Madaxweyne Geelle'' dadka ayaa igu qasbay in aan markii shanaad u tartamo xilka madaxweynaha

0
Saturday March 06, 2021 - 19:21:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Geelle'' dadka ayaa igu qasbay in aan markii shanaad u tartamo xilka madaxweynaha

    Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa in uu markii shanaad u tartamo xilka madaxweynaha dalkaas oo uu soo hayay tan iyo 1999, iyadoo la filyay in uu marka isaga fariisanayo doorashada. Isaga oo la hadlayay BBC ayuu sheegay Geelle in sababta u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa in uu markii shanaad u tartamo xilka madaxweynaha dalkaas oo uu soo hayay tan iyo 1999, iyadoo la filyay in uu marka isaga fariisanayo doorashada. Isaga oo la hadlayay BBC ayuu sheegay Geelle in sababta uu sidan u sameynayo tahay rabitaan ka yimid dadka reer Jabuuti oo sida uu hadalka u dhigay ku qasbay in uusan meesha banneeynin mar kalana uu isku soo taago xilka. ''Annaga oo aan hadlin dadka iyaga ayaaba codsaday in aan mar kale tartamo oo ilahaa joog oo ha tagin, sidaa daraadeed waxaan go'aansaday in aan tartamo markii ugu danbeysay'' ayuu yiri Ismaaciil Cumar Geelle. Laakiin dhinaca kale marka la eego mucaaradka ayaa arintan u arka mid muujineysa ku tagri fal awoodeed madaama uu hadda isaga xafiiska maamulo iskuna arkayo in uu doorashada u maamuli karo sidii uu doono. Waxaa sidoo kale la sheegay in shacabka leyska hortaagaydibadbaxyo isbuucyadii la so dhaafay lagu diidanaa in Geelle uu markii shanaad u tartama xilka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip