Wararka

HALKAN KA AQRISO W.WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE 25 JUNE 2025

0 Visits: 134 | Wednesday June 25, 2025 - 09:17:58
.

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 23-06-25

0 Visits: 168 | Monday June 23, 2025 - 08:28:06
......

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Kulan Doceed la yeeshay Dhigiisa Dowladda Kuwait

0 Visits: 141 | Sunday June 22, 2025 - 18:02:46
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Salaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed muhiim ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowladda Kuwait, Mudane Cabdullahi Cali Elihya. Kulankaasi ayaa dhacay intii uu socday shirkii 51-aad ee Golaha…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo si rasmi ah u furay Kulanka Isu Duwidda Dowladaha Hoose

0 Visits: 138 | Sunday June 22, 2025 - 17:51:43
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daahfuray Kulanka Qaran ee isu-duwidda Dowladaha Hoose. Wasiir Cali Xoosh oo ka hadlay Kulanka ayaa hoosta ka xarriiqay muhiimadda dhismaha Dowladaha Hoose,…

Read More »

Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo faahfaahiyay muhiimada booqashada Claver Gatete ee Muqdisho

0 Visits: 135 | Sunday June 22, 2025 - 17:45:54
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa faahfaahin ka bixiyay booqashada magaalada Muqdisho uu ku yimid Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Claver Gatete. Wasiir ku-xigeenka ayaa sheegay…

Read More »

Duqa muqdisho oo qaabbilay madaxa howlgalka xafiiska hay'adda UNICEF ee Soomaaliya

0 Visits: 139 | Sunday June 22, 2025 - 17:37:01
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kulan la qaatay wafdi uu hogaaminaayo Madaxa Howlgalka Xafiiska Hey'adda UNICEF ee Soomaaliya Mads Oyen. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta adeegyada caafimaadka guud ee Gobolka Banaadir,…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxa Guddiga Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika

0 Visits: 132 | Sunday June 22, 2025 - 17:35:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Madaxa Guddiga Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika (UNECA), Mudane Claver Gatete oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka, si uu uga qeybgalo daahfurka rasmiga ah ee Shirka Hiigsiga…

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 22-06-25

0 Visits: 122 | Sunday June 22, 2025 - 09:26:53
....

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 21-06-25

0 Visits: 210 | Saturday June 21, 2025 - 09:23:18
........

Read More »

halkaan ka aqriso wararka wargeyska mogtimes 16-06-25

0 Visits: 239 | Monday June 16, 2025 - 09:29:19
..........

Read More »

Filimkii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay Dalka Shiinaha

0 Visits: 227 | Sunday June 15, 2025 - 18:21:23
Magaalada Changsha ee dalka Shiinaha waxaa lagu qabtay dhacdo taariikhi ah oo farxad iyo xusuus gaar ah u leh dadka Soomaaliyeed, kadib markii markii ugu horreysay filim Soomaali ah si rasmi ah looga daawado tiyaatar ka mid ah kuwa ugu waa weyn ee Shiinaha. Filimka la daawaday wuxuu ahaa The Gravedigger's…

Read More »

Wasiirka Gaashaanshigga XFS oo ka qeyb galay Qado sharaf loo sameeyay Madaxda iyo Shaqaalaha Markabka "Oruc Reis"

0 Visits: 227 | Sunday June 15, 2025 - 18:17:35
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay qado sharaf uu Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga, Danjire Alper Aktas, u sameeyay madaxda iyo shaqaalaha markabka sahanka shidaalka ee "Oruc Reis," kaas oo si guul leh u soo gabagabeeyay hawshii loo igmaday. Wasaaradda Gaashaandhigga…

Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo ka qayb galay shir caalami ah oo looga hadlayay barnaamijka "One Health"

0 Visits: 183 | Sunday June 15, 2025 - 18:02:40
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa magaalada Tunis uga qayb galay shir heer caalami ah oo diiradda lagu saaray "One Health" – habka iskaashiga ah ee lagu wajaho caafimaadka aadanaha, xoolaha, deegaanka iyo deegaanka dabiiciga ah. Wasiir Cali Xaaji…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh :Madaxda Dowladda waxaa laga rabaa inay la tashadaan shacabka oo laga dhaafo waxa ay dhibsanayaan

0 Visits: 188 | Sunday June 15, 2025 - 18:00:47
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ay muhiim tahay in madaxda dowladda ay la tashadaan shacabka, ayna dhageystaan argtiyadooda waxa ay dhibsanayaana ay dhowraan, si looga fogaado in lagu adkeeyo arrimo aysan raalli ka ahayn. Madaxweynaha ayaa…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Agaasimaha Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka

0 Visits: 186 | Sunday June 15, 2025 - 17:58:40
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Maxamed Cabdullaahi Abubakar, u magacaabay Agaasimaha Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Waxaana xilkii laga qaaday Ismaaciil Cali Sheekh Nuur oo ahaa agaasimihii…

Read More »

War-Saxaafadeed: Wasaaradda Batroolka oo si rasmi ah shaacinaysa dhammaadka wajiga hore ee sahminta shidaalka

0 Visits: 189 | Sunday June 15, 2025 - 17:54:28
Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u shaacinaysaa dhammaadka wajiga hore ee sahminta shidaalka iyo macdanta ee lagu sameeyay qaar kamid ah xeebaha badda Soomaaliya taas oo lagu xaqiijiyay in khayraadkaas looga faa'iidaysan doono si…

Read More »

Shirka wadatashiga ee uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynaha JFS oo barri ka furmayo Muqdisho

0 Visits: 179 | Sunday June 15, 2025 - 17:51:18
Waxaa maalinta barri ah oo ku beegan 16-ka bishaan ka furmaya magaalada Muqdisho Gogoshii uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud. Madashaan waxaa ka qayb gelaya wufuud kala duwan oo ka kala imaanaya gudaha Dalka iyo dibadda, waxaana…

Read More »

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYAY KULANKA GUDDIGA JOOGTADA.

0 Visits: 179 | Sunday June 15, 2025 - 17:49:38
Guddiga Joogtadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa caadiga ah ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay…

Read More »