DEG DEG:- Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Friday March 05, 2021 - 20:29:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:- Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

    Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in goordhow uu ka dhacay Qaraxa aad u xooganaa ayaa jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in goordhow uu ka dhacay Qaraxa aad u xooganaa ayaa jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxu uu ka dhacay Maqaayadda ku taalla degmada Xamar Jajab oo lagu magacaabo Luul Yamani,taas oo ay fariistaan dad u badan Siyaasiyiin iyo shaqaalo dowladeed.


 
 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip