Galbeed iyo ku xigeen adiisa. 89

Xildhibaan ayaa kasoo qeyb galay kulanka kuwaas oo meel-mariyay Guddi ka kooban

15 xubnood oo Xildhibaanada ka mid ah oo soo diyaarinaya doorashada guddoonka oo dhawaan la filayo inay ka dhacdo Baydhabo.

Mudanayaasha cusub ee Baarlamaanka laba ad ee Koonfur Gabeed ayaa maalmo kahor la dhaariyay waxaana horyaalla shaqooyin kala oo laga doonayo in ay qabtaan oo ay ugu hor rayso doorashada Guddoonka Baarlamanka.

Madaxweyne Qoor Qoor”Waxaan isku wada yaa siyaasiyiinta Galmudug mucaarad iyo Muxaafid”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galm udug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa sheegay in inta badan siyaasiyintii kasoo horj eedey doorashadii ka dahcdey magaalada Dhuusamareeb kulamo dhacay kadib ay wada heshiiyeen.

Waxaa uu sheegay in Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee dhaliilsanaa howlaha ka socda Galmudug ay isku tanaasuleen,isla markaana xilligaan wixii ka dambeeya ay u jiheysanayaan dhismaha Galmudug Cusub.

"Aniga weli waxaan diyaar u ahay inaan wada-hadal wax walbo ku dhameeyo,halkaan waxaa jooga siyaasiyiin na diidanaa balse waan wada hadalney waana heshiiney,kuwa naga maqan duruufo ayaa jira waana imaan doonaa ayuu yiri”Madaxweyne Qoor Qoor.

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay Madax weynaha Galmudug in uu weli diyaar u yahay in uu la wada-hadalo cid kasta oo kasoo hor jeeda Mamaulka uu Madaxda ka yahay si loo helo Galmudug leh hrumar iyo amni.


Turkey oo dacwado kusoo oogtay 20 Sacuudiyaan ah

Turkey ayaa 20 qof oo Sacuudiyaan ah, oo ay ku jiraan laba kaaliyeyaal u ahaan jiray Dha xal-Suge Mohmed Bin Salman, kusoo oogtay dacwado la xiriira dilkii weriye Jamaal Khaa shuqji, sida ay Arbacda sheegeen dacwad-oogayaasha dalkaas.

Dacwad oogayaasha ayaa ku eedeeyey taliye ku-xigeenkii hore ee sirdoonka Sacuud iga Ahmed al-Assiri, iyo la-taliyihii hore ee dhanka warbaahinta ee Maxkamadda boqort ooyada Saudi Al-Qahtani, inay hogaamiyeen howl-galkii lagu dilay Jamaal Khaashuqji, aya ga oo amraya kooxda dilka fulisay.

Khaashuqji, oo ahaa 59 jir wax ku qori jir ay wargeyska Washington Post, ayaa la dilay 2-dii October 2018, markii uu galay qunsuliy adda Sacuudiga ee Istanbul, si uu uga soo qa ato warqado uu u baahnaa, si uu u mehersado gacalisadiisa Turkish-ka ah Hatice Cengiz.

Turkey ayaa baaritaan u gaar ah ku sam eysay dilka, kadib markii ay ku qanci weyday sharaxaadaha ay bixisay Sacuudi Carabiya.

Xafiiska Dacwad-oogaha Istanbul ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in Assiri iyo Qahtani lagu eedeeyey "inay billaabeen dilkii ula kaca ahaa ee argagaxa badnaa, ayaga oo horse day rafaad.”

18 tuhamanayaal kale – oo ay ku jiraan Meher Mutreb oo ahaa sarkaal sirdoon oo si joogto ah ula safri jiray Mohamed Bin Salman, iyo khabiir saynis Salah Al-Tubaigy iyo Fahad Al-Balawi oo ka mid ah ilaalada boqortooyada – ayaa lagu eedeeyey "dilkan ula kaca ahaa ee arxanka darnaa.”

20-ka qof, ayaa haddii dambiyada lagu helo waxay wajahayaan xabsi daa’in.

Dacwad-oogayaasha Turkiga ayaa sheegay in maxkamadeynta raggan la furi doono ayaga oo maqanayaal ah, balse ma aysan shaacin waqtiga.

Dacwad-oogayaasha ayaa horey usoo saaran waaran lagu soo xirayo eedeysanayaasha, oo aan ku sugneyn dalka Turkiga.

CIA-da, iyo Anges Callamard oo ah ergeyga gaarka ee QM u xil-saartay baaritaanka dilka Khaashuqji, ayaa dilka si toos ah ula xiriiriyey Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan, eedeyntaas oo uu si xooggan u beeniyey.

Xigasho: VOA Somali

Feysal Cali Waraabe oo aflagaaddo aan loo meel dayin kala dul dhacay dowladda Farmaajo

Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka UCID Eng. Feysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo ku saabsan wadahadallada dowl adda federaalka iyo jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland.Waxaa kale oo uu ka hadlay mu ranka dhinaca dhulka ah ee Somaliland kala dhaxeeya maamulka Puntland, isagoona shee gay in dadka reer Baran uusan muran kala dhaxeynin balse reer Sanaag uu yahay midka ay isku heystaan gacan ku heynta gobolkaasi.

"Dad qaxooti ah oo dalka qaxay xilligii Maxamed Siyaad Somaliland ma geli karto wax heshiis ah” ayuu yiri guddoom iyaha xisbiga UCID oo si toos ah u weeraray madaxda sare ee Dowladda federaalka So oma aliya.

Waxa uu sheegay in Somaliland iskuta sh atay, isla marka ana dowladda Xamar madaxda ka talisa aa nay dalka deganeyn, sidaasi dart eedna qaadi karin mas’uuliyad da wadahadal lada ay la galeyso Somali land.

Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa hadalkiisa waxa uu ku soo beegmayaa xilli dhowaan mag aalada Addis Ababa kulan ku yeesheen madax weynaha Dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farma ajo iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Dhinaca kale hadalka xanafta leh ee ka soo yeeray guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa u muuqda mid hog ka sii tuuraya rajadii laga qabay isku soo dhow aansho dhex mara Farmaajo iyo Muuse Biixi, halka xisbiga Wadani aanu isagu ilaa iyo iminka wax hadal ah ka soo saarin aragtidiisa ku aadan wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland.

Feysal Cali Waraabe ayaa ku xadgudb ay madaxda Soomaalida reer Koonfureed ka, bacdamaa uu isaguba dhowr dal oo Yurub ah dejiyay qoyskiisa oo ilaa iyo iminka ku nool yihiin, hase yeeshee wuxuu meesha ka saaray in xisbigiisu wax door ah uu ku yeesho wadahadallada labada dhinac.

Madaxweynaha Dowladda dhexe ee federaa lka Maxamed C/hi Maxamed (Farmaaj o) ayaa ah shaqsiga kaliya ee ku dhashay magaalada Muqdisho marka loo eego mad axda iyo siyaa siyiinta talada dalka soo hogga amisay tan iyo markii Soomaaliya xornimada qaadatay.

Xigasho:-somaliweyn .com.

Mid kamid ah madaxweyne ku xigeena da Jubaland oo wada-hadal la furay DF

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maa mulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa wada-hadal kula jira dowladda federaalka So omaaliya, sida ay noo sheegeen ilo ware edyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Nairobi.

Maxamuud Sayid Aadan oo dhowrkii maa lmood ee la soo dhaafay ku sugnaa Nairobi ay aa joojiyay dhaq dhaqaaqyadii gobalka Gedo kadib markii is qilaafeen isaga, Cabdirashiid Janan iyo wasiir ku-xigeenkii arimaha gudaha ee dowladda horey isugu dhiibay.

Warar ay heshay Caasimada Online ayaa sheegayaa in Maxamuud Sayid Aadan uu tel ephone kula hadlay masuuliyiin ka tirsan mad wxtooyada Soomaaliya iyo kuwa gobalka Gedo waxayna wararku intaas ku darayaan in is faham ay gaareen dhinacyada wadahadlay.

"Waxaa dhici kartaa in uu dhawaan uu yim aado Muqdisho waxaana jira is faham qabyo ah oo la gaaray,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Villa Somalia oo aan la hadalnay.

Wadahadalkaan ayaa waxaa wada ama wakiil uga ah dowladda Soomaaliya taliye ku xigeenka NISA Cabdullahi Kulane iyo guddoo miye ku xigeenka Gedo Macalimow kuwaas oo kuwada sugan Gedo.

DFS ayaa dhowrkii bil ee la soo dhaafay culeys saartay maamulka Jubbaland kaas oo sababay in mas’uuliyiinta qaar is dhiibaan qaa rkoodna ay u baxeen dhinaca dalka Kenya.

Faahfaahin ka soo baxaysa Guddoomi yihii deegaanka Raaskaambooni oo qarax lagu diley

Wararka ka imanaya deegaanka G/Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax miino lagu diley guddomiyihii deegaanka Raaskaambooni C/hi Diiriye oo muddo 9sano ah maamulayay deega ankaas.

Qaraxa ayaa ahaa mid lala beegsaday gaa riga uu saarnaa guddoomiyaha deega ankaasi Raas-Kambooni gaar ahaan Jazi iradda deegaankaasi Raas-Kambooni.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in gud doomiyuhu uu u geeriyooday dhaawa ca ka soo gaaray qaraxaasi miino.

Guddoomiyaha lagu diley qaraxa ayaa la sheegay inuu aad u taageersanaa Mad axwe ynaha Jubbaland Axmed Madoobe uuna ka mid ahaa mas’uuliyiin xiriir dhow la leh Md. Ax med Madoobe,

Soomaaliya oo la sheegay inay gaartey heerkii deynta looga cafin lahaa

Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafi nayo wadamada faqriga ama waxa loo yaqa ano barta go’aan qaadasha dayn cafinta.

Soomaaliya waa waddanka 37aad oo gaara heerkaan dayn cafinta, wa xaana ay ku timid dad aal dowladda Federaalka Soo maaliya ay ku bixisay dib u habeynta hey’adaha maali yadda dalka. Qoraalka ay aa lagu yiri "Waxa ay So omaaliya u dhaqaaqaysaa hannaanka dha meystirka dayn cafinta oo qaadanaya sadax sano”.

‘’Waxaan jeclahay in aan dowladda iyo dad ka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyo guusha dadaalkii sanadihii la soo dhaafay ay ku bixiy een dib u habeynta maaliyadda oo halkaan na soo gaarsiyay” ayay tiri Agaasimaha maamu lka Hey’adda lacagta Adduunka Kristalina Geo rgieva.

Agaasimaha Maamulka Hey’adda Lacagta adduunka ayaa intaa ku dartay in dib u hab eynta maamulka Maaliyadda Soomaaliya ee ay dowladdu smaeysay in ay hogaamisay kobac dhaqaale.

Madaxweynaha Bangiga Adduunka ayaa soo dhaweeyay guusha Soomaaliya ka gaartay dayn cafinta.

"Waxaan dadaalka Soomaaliya ku bxiisay soo celinta hannaan dagan oo lagu yareeyo faqriga, dib ugu soo noqoshada nida amka Maaliyadda caalamiga ah, waa waa mid taariikhi ah iyo horumar ay ku talaabsatay So omaaliya ayuu yiri Madaxweynaha Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Sooma aliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa sheegay in guusha maanta laga gaaray dayn cafinta in ay ku timid dadaal xooggan oo dow laddu ku bixisay dib u habeynta dhaqaalaha da lka ayna sii wadi doonto si ay u xaqiijiso horumar dhaqaale.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fede raalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda iyo dadka Soomaa liyeed ay ku faraxsanyihiin go’aanka ka soo baxay oo Soomaaliya u suuragalinaya in ay dib ula soo noqoto xiriirkii dhaqaalaha caalam iga ah, waxaana uu tilmaamay in ay ku timid dadaal xooggan oo ay dowladu bixisay, iyada oo la shaqaynaysa hey’adaha dhaqaalaha caa lamka sida Bangiga Adduunka iyo Hey’adda lacagta Adduunka.


 

 


HAY’ADDA HUMAN RIGHTS OO SOO BANDHIGTAY SU’AALO KU XEERAN BAXSASHADA JANAN



Tan iyo markii ay dowladda Soomaaliya 28-kii bishii January shaacis ay in uu Cabdirashiid Janan ka baxsaday xabsi ah ku hayeen, waxaa isa soo tareysay hadal-heynta ku saabsan sida ay arrintaas ku dhac day.

Mar uu Janan qudhiisa la hadlayay BBC-da wuxuu sheegay inay jir aan "dad ku caawiyay tallaabadaas”, laakiin uusan magacaabeynin.

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha (Human Rights Watch) ayaa soo saartay war bixin ay diiradda ku saareyso su’aalo badan oo ku gadaaman baxsashada Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, oo loo yaqaanno "Cabdirashiid Janan”.

Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay eedeymo ka dhan ah Janan iyo dhaliil loo jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Inkastoo dowladda Soomaaliya ay shegetay inuu ka baxsaday Cabdirashiid Jsanan, haddana waxay caddeysay inay ku howlan tahay dib usoo qabashadiisa.

Hay’adda Amnesty International, oo iyana safka hore uga jirta uru rrada u dooda xuquuqda aadanaha, ayaa sidoo horay u muujisay wala aca ay ka qabtay baxsashada siyaasigan ku eedeysan dambiyada, iya doo dalbatay in la xaqiiqiyo dib usoo xiristiisa.

Maamulka Jubbaland, oo dhankiisa sharci darro ku tilmaamay xarigga wasiirkooda amniga, ayaa soo dhaweeyay inuu xorriyaddiisa dib u helay.

Su’aalo badan

Human Rights Watch waxay qormada ku saabsan Cabdirashiid Janan ku soo bandhigtay su’aalo iyo Jawaabahooda macquulka ah.

Su’aalaha HRW, oo dhammaantood la xiriira sida ay dowladda Federaalka Soomaaliya u maareysay xarigga Cabdirashiid Janan, waxaa ka mid ah:

Waligiis si rasmi ah dacwad ma loogu soo oogay?

Maxay u jiri waysay tallaabo kale oo ay maxkamadda qaaddo, kaddib dhageysigii ugu horreeyay ee dacwaddiisa?

Maxaa loogu hayay xabsi aan rasmi ahayn?

Siduuse ku baxsaday?

Waxay hay’addu sheegtay in dhammaan su’aalahan ay u baah an yihiin baaritaan iyo jawaabo ku habboon.

Dowladda Soomalaiya wali wax war ah kama soo saarin hadalkan u dambeeyay ee ka sooo yeray hay’adda.

Human Rights Watch ayaa qormadeeda ku sheegtay in max kama deynta qof noocaas ah ay u baahan tahay farsamo sharciyeysan, khib rad iyo dad waayo aragnimo u leh kiisaska noocaas ah, iyadoo sheeg tay in waxyaabahaas oo dhan aysan Soomaaliya lahayn xilligan.

Waxyaabaha kale ee aan laga heli karin Soomaaliya marka dacwad lasoo oogayo ayey ku qeexday jiritaan la’aanta hannaan khaas ah iyo ilaalinta dadka dhibbaneyaasha ah.

"Markhaatiyaasha iyo dhibbaneyaasha ayaan inta badan amni go oda la sugin, sidoo kalena waxaa khatar ku jira shaqaalaha waaxda cad daaladda”, ayaa lagu yiri warbixinta HRW.

Jawaabaha macquulka u ah Soomaaliya

HRW ayaa sheegtay inay jiraan waddooyin u furan dowladda Soo maaliya, haddii ay dhab ka tahay inay maxkamadeyso dadka la eedey nayo sida Cabdirashiid Janan.

Sida ay qormadeeda ku sheegtay hay’addu, Sanadkii lasoo dhaafay, dowladda federaalka Soomaaliya waxay magaalada caasimad da ah ka abuurtay maxkamad iyo xabsi. Waxay ujeeddada loo dhisay ahayd in lagula tacaalo dadka loo heysto falalka la xiriira kooxda hube ysan ee al-Shabaab, kuwaasoo laga soo weecinayo maxkamadaha milatariga, loona soo wareejinayo kuwa rayidka.

Taageradii ugu horreysay ee dhinaca beesha caalamka waxaa diiradda lagu saaray dhismaha awood caddaaladeed oo lagu wajaho dambiyada la xiriira dhinaca amniga iyo sidoo kale tababarista howl-wadeennada.

Dhanka kalena, xafiiska Madaxa Caddaaladda ee Soomaaliya wuxuu fadhi ku sameystay maxkamadaha racfaanka iyo maxkamadaha heerka gobol, si uu dacwado ugu qaado dadka galay dambiyada waaw eyn.

Iyadoo ay intaasi jirta ayaa HRW waxa ku talisay "sidii loo dhisi lah aa qeybo khaas ah, khibrad ku dhisantahay, oo qabilsanaada islamar kaana baaritaan ku sameeya, dacwadona kusoo ooga dadka lagu tuh mo

, wuxuu hormuud ka ahaa dagaalkii ciidamada dowladda dambiyada dagaal, kuwa ka dhanka ah bani’aadannimada iyo wal iba tacaddiyada kaleba”

"Tani waxay wax lagu farxo u ahaan lahayd dhibbaneyaasha iyo qoys askooda, kuwaasoo arki lahaa kuwa la tuhunsan yahay, sida Cadir ashid Janan, oo ugu dambeyn caddaaladda la horkeenay”, ayay sii raacisay HRW.

Kaalintii uu Janan ku lahaa Dagaalkii Beledxaawo Wax yar ka dib markii uu Cabdirashiid Janan ka baxsaday xabsiga ay ku heysay Dowladda Soomaaliyafederaalka Soomaaliya iyo kuwa ma amulka Jub baland ku dhex maray degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Mar uu BBC-da uga warramayay qaabkii uu xabsiga uga soo baxs aday, ayuu sheegay inuu ku sugnaa Beledxaawo uuna abaabulayay dagaal lagula wareego degmooyin ka tirsan Gedo.

Labadii bishan March ayey isku dhaceen ciidamo ka kala tirsan labada dhinac, kuwaasoo in muddo ah is horfadhiyay.

Dagaalkaas oo khasaare dhaliyay ayaa markii dambe kusoo gaba gaboobay in ciidamada dowladda federaalka ay la wareegeen magaalada iyo inta badan goobihii lagu dagaallamayay.

Dadaalka ku aaddan dib usoo qabashada Cabdirashiid Janan Dolw adda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay inay aaminsan tahay in janan uu ku sugan yahay gudaha dalka Kenya.

Hay’adda caalamiga ah ee u doodda xuquuqda aadanaha ee Amne sty International ayaa dowladda Kenya ka dalbatay inay xirto Cabdirash iid Janan, kaddibna ku wareejiyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Amnesty ayaa sheegtay in Janan uu ku eedeysan yahay "xadgudu byo waaweyn” oo ka dhan ah xuquuqul-insaanka, loona baahan yahay "inuu caddaaladda Wajaho”.

Sidoo kale dowladda Federaalka Soomaaliya, oo dadaal ugu jirta dib u soo qabashada Cabdirashiid Janan ayaa codsatay in lo soo gacan galiyo.

Taliska booliska Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saaray 4-tii bishii February ayaa dowladda Kenya ka daladay inay usoo xiraan Jan an, waxayna sidoo kale codsi u direen booliska adduunka ee INTER POL, kuwaasoo ay weydiisteen inay ka caawiyaan sidii dib loogu soo gacan galin lahaa.

Laakiin dowladda Kenya kama jawaabin labada dalab midna.

W/Q: Cabdishakuur Casoowe BBC Somali

Xigasho:caasimadda.net

Xiddig Ka Ciyaara La Liga Oo Loo Diiday Inuu Arko Xaaskiisa & Caruurtiisa

Markii Ezequiel Garay laga helay caabuqa Coronavirus, wuxuu durb adiiba ogaa in waqt igii uu la qaadanayay qoyskiisa inay soo dham aatay isagoo kar antiil isku geliyay qolkiisa islam arka ana iska xiray xaaskiisa iyo caruurtiisa. Laakiin xaaskiisa Tam ara Gor ro ayaa wax badan caa win eysa iyagoo kawada xiriira mur aayada qolkiisa, waxayna kala fogaansh aho oda ku soo bandhigeen Instagram.

Bilihii ugu danbeysay daafaca ayaa ku jiray xaalad adag iyadoo dhaawac xun oo soo gaa ray bishii Febra ayo ay keentay in la shaaciyo inuu ka maqnaanayo Valencia inta ka har san xilli ciyaareedka.

Isbuucyo ka dib, waxaa la xaqiijiyay inuu noqday xiddigii ugu horee yay horyaalka La Liga ee laga helay caabuqa Coronavirus.

Si kastaba, Garay oo 33 jir ah ayaa weli is ku dayaya inuu nolo shiisa sii wato inkastoo uu san arki karin qoyskiisa oo ay hal guri kuwa da nool yihiin, waxayna inta badan ku xiriiraan Skype.

Dowladda Somaliya oo soo saartay waycigelin ku saabsan Coronavirus

Wararka Shalay Dowladda Somaliya oo soo saartay waycigelin ku saabsan Coronavirus Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay wacyigelin ku saabsan Cudurka dunida saameeyay ee Coronavirus.

HALKAAN KA AQRISO FARRIINTA WASAARADDA CAAFIMAADKA.



 


OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSIGA

 

OGEYSIISKA HALKAN AYAA SIIYAY in sumadda ganacsiga ee kor ku xusan (IBM 8-bar logo) ay tahay hanti ay leedahay International Business Machines Corporationa New York Corporation of New Orchard Road- Armonk, New York, USA isla markaana isla sumadda ganacsiga loo adeegsado waxyaabaha soo socda:

 

Fasalka 09: cilmiga, cilmi baarista, duulista, sahaminta, sawirrada, shaneemo, maqal, muuqaal, miisaan, cabir, calaamad, baaritaan, kormeer, badbaadin iyo qalab wax lagu baro; aaladda iyo aaladda loo adeegsado qabashada, wareejinta, beddelashada, aruurinta, nidaaminta ama xakameynta qeybinta ama isticmaalka korantada; qalab iyo qalab loogu talagalay duubista, gudbinta, dib-u-habeynta ama ka baaraandegga codka, sawirrada ama xogta; warbaahinta la duubay iyo la soo dejisan karo, kumbuyuutar kumbuyuutar, madal madhan ama duubis analoog ah iyo warbaahinta kaydinta; habab loogu talagalay aaladda qadaadiicda ku shaqeeya; diiwaangelinta lacagta, qalabka xisaabinta; kumbuyuutarrada iyo aaladaha kombiyuutarka ee wareega; quusitaannada qubeyska, daboollada noocyo kala duwan ah, dhejisyo dhejis ah oo loogu talagalay noocyo kala duwan, sanka oo sanka loogu talagalay dadka dabbaasha ah iyo kuwa dabbaasha, gacmo gashiyo kala duwan, qalabka neefsashada ee dabaasha; Qalabka dab-bakhtiinta.

 

Fasalka 35: Xayeysiinta; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; howlaha xafiiska.

 

Fasalka 42: Adeegyada sayniska iyo teknolojiyadda iyo cilmi baarista iyo naqshadeynta laxiriirta; falanqaynta warshadaha, cilmi baarista warshadaha iyo adeegyada naqshadeynta warshadaha; xakamaynta tayada iyo adeegyada xaqiijinta; naqshadeynta iyo horumarinta qalabka kombiyuutarka iyo softiweer.


OGEYSIISKA WAXAA SIDO KALE BIXINAYAinInternational BusinessMachinesCorporationGanacsiga ay sheegato dhammaan xuquuqaha ay leedahay sumcadda ganacsi ee Soomaaliya waxayna bilaabi doontaa tallaabo sharci ah oo ku habboon qof kasta ama shakhsiyaad lagu helo inuu adeegsanayo sumadda ganacsi ama astaan ​​ganacsi kasta oo kale oo si khiyaano ah ama jahwareer la mid ah, ama haddii kale ku xadgudbay xuquuqdeeda



OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSIGA

 

IBM

OGEYSIISKA HALKAN AYAA SIIYAAN in calaamada ganacsiga ee kor ku xusan (IBM) ay iska leedahay Shirkadda Caalamiga ah ee International Business Machines Corporation, a New Orchard Road- Armonk, New York, USA isla markaana sumadda ganacsi ee la mid ah loo isticmaalo alaabada soo socota:

 

Fasalka 09: cilmiga, cilmi baarista, duulista, sahaminta, sawirrada, shaneemo, maqal, muuqaal, miisaan, cabir, calaamad, baaritaan, kormeer, badbaadin iyo qalab wax lagu baro; aaladda iyo aaladda loo adeegsado qabashada, wareejinta, beddelashada, aruurinta, nidaaminta ama xakameynta qeybinta ama isticmaalka korantada; qalab iyo qalab loogu talagalay duubista, gudbinta, dib-u-habeynta ama ka baaraandegga codka, sawirrada ama xogta; warbaahinta la duubay iyo la soo dejisan karo, kumbuyuutar kumbuyuutar, madal madhan ama duubis analoog ah iyo warbaahinta kaydinta; habab loogu talagalay aaladda qadaadiicda ku shaqeeya; diiwaangelinta lacagta, qalabka xisaabinta; kumbuyuutarrada iyo aaladaha kombiyuutarka ee wareega; quusitaannada qubeyska, daboollada noocyo kala duwan ah, dhejisyo dhejis ah oo loogu talagalay noocyo kala duwan, sanka oo sanka loogu talagalay dadka dabbaasha ah iyo kuwa dabbaasha, gacmo gashiyo kala duwan, qalabka neefsashada ee dabaasha; Qalabka dab-bakhtiinta.

 

Fasalka 35: Xayeysiinta; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; howlaha xafiiska.

 

Fasalka 42: Adeegyada sayniska iyo teknolojiyadda iyo cilmi baarista iyo naqshadeynta laxiriirta; falanqaynta warshadaha, cilmi baarista warshadaha iyo adeegyada naqshadeynta warshadaha; xakamaynta tayada iyo adeegyada xaqiijinta; naqshadeynta iyo horumarinta qalabka kombiyuutarka iyo softiweer.

 

OGEYSIISKA WAXAA SIDO KALE BIXINAYA in International Business Machines Corporation Ganacsiga ay sheegato dhammaan xuquuqaha ay leedahay sumcadda ganacsi ee Soomaaliya waxayna bilaabi doontaa tallaabo sharci ah oo ku habboon qof kasta ama shakhsiyaad lagu helo inuu adeegsanayo sumadda ganacsi ama astaan ​​ganacsi kasta oo kale oo si khiyaano ah ama jahwareer la mid ah, ama haddii kale ku xadgudbay xuquuqdeeda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip