Wafdi ka socda dowladda oo Gaalkacyo kula kulmey Xaaf

0
Thursday March 26, 2020 - 18:39:45 in Wararka by
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi ka socda dowladda oo Gaalkacyo kula kulmey Xaaf

    Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa howgiisa Magaalada Gaalkacyo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo iskugu jira xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Mudu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa howgiisa Magaalada Gaalkacyo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo iskugu jira xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Mudug. Kulan gaar ah oo ay wada qaateen wafdiga iyo Xaaf ayaa waxa ay uga wada hadleen xaalada Gobolka Mudug,iyaga oo ku amaanay sida buuxda oo uu uga shaqeeyay amniga Gobolka Mudug. Sidoo kale waxa ay kawada hadleen khilaafka iyo kala qaybsanaanta ka jira Maamulka Galmudug iyo sidii loo xalin lahaa arimaha jira.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip