Madaxweyne Deni oo gaaray magaalada Boosaaso

0
Friday March 05, 2021 - 19:59:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Deni oo gaaray magaalada Boosaaso

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ka degay magaalada Boosaaso, isagoo xiran dirayska Ciidanka, kadib weerarkii xalay lagu qaaday xabsiga weyn ee Boosaaso. Qoraal kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ka degay magaalada Boosaaso, isagoo xiran dirayska Ciidanka, kadib weerarkii xalay lagu qaaday xabsiga weyn ee Boosaaso. Qoraal kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in safarka Madaxweyne Deni uu la xiriiro u kuur gelidda xaaladda Amni ee magaalada iyo guud ahaanba Gobolka Bari. Sidoo kale, waxa Qoraalka lagu xusay in Madaxweynuhu uu kulamo la qaadan doono Saraakiisha Amniga iyo Mas'uuliyiinta Gobolka Bari. Weerarkii xalay ka dhacay xabsiga Boosaaso oo aysan weli dowladdu faahfaahin rasmiya ka bixin, waxa mas'uuliyaddiisa sheegtay ururka Al-shabaab.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip