Maqaallo

Lacag Ma Rabo.!!!. Arinta Xaashi Cumar Xasan Arrima badan oo sir ah oo laga yaabo in aadan ogeyn.

1 Visits: 989 | Thursday April 05, 2018 - 23:44:36
Qybtii 1aad:Arrinta Xaashi Cumar Xassan oo aan ku dhax jiray muddo 20 sanno ah,waa dhacdo laga qori karo, Buugaag badan haddii la soo tixraaco cadeymaha aan hayo iyo wixii aan goob joog u ahaa, aan kuu soo koobo qaar ka mid ah arrima badan oo sir ahaa oo laga yaabo in aadan ogeyn.

Read More »

Xassan Sheekh "Haddaad aragto muwaadin Soomaaliyeed oo shisheeye magan ka raadiya, walaalkiis ayuu dulmi u geestay…"

0 Visits: 778 | Thursday April 05, 2018 - 23:41:11
Khudbaddii Gen. Paul Lokech iyo Cawaan-nimadeena! Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ma joogin meesha uu sarkaalkii Ugaandheeska ahaa uu kula hadlayay Guddoonka Baarlamaanka; balse waxa dhacay mar hore ayuu fasiraad ka bixiyay Intuu madaxweynaha ahaa. Asagoo la hadlaya shacabka ayuu…

Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO HOGAAMIYE RASMI AH.

0 Visits: 811 | Thursday April 05, 2018 - 23:17:24
Hogaamin (leadership) waa muhiim in laga hadlo madaama dal walba oo dunida jiraahi Hogaan u baahan yahay , waxaana ku xadfan oo ku lamaanan Hogaamiye, marka Islaamka laga hadlayo sideedaba waxaa Hogaaminta aasaas u ah sedax shey. 1- Shuuraa oo ah Wadatashi. 2- Cadaalad iyo 3- Xoriyatul Qowl ama Afkaar…

Read More »

Faa'iido intee le'eg ayey midnimadu u leedahay dadka Soomaalida iyo dalkooda ?

0 Visits: 1056 | Monday April 02, 2018 - 21:23:54
Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aan isleeyahay ma jiro wax uga muhiimsan dadka Soomaalida ee maanta nool, Gaar ahaan kuwa ku dhaqan dhulka Jamhuuriyadda. Mowduucan, Ayaa ku saabsan faa'iidada ay leedahay midnimada. Inta aan ku guda jiro qormadeyda, Waxaan ka jawaabi…

Read More »

Maxaa berri laga filan karaa Baarlamanka maxaase la gudboon madaxweyne Farmaajo?

0 Visits: 815 | Friday March 30, 2018 - 20:12:00
Xildhibaano labo u kala jaban ayaa bari laga yaabaa iney ku kulmaan guriga Golaha Shacabka ee Muqdisho , walaac xoogan ayey arrintaan ka muujinayaan shacabka Soomaalidu meel walba oo ay joogaan.

Read More »

Siyaasiyow iska hubi,wax qabadka aad ku faanee,ma lagula fahamsan yahay=NASASHADA JIMCAHA=.Q- 89aad.

0 Visits: 997 | Friday March 30, 2018 - 19:32:28
(Wax Akhyaar loogu maahmaahana ma lehe) 1-Nin ayaa waxa uu qabay xaas waxayna isku lahaayen 4 caruur ah,wuxuu soo aroosay Naag kale oo yar, wuxuuna soo dajiyay isla gurigii. Deriskii ayaa ka yaabay raaliya nimada xaaska weyn iyo sida wanaagsan oo ay ula dhaqmee Min yarada. Maalintii dambe min weyntii…

Read More »

Falanqeyn Maanta: Ma waxaad Leedahay Raysal wasaare khayre wax maqaban?

0 Visits: 781 | Wednesday March 28, 2018 - 22:29:24
Wax qabadka Dawlada Raysal wasaare khayre Waxay ku amaanen yihiin Mashruucan soo celinta dhalin yarada soomaaliyeed ee ku dhibaateysan wadanka libiya. Masiibooyinka ku habsaday dalkeena waxaa qayb weyn ka ah tahribka oo sababa dhimashada Kumaankun oo qof, oo ku la'ata saxaraha iyo badda Libiya haddana…

Read More »

Xaasaskoodii xageey geesyteen?.

0 Visits: 814 | Tuesday March 27, 2018 - 20:53:43
Wasiirada 26 ka ah ee noo jooga, 2 kaliya ayaa xaasakoodu Somalia joogaan. Xageey geeysteen? Australia = 1, Canada = 5, USA =1, UK =4, Kenya=8, UAE =1, Denmark = 1, Italy =1, Sucuudi = 1, Tunisia =1, Somali 2. Xildhibaanada golaha shacabka 45 ingriis. Taliyayaasha ciidamada, madaxweyne, Ra'isulwasare,…

Read More »

Maqaal: 1919-kii Heshiiskii ay kala saxiixdeen Sheekhii Raas Alkhaymah iyo Soomaalida

0 Visits: 854 | Sunday March 25, 2018 - 09:41:29
1919kii ayaa nin Soomaali ah lagu dilay Raas Alkhaymah. Diyadiisii ayaa Soomaalidu u doonatay Shiikhii Raas Alkhyamah laakiin wuxuu yiri nimanka wax idinka dilay waxay ka yimaadeen Ummul Quweyn ee Shiikhooda u doonta diyadii.

Read More »

Dowladda Ciyaalka Xaafadda!!

0 Visits: 783 | Saturday March 24, 2018 - 19:49:00
Rubac qarnigii u dambeeyay,waxaan soo aragnay dowladii hogaamiye kooxeedyada, tii Ururada bulshada, tii urur diimeedyada, tii NGO yada, iyo tii Ciyaal Diaspora. Hadda ma tijaabinaa Dowladii Ciyaal Xaafadeedka?. Bacdamaa ay muujiyeen wadaniyad, iyaga oo qabanaya xilkii ugu muhimsanaa ee masuuliyiinta…

Read More »

Nasashada Jimcaha .Q-88.

0 Visits: 1404 | Thursday March 22, 2018 - 23:20:22
1-Nin ayaa soo hoos istaagay Daar dheer,waxa uuna dariishada dabaqa 5aad ka arkay nin oday ah oo ku nasanaya, gacanta ayuu u taagay, ninkii odayga ahaa ayaa hoos u soo dagay in kasta oo uuna gurigu wish (lift) leheyn, markii uu dhulka yimid ayaa ninkii dhulka joogay ku yiri: Magan Alla, Sadaqo i sii.…

Read More »

Hal sanno kadib maxaa iska badalay warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ?=Faallo=

0 Visits: 872 | Wednesday March 21, 2018 - 10:21:12
20-kii March 2017 warfaafinta Villa Somalia waxaa u baryay waa cusub, madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dikreeto kusoo saaray in Cabdinuur Maxamed Axmed uu yahay agaasimaha warfaafinta ee Villa Somalia laga bilaabo maalinkaas

Read More »

Waddanka Afrika ugu yar ( Vatican State vs Mogadishu State).

0 Visits: 908 | Tuesday March 20, 2018 - 21:19:21
A)-Dowladda Vatican. Vatican State, waa waddanka ugu yar aduunka,waxa ay ka mid tahay 3da wadan ee ku dhaxyaal wadan ku hareereysan sida wadamada San Mario & Lisotho, waa dowlad ku dhaxtaal dowlad kale, magaalada Rome ee Talyaaniga ayey ku dhax taal, dhulka dowladaasu waa 2 mile ama 44 hectares , dadkeeduna…

Read More »

Julian Assange: "Mareykanka iyo Sucuudiga ayaa sameeyay ISIS iyo Al-Qaacida"

0 Visits: 844 | Monday March 19, 2018 - 20:42:47
Aas aasaha Shabakadda Siraha faafisa ee WikiLeaks, Ninka lagu magacaabo Julian Assange, ayaa waxaa uu soo bandhigay warbixin ka kooban 500,000 oo ah siro uu ka hayo diblomaasiyadda iyo sirdoonka Mareykanka. Warbixinta uu hadda siidaayay Julian waxaa ay sheegeysaa in Mareykanka iyo Sucuudiga ay aas aaseen…

Read More »

Wax Ka Baro Tobanka Goobood Ee Aan La Ogoleyn In La Booqdo

0 Visits: 900 | Sunday March 18, 2018 - 09:08:44
Website-Ka Caanka Ah Ee "Business Insider" Ayaa Daabacay Liis Goobaha Tobonka Ah Ee Ugu Ilaalada Badan Adduunka Isla Markaana Aan La Ogoleyn Iney Cidina U Soo Dhawaato. Goobaha 10-Ka Ah Ee Ugu Ilaalada Badan Adduunka

Read More »

Siyaasiyow hadaad Mooshin maqasho,Afkaaga xir,Jeebkaagana fur!NASASHADA JIMCAHA.Q-87aad

0 Visits: 1070 | Thursday March 15, 2018 - 23:28:02
1- Jacfar ayaa yiri: Annaga oo ah Afar nin oo reer Mudug ah ayaan Qol Cariish ah ka kireeysanay Habar degan degmada waaberi. Habeen barkii ayey Habartii ku soo toostay qayladeena anaga oo DUBNO ciyaareyna, waxay maqashay Colaad Ilka Case oo leh war asgariga hadda ha taaban ee Habarta Dil haddana Dil.…

Read More »

Geeska Afrika Iyo Imaaraadka! (Taariikh Iyo Tagtada)

0 Visits: 873 | Wednesday March 14, 2018 - 23:26:40
Kadib markuu ciidankii Ingariiska ka baxay "east of Suez" 1971, afartan iyo shan sano ka dib waxay dowladda Emataarka u aragtay inay muhiimad u leedahay Suez canal iyo gacanka cadmeed tasoo kaliftay sababo badan oo ka mid ah kacdoonkii Carabta (Arab Spring in 2011) iyo xooga Milatarin ee Iraan…

Read More »

Maqaal: Wax badan ka ogoow daaha gadaashiis

0 Visits: 916 | Tuesday March 13, 2018 - 20:13:29
Maalintii aan maqlay/arkay magaca shirkadda DP World ayaan raadiyay xog wal oo ku saabsan waxa ay waxani tahay, iyo sidoo kale dadka maamulaa waxa ay yihiin. Kolleyna badankiinnu i la mid baad ahaydeen. Haddaba sow ma aydaan helin xogtii aan maalmahaa helay ee ahayd, DP World asal ahaan in ay tahay…

Read More »

Maqaal: Imaaraatka iyo Turkey

0 Visits: 921 | Tuesday March 13, 2018 - 09:05:05
Imaaraat ma aha dowlad dowlad kale doonnaysa in ay xiriir ama saameyn ku yeelato ee waa qoys hantida shacabka muddo iska dhuuqayay, haddana cabsi weyn ay ka heyso in ay ku soo kacaan shacabkoodi ay muddo dulminayeen. Waxba kama duwana boqortooyadii Geeddi Shaambow (Baabow) ee qarniyo ka hor Buurhakaba…

Read More »

Waa Bilaabatay !!!!! ( SOS).

0 Visits: 909 | Thursday March 08, 2018 - 23:43:50
Aamin ama Ha Aaminin sidaan ayaa jirta, hana u qaadan iska hadal iyo kicin siyaasaded ee waa xaqiiq raad raac leh. Mar hore ayaa Sarkaal ka tirsan madaxda sirdoonka Sucuudigu Shir caalamiya ka yiri: Somaliya waa in la qayb qaybiyaa, kadibna laga dhigaa qayba ka mid ah wadamada deriska la ah , ugu yaraan…

Read More »