Wararka

R/W Rooble oo helay fursad weyn, afar sabab dartood

0 Visits: 211 | Saturday March 06, 2021 - 19:45:04
Waxaa markii 3-aad 4-tii March baaqday shirkii uu Iclaamiyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo aysanna muuqan saan saan kale ee uu ku qabsoomi karo shirarka muhiimka ah ee doorashada Soomaaliya. Kulamada Madaxweyne Farmaajo waxaa diidan mucaaradka iyo maamulada…

Read More »

DF oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Dahsoon

0 Visits: 272 | Saturday March 06, 2021 - 19:43:08
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay dib u qaaday ciidamadii ay shalay dhigtay waddooyinka waa weyn ee soo gala taalada Dajirka Daahsoon oo ku taalla degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in saaka aroortii hore la qaaday ciidamadaasi 'oo loogu…

Read More »

Xasan Sheekh oo baaq soo saaray, kadib weerarkii lala beegsaday Luul Yemeni

0 Visits: 210 | Saturday March 06, 2021 - 19:41:14
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay weerarkii qaraxa ahaa ee ay Al-Shabaab xalay ku qaadeen maqaayadda Luul Yemene ee magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh oo ka mid xubnaha Midowga Musharraxiinta mucaaradka ayaa marka hore tacsi u diray…

Read More »

CC Shakuur oo shaaciyey 'xog ay DF ka heysay qarixii' maqaaxida Luul Yemeni

0 Visits: 220 | Saturday March 06, 2021 - 19:37:16
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah xubnaha midowga musharraxiinta mucaaradka ayaa soo bandhigay xog ay laamaha ammaanka dowladda ka hayeen qarixii xalay lala beesaday baarka Luul Yemeni. Qoraal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxaa…

Read More »

Turkiga oo cambaareeyay qaraxii cuslaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 204 | Saturday March 06, 2021 - 19:36:06
-War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa si adag loogu cambaareeyay weeerarkii dadka badani ku dhinteen ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. 'Qoraalka ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu yiri'' Waxaan si adag u cambaareyneynaa weerarka foosha…

Read More »

Meydadka dad hor leh oo laga soo saaray goobtii uu ka dhacay qaraxii xalay

0 Visits: 190 | Saturday March 06, 2021 - 19:31:59
Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay maqayaadda Luul-Yemeni, taas oo ku taalla agagaarka dekadda weyn ee Muqdisho. Maanta ayaa burburka dhismayashii xalay ku dumay qaraxaas ee ka agdhawaa maqayadaas laga soo saaray meydad dad hor leh oo qaraxaas ku geriyooday.…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in 80% ay ku guulaysteen dagaal ay ku qaadeen kooxdii Alshabab ee weerartay xabsiga Bosaso

0 Visits: 190 | Saturday March 06, 2021 - 19:30:48
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Basaso shir jaraa'id ku qabtay ayaa sheegay in 80% lagu guulaystay howl gal lagu qaaday kooxdii Alshabaab ee habeen hore weerartay xabsiga magaalada Bosaso, halkaas oo ay maxaabiisna kala baxeen. Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu waqtigan howlgal…

Read More »

XOG: Xubno qaraabo la ah ROOBLE oo ku fashilmay qorshe ay damacsanaayeen

0 Visits: 210 | Saturday March 06, 2021 - 19:27:27
Siyaasiyiin iyo xildhibaano ku beel ah ra'iisul wasaaraha xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku guul-darreystay qorshe ay doonayeen inay ugu yeelaan awood siyaasadeed, kuna qanciyaan inuu door weyn ku yeeesho go'aanada masiiriga ah ee dalka. Qorshahan ayaa soo billowday kahor kulankii…

Read More »

Xasan Sheekh oo sheegay sabab cusub oo aysan u dhici karin doorasho xor ah

0 Visits: 193 | Saturday March 06, 2021 - 19:22:21
Madaxweynahii hore Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka iney xagal qaldan u adeegsaneyso ciidanka, wuxuuna ku tilmaamay madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday inaan looga fadhin karin inuu qabto doorasho xalaal ah. Waxa uu tusaale usoo qaatay ciidankii shalay lagu…

Read More »

Madaxweyne Geelle'' dadka ayaa igu qasbay in aan markii shanaad u tartamo xilka madaxweynaha

0 Visits: 192 | Saturday March 06, 2021 - 19:21:05
Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa in uu markii shanaad u tartamo xilka madaxweynaha dalkaas oo uu soo hayay tan iyo 1999, iyadoo la filyay in uu marka isaga fariisanayo doorashada. Isaga oo la hadlayay BBC ayuu sheegay Geelle in sababta uu sidan u sameynayo tahay rabitaan ka yimid dadka reer…

Read More »

Shixnaddii ugu horreysay ee tallaalka COVID-19 ah oo loo soo diray Soomaaliya

0 Visits: 190 | Saturday March 06, 2021 - 19:13:51
Dowladda India ayaq sheegtay in Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalka Coronovirus ah, oo lagu sameeyay isla wadanka Hindiya si loola dagaalamo cudurka Coronavirus. Wasiirka arrimaha Dibadda India, Subrahmanyam Jaishankar ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheeciyay inay Geeska Afrika ay maanta oo Sabti…

Read More »

DEG DEG:- Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 219 | Friday March 05, 2021 - 20:29:41
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in goordhow uu ka dhacay Qaraxa aad u xooganaa ayaa jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxu uu ka dhacay Maqaayadda…

Read More »

Rooble oo ka hadlay fashilka ku yimid shirkii mucaaradka, si dadban-na u weeraray

0 Visits: 209 | Friday March 05, 2021 - 20:01:44
Ra'iisul Wasaaraha xilka sii-haya ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay fashilkii ku yimid shirkii saddexaad ee uu xalay la yeeshay xubnaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka. Rooble ayaa sheegay in is-faham laga sameeyey qodobadii laga wada hadlay, laakiin mid ka mid ah dalabaadka midowga…

Read More »

Madaxweyne Deni oo gaaray magaalada Boosaaso

0 Visits: 177 | Friday March 05, 2021 - 19:59:35
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ka degay magaalada Boosaaso, isagoo xiran dirayska Ciidanka, kadib weerarkii xalay lagu qaaday xabsiga weyn ee Boosaaso. Qoraal kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in safarka Madaxweyne Deni uu la xiriiro…

Read More »

Su'aalo ka dhashay kulan uu Cali Guudlaawe kaga qeyb-galay xafiiska R/W Rooble

0 Visits: 244 | Friday March 05, 2021 - 19:54:28
Waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa baraha bulshada aad loogu hadal hayaa sawirka Madaxweynaha HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, oo lagu dhax arkay shir uu Arbacadii Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya la qaatay madaxda Bankiyada dalka.

Read More »

Ciidamo la wareegay taallada Daljirka Dahsoon kahor dibad-baxa Sabtida

0 Visits: 220 | Friday March 05, 2021 - 19:53:07
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ciidamo badan gaysay taallada Daljirka Dahsoon iyo aagga ku dhow, halkaasi oo la filayo in berri uu ka dhaco dibad-bax ka dhan ah madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday, kaasi oo ay dhigayaan mucaaradka iyo taageerayaashooda. Waddooyinka soo gala taallada Daljirka iyo kuwa…

Read More »

DF oo guddi u magacowday abaaraha gobolka GEDO

0 Visits: 224 | Friday March 05, 2021 - 19:50:04
Wasiiro ka tirsan xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa shir jaraa'id oo deg deg ah goordhoweyd ku qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku shaaciyeen guddi cusub oo qeyb ka noqonaya samato bixinta abaaraha dalka. Shirka jaraa'id ayaa looga hadlay xaalada Abaaraha iyo biyo la'aanta, gaar ahaan…

Read More »

AGAASIME cusub oo loo magacaabay HERITAGE

0 Visits: 204 | Friday March 05, 2021 - 19:48:52
Dr. Afyare Cabdi Cilmi ayaa maanta loo magaacabay Agaasimaha Machadaka darasaadka siyaasada ee HERITAGE, kadib markii uu dhawaan iska casilay xilkaasi Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo isagu xilkaasi hayay muddo ku siman lix sano. Qoraal kasoo baxaya Machadka Heritage ayaa waxaa lagu sheegay in Dr. Afyare…

Read More »

Midowga Musharaxiinta oo baajiyey dibad-bixii Sabtida + Sababta

0 Visits: 227 | Friday March 05, 2021 - 19:47:15
Midowga Musharaxiinta Mucaaridka oo goordhoweyd shir jaraa'id oo deg-deg ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxay si adag uga hadleen banaanbixii ay iclaamiyeen inuu dhacayo maalint berri ah. Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif oo bar-bar taagan yihiin xubnaha…

Read More »