Ciyaaryahan Kai Havertz oo laga helay Cudurka COVID-19

0
Thursday November 05, 2020 - 18:14:15 in Wararka by
  • Visits: 1604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahan Kai Havertz oo laga helay Cudurka COVID-19

    LONDON:–Weeraryahanka naadiga Chelsea ay dhowaan la soo wareegtay Kai Havertz ayaa galay xaald karantiil ah kaddib markii uu ku dhacay Covid-19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LONDON:–Weeraryahanka naadiga Chelsea ay dhowaan la soo wareegtay Kai Havertz ayaa galay xaald karantiil ah kaddib markii uu ku dhacay Covid-19.

Havertz ayaa baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday inuu qabo feyraska, waxaana xalay laga waayey safka Blues-ka ciyaartii Champions League-ga ay gurigeeda kula ciyaartay kooxda Rennes.

"Frank Lampard waxa uu xaqiijiyay Kai Havertz inuu ku dhacay Covid-19,” ayaa lagu yiri bayaan lasoo dhigay website-ka Chelsea.

Laacibkaan ayaa u adkeystay bilowgiisa adag ee waayihiisa Chelsea tan iyo markii uu kaga soo biiray Bayer Leverkusen xagaagii dhawaa.

21 jirkaan ayaa dhaliyay kaliya hal gool oo Premier League ah, isagoo la dhibtoonaya inuu gaaro qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa kaddib markii uu u adeegsaday boosas kala duwan tababaraha Blues Frank Lampard.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip