Sports News

Arsenal oo xalay gurigeeda looga adkaaday

0 Visits: 1585 | Monday November 09, 2020 - 12:54:29
Kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska oo ay xalay wada cayaareen naadiyada Arsenal oo Emirates joogta iyo Aston Villa oo mart u aheyd ayaa ku soo idlaaday 3-0 oo lagu kala diray Arsenal. Daqiiqaddii 25-aad qeybta hore ee cayaarta ciyaaryahanka da'da ayr ee Arsenal Bukyo Saka ayaa shabaqa kooxdiisa…

Read More »

NAIT Ooks basketball player Yasser Abdullahi shares story of surviving suicide bombing

0 Visits: 1957 | Thursday November 05, 2020 - 18:25:15
TheNAITOoks basketball team is hoping to have guard Yasser Abdullahi for the next few years. But that might be easier said than done. Abdullahi spent 11 years in Montreal, and that's the longest he has been in any place. "Home is where the heart is," said Abdullahi. "There's not…

Read More »

Ciyaaryahan Kai Havertz oo laga helay Cudurka COVID-19

0 Visits: 1613 | Thursday November 05, 2020 - 18:14:15
LONDON:–Weeraryahanka naadiga Chelsea ay dhowaan la soo wareegtay Kai Havertz ayaa galay xaald karantiil ah kaddib markii uu ku dhacay Covid-19.

Read More »

Arsenal oo muddo dheer kadib ku badisay garoonka Old Trafford.

0 Visits: 1657 | Monday November 02, 2020 - 19:12:33
Kooxda Arsenal ayaa 14 sano ka dib xalay guul ka gaartay garoonka Old Trafford ee kooxda Manchester United kadib markii ay 1-0 kaga badisay kooxda Manchester United ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Premier League oo xalay dhex martay labada kooxda. Ciyaarta oo aheyd mid aad uu xiisa badan ayaa qeybtii…

Read More »

Kulamo ka mid ah Champion League oo xalay la ciyaaray

0 Visits: 1651 | Wednesday October 28, 2020 - 15:36:15
Waxaa xalay la ciyaaray kulamo xiiso badan oo ka tirsan ciyaaraha guruubyada ee tartanka horyaallada Yurub ee Champions League. Kulamadii ay ciyaareen kooxaha Real Madrid, Manchester City, Liverpool, iyo Inter Milan, ayaa ugu muhiimsan kulamadii xalay la ciyaaray. Bayern Munich iyo Lokomotiv Moscow…

Read More »

Madaxii Naadiga Barcelona oo Shaqada ka Tagay

0 Visits: 1408 | Wednesday October 28, 2020 - 10:34:45
Madaxweynaha kooxda kubadda cagta ee Barcelona, Josep Maria Bartomeu ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkiisii uu ka hayay naadiga. Xil ka tegista masuulka ayaa jawaab u ahayd kaddib markii xubno badan oo ka tirsan maamulka kooxda ay kalsoonidii kala laabteen. Waxaa la go'aamiyay inuu jiri…

Read More »

Paul Pogba oo la sheegay inuu joojinayo u ciyaaridda xulka Faransiiska

0 Visits: 1430 | Monday October 26, 2020 - 17:16:44
Wargeyska The Sun ee kasoo baxa dalka Ingiriiska ayaa soo xigtey warar sheegaya in ciyaartoyga caanka ah ee Paul Labile Pogba uu joojinayo u ciyaaridda xulka Qaranka Faransiiska, kadib haddalladii aan loo meeldayin ee kasoo yeeray Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron. Pogba ayaa sheegay in aan la…

Read More »

Waa kuma Khabib Nurmagomedov – ninka Muslimka ah ee garaacay Justin Gaethje

0 Visits: 1548 | Sunday October 25, 2020 - 19:18:20
Khabib Nurmagomedov ayaa sii adkeystay rekoorkiisii cayaaraha feerka fudud ee ka dhacay Abu Dhabi laakiinse ciyaarta ka dib ayuu ku dhawaaqay inuu ka fariistay cayaaraha UFC. Khabib Nurmagomedov oo u dhashay dalka Ruushka ayaa waxa uu garaacay ustin Gaethje intii lagu guda jiray wareegga labaad ee cayaarta.…

Read More »

Kulamo ka tirsan Champions League-ga oo xalay la cayaaray.

0 Visits: 1558 | Friday October 23, 2020 - 18:20:20
Kulamo waaweyn oo katirsan Champions League-ka ayaa xalay la cayaaray, waxaana ku hardamay dhowr kooxood.Kulamadii ugu muhiimsanaa ee la cayaaray waxaa kamid ahaa: Bayern Munich Vs Atletico Madrid, kulankani waxaa loo awood sheegtay naadiga Atletico oo looga adkaaday 4-0. Kooxaha Manchester City iyo…

Read More »

Xiriirka Kubadda Cagta Aduunka eeFIFA oo aqoonsato garoonka Stadium Muqdisho

0 Visits: 1760 | Friday October 16, 2020 - 19:27:38
Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium ee dhawaan la dayac tiray u aqoonsatay garoon caalami ah kaddib markii sida uu xiriirkaasi sheegay lagu qancay tayada cawska macmalka ah ee yaalla garoonkaasi.

Read More »

Ciyaaryahan Mo Farah oo xil culus looga Magacaabay dalka Jabuuti

0 Visits: 1714 | Thursday October 15, 2020 - 21:00:28
London:– Maxamed Faarah oo loo yaqaano (Mo Farah) ayey dowladda Jabuuti u magacowday Safiirkooda Maamulka Dekeddaha iyo aagga xorta ah (DPFZA). Dowladda Jabuuti ayaa dib u qaabeyn ballaaran ku sameyneysa hanaankeeda ayaa marso taariikhi ah u rogtay degmo ganacsi, xafladii arintaas lagu maamuusayay…

Read More »

Maxay Kooxda Chelsea ka tiri qilaafka la sheegay inuu soo kala dhexgalay N'Golo Kante & In xiddigu doonayo inuu ku biiro Real Madrid?

0 Visits: 1713 | Wednesday October 14, 2020 - 19:30:14
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa iska diiday oo beenisay qilaafka la sheegay inuu soo kala dhex-galay iyaga iyo N'Golo Kante. Waxaa jiray warar soo baxay dhowaan oo soo jeedinayay in xiddiga ku guuleystay Koobka Adduunka uusan ku farraxsanayn Blues oo uu qilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo Macallin…

Read More »

Muxuu ka yiri Lionel Messi kaddib guushii uu xulkiisa Argantina ka gaaray Bolivia??

0 Visits: 1720 | Wednesday October 14, 2020 - 19:01:41
Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii uu xalay xulkiisa ka gaaray dhigooda Bolivia, ciyaar ka tirsaneyd kulamada Isreeb-reebka ee koobka aduunka 2022. Xulka qaranka Argantina ayaa guul kaga gaaray dhigooda Bolivia 1-2, iyadoo labada gool…

Read More »

Ma ahan Messi ama Ronaldo.. Xiddig hore ee kooxda Barcelona ah oo doortay laacibkii ugu fiicnaa taariikhda

0 Visits: 1699 | Wednesday October 14, 2020 - 18:32:49
Laacibkii hore kooxda Barcelona ee Gerard Deulofeu ayaa iska indho tiray saaxiibkiis hore Barca ee Lionel Messi, kaddib markii uu doortay ciyaaryahankii ugu fiicnaa taariikhda kubadda cagta, isagoo carabka ku adkeeyay in booskaas uu mudan yahay Ronaldinho.

Read More »

Neymar Jr oo RIKOODH cajiib ah ka soo barbareeyay Ronaldo

0 Visits: 1681 | Wednesday October 14, 2020 - 18:22:23
Xiddigga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa ku guuleystay inuu dhaliyo goolkiisii ​​62-aad intii uu ku guda jiray waayihiisii ​​xulka qaranka ee Seleção, wuxuuna soo barbareeyay rikoodhka halyeeyga Luís Nazário Ronaldo. Goolka 62-aad ee Neymar Jr ayaa yimid…

Read More »

Labo Kooxood waa weyn oo wada doonaya inay la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos sanadka 2021-ka

0 Visits: 1609 | Wednesday October 14, 2020 - 18:17:52
Labo Kooxood oo waa weyn ayaa soonaya inay sanadka 2021-ka la saxiixdaan Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos, isla markaana ay ka wadaan caasimadda Spain ee Madrid. Warsidaha Don Balon ayaa warinaya in Kooxaha ay saf ugu jiraan saxiixa Sergio Ramos xagaaga 2021-ka. Real Madrid ayaa diyaar u ah inay…

Read More »

Afarta kulan ee ay seegi karaan xiddigaha Manchester United ee Bruno, Pogba & Martial oo la shaaciyey

0 Visits: 1528 | Wednesday October 14, 2020 - 18:14:08
(Manchester) 14 Okt 2020. Waxaa la shaaciyey afar kulan ee ay seegi karaan xiddigaha Kooxda Manchester United ee Bruno Fernandes, Paul Pogba iyo Anthony Martial.Bruno Fernandes ayaa waxa uu halis ugu jiraa in lagu qasbo inuu galo karaantiil uu kaga maqnaan karo kooxdiisa Manchester United afarta kulan…

Read More »

Labo ka mid ah xiddigihii Korona Fayras uga maqnaa Kooxda Liverpool oo tababarka ku soo laabtay

0 Visits: 1517 | Tuesday October 13, 2020 - 20:28:15
(Liverpool) 13 Okt 2020.Labada ciyaaryahan ee kooxda Liverpool, Thiago iyo Sadio Mane ayaa la soo warinayaa inay dib ugu soo laabteen tababarka kooxda kaddib markii ay ka soo kabsadeen xanuunkii Korona Fayras ee ay la maqnaayeen. Labadan xiddig ayaa intii lagu guda jiray ciyaaraha caalamiga ah waxaa…

Read More »

Juan Mata oo hoos u dhigay heshiis uu ugu dhaqaaqi lahaa dalka Saudi Arabia si uu Kooxdiisa Manchester United

0 Visits: 1476 | Tuesday October 13, 2020 - 20:25:56
Juan Mata ayaa la soo warinayaa inuu iska diiday fursad uu ku aadi lahaa dalka Saudi Arabia, isagoo doonaya inuu koobab kula guuleysto kooxdiisa haatan ee Manchester United. Wargeyska SPORT ayaa warinaya in laacibka khadka dhexe ee kooxda Manchester United uu hoos u dhigay heshiis uu ugu dhaqaaqi lahaa…

Read More »

Rodrygo: "Ma doonayo inaan noqdo Neymar-ka cusub

0 Visits: 1283 | Tuesday October 13, 2020 - 20:23:10
Xiddiga reer Brazil ee Rodrygo ayaa sheegay inuusan dooneynin inuu noqdo "Neymar-ka cusub" kaddib markii uu ka hadlay isbarbardhiga xiddigga weyn ee Selecao. Rodrygo waa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu wanaagsan kubada cagta ee u soo baxaya Real Madrid, isagoo kasbaday abaal-marinta Goal ee NxGn…

Read More »