Sports News

Dhismaha Garoonka Stadium Muqdisho oo la soo geba-gabeeyay (SAWIRRO)

0 Visits: 3081 | Thursday May 28, 2020 - 06:59:57
Muddo dheer oo dib u dhis iyo dayactirba lagu waday Garoonka Stadum Muqdisho ee Magaalada Muqdisho ayaa la soo geba-gabeeyay shaqadii adkeyd ee dib loogu hagaajinayay. Garoonka Stadium Muqdisho oo ah kan dalka ugu weyn ayaa burbur xoogan uu ka soo gaaray dagaaladii sokeeye iyo dagaaladii Magaalada Muqdisho…

Read More »

Jose Mourinho Oo Magacaabay Xiddigii Ugu Fiicnaa Kubadda Cagta

0 Visits: 2869 | Sunday April 26, 2020 - 21:54:44
Tababare Jose Mourinho ayaa aaminsan in Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi aanay ahayn xiddigihii ugu wanaagsanaa ee ciyaaray kubaddii ugu quruxda badnaydn. Tababaraha reer Portugal ee hadda layliya Tottenham, waxa uu sheegay in labada ciyaartoy ee waqtigan dunida haysta ee Cristiano iyo Messi uu ka…

Read More »

Xiriirka kubbadda Cagta oo munasabad duco ah u sameynaya cayaaryahano qaran oo dhawaan geeriyooday.

0 Visits: 2796 | Thursday April 09, 2020 - 07:53:02
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa munaasabad duco ah u sameynaya cayaaryahano qaran oo dhawaan geeriyooday, sida uu shaaciyay, xafiiska warfaafinta xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya.

Read More »

QIIMAYN: Afarta Kooxood Ee Kaliya Ee Awood Buuxda U Leh Inay Barcelona Ka Kaxaystaan Lionel Messi Oo Qiimayn Lagu Sameeyay.

0 Visits: 2766 | Tuesday April 07, 2020 - 18:53:56
Wargeyska ree Talyaani gaar ahaan magaalada Milan ee Gazzetta dello Sport ayaa sameeyay qiimayn xilli uu shaaca ka qaaday tiraba afar kooxood oo uu u arko kuwo kaliya ee Barcelona ka kaxaysan kara kabtanka kooxdeeda ee Lionel Messi. Shalay ayay ahayd markii madaxweynihii hore ee kooxda Inter Milan ee…

Read More »

Laacibkii kooxda Horseed FC iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Siciid Ducaale oo Yemen ku geeriyooday

0 Visits: 2926 | Thursday April 02, 2020 - 19:09:22
Laacibkii hore ee kooxda Horseed FC ee horyaalka dalkeenna iyo xulka qaranka Soomaaliya Siciid Ducaale ayaa ku geeriyooday magaaladda Cadan dalka Yemen, halkaas oo uu ku xanuusanaa muddooyinkii ugu dambeeyay. Aaska marxuumka ayaa maanta ka dhacay masaajidka Al-ixsaan, ee xaafadda Tawila ee magaalada…

Read More »

20-ka Ciyaaryahan ee ugu Caansan Adduunka oo la Shaaciyey

0 Visits: 2684 | Monday March 30, 2020 - 22:39:13
Xog ururin laga yaabo inuu muran ka dhasho oo ay samaysayTransfermarkt oo ah warbaahinta samaysa qiimaynta suuqa ciyaartoyda ee sida billaha ah loosoo bandhigo, waxa kasoo baxday in dhamaan 20-ka ciyaartoy ee ugu caansan adduunka aanay ka mid ahayn Lionel Messi oo ah xiddiga adduunka ee sannadka iyo…

Read More »

Madaxweynihii hore Kooxda K/cagta Real Madrid oo u geeriyooday cudurka Coronavirus

0 Visits: 2642 | Sunday March 22, 2020 - 16:36:36
Madaxweynihii hore ee Kooxda kubada cagta Real Madrid Lorenzo Sanz ayaa geeriyooday isaga oo ay da'diisa aheyd 76 sano, kaddib markii uu ku dhacay cudurka Coronavirus.

Read More »

Macallin Ibraahim Suudaani oo ahaa Tababarahii Xulka Kubadda Cagta & Naadigii Horseed oo ku geeryooday Minnesota

0 Visits: 2686 | Sunday March 15, 2020 - 06:15:19
Ibrahim Maxamed Xersi (Ibrahim Sudani) ayaa ku geeryaooday dalka Maraykanka qaasatan gobolka Minnesota , Allaha u naxariistee Macalinka ayaa daganaa dalkaan dhawr iyo tobankii sano ee ugu danabysay taariikhda macalin ibraahim ayaan ka soo xiganay Tababaraha xulka Qaranka kubadda kolayga Soomaaliya C/qadir…

Read More »

Mid ka mid ah cayaartoyda kooxda Juventus oo laga helay cudurka Coronavirus

0 Visits: 2544 | Thursday March 12, 2020 - 07:55:03
Torino (Caasimada Online) –Kooxda Kubadda Cagta Juventus ayaa ku dhowaaqday in daafac dambeedka dhexe ee kooxdaas iyo xulka qaranka Talyaaniga Daniele Rugani laga helay cudurka CoronaVirus. Kooxda Seria A-da ayaa sheegtay "inay ku dhaqaaqeyso dhammaan xeerarka go'doominta ee sharcigu dhigayo"…

Read More »

Cayaartoygii caanka ahaa ee noqday eedeysane la doon doonayo

0 Visits: 2508 | Sunday March 08, 2020 - 21:45:54
Babacar Sarr waa 29-sano-jir cayaartoy ah oo kooxo waaweyn oo dunida ka dhisan usoo saftay, waxaana ka mid ah kooxaha ugu waaweyn dunida ee lacagaha ugu badan qaata. Sidoo kale waa eedeysane, dalka Norway ayaa looga haystaa eedeymo kufsi ah, waxaana loo jaray warqad caalami ah oo lagu soo xirayo. Wuxuu…

Read More »

Chelsea Oo Haddaba Xidhiidh La Samaysay Goolhayaha Ay Doonayaan In Uu Badalo Kepa Arrizabalaga.

0 Visits: 2374 | Tuesday March 03, 2020 - 21:13:36
Kooxda Chelsea ayaa haddaba xidhiidh la samaysay goolhayaha ay doonayaan in uu badal ugu noqdo Kepa Arrizabalaga kaas oo lumiyay saamayntii uu ku lahaa kooxda Blues. Chelsea ayaa sanadkii 2018 kii waxay lacagtii abid ugu qaalisanayd ee goolhaye lagu iibsaday ka soo bixisay Kepa Arrizabalaga oo markaas…

Read More »

Cida Masuulka Ka Ah Musiibada Dhaawacyada Ousmane Dembele Oo La Ogaaday Iyo Arin Qariib Ah Oo Mustaqbalkiisa Saamayn Ku Yeelan Karta.

0 Visits: 2167 | Tuesday March 03, 2020 - 21:11:51
Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Barcelona ee Ousmane Dembélé ayaa qaadanaya waqtigiisii ugu adkaa waayihiisa ciyaareed kadib markii uu dhawaan maray qaliin sabab u noqday in uu muddo dheer garoomada ka maqnaan doono. Ousmane Dembélé ayaa tan iyo markii uu Barcelona ku soo biiray sanadkii…

Read More »

Barcelona Oo Qaaday Talaabo Ay Ciyaartoyda Kooxdeeda Kaga Ilaalinayso Xanuunka Aduunka Ka Yaabinaya Ee Corona Virus

0 Visits: 2192 | Friday February 28, 2020 - 22:02:13
Cudurka sida layaabka leh aduunka oo dhan ugu faafaya ee Corona Virus ayaa saamayn xoogan ku yeelanaya kubbada cagta iyada oo haddaba ay jiraan kulamo sababta xanuunkan awgii loo badalay ama loo go'aamiyay in garoomo madhan lagu ciyaari doono. Dalka China ayuu markii hore ka soo bilawday xanuunka…

Read More »

Saadaasha Charlie Nicholas Ee Kulamada 28-Aad Ee Premier League Iyo Kooxo Waa Wayn Oo Uu Guul Uga Dhaartay.

0 Visits: 1611 | Friday February 28, 2020 - 21:58:15
Kulamada 28 aad ee horyaalka Premier league ayaa laysku diyaarinayaa waxaana la galay qaybihii ugu xiisaha badnaa ee horyaalka Premier League iyada oo waxyaabo badan loo tartamayo. Liverpool ayaa isku dayi doonta in ay sii joogtayso rekoodhka guuldaro la'aanta ee ay xili ciyaareedkan ku soo jirtay…

Read More »

Ciyaartoy caan ah oo xaaskiisa bil walba magaalo joog u siiya 100 kun oo doolar

0 Visits: 1338 | Thursday February 27, 2020 - 22:47:09
Wargeyska Corriere dello Sport ee wax ka qora ciyaaraha qaaradda Yurub ee kasoo baxa magaalada Rome ee dalka Talyaniga ayaa kusoo warramay in ciyaaryahanka u dhashay dalka Burtiqiiska ee u dheela kooxda Juventus, Cristiano Ronaldo uu lacag dhan 100 kun oo doolar magaalo joog ahaan bil walba u siiyo…

Read More »

Feeryahanad Soomaaliyeed oo ka guuleysatay mid Kenyan ah

0 Visits: 1139 | Sunday February 23, 2020 - 19:35:53
Ramla Cali oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa usoo baxday Rubuc dhamaadka Isreebreebka Feerka Afrika ee loogu soo gudbayo Ciyaaraha Olambikada Adduunka ee magaalada Tokiyo ee Cariga Jabaan, kaasi oo lagu qaban doono sanadkan 2020-ka. Ramla ayaa garaacday Beatrice Akoth oo u dhalatay dalka Kenya, waxayna…

Read More »

Barcelona Oo Xaqiijisay Lambarka Uu Xidhan Doono Saxiixeeda Cusub Ee

0 Visits: 1169 | Thursday February 20, 2020 - 23:21:19
Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay lambarka uu kooxda u xidhan doono saxiixa cusub ee Martin Braithwaite kaas oo Si Rasmi ah u noqday xiddig Barcelona ah maanta oo Khamiis ah. Xiddiga Martin Braithwaite ayaa tijaabada caafimaadka ku baasay maanta sidoo kale lagu soo bandhigay garoonka Barcelona ee Camp…

Read More »

Labadii Xiddig Ee Barcelona Ee Isku Dhex Dagaalay Tababarka Oo La Ogaaday, Iyo Messi Oo Ka Mid Ah.

0 Visits: 1035 | Monday February 10, 2020 - 19:42:25
Waxa ugu dambayn la Kashifay xiddigaha Barcelona ee isku dhex dagaalay tababarka maalmo ka hor xilli ay Barcelona todobaadyadii ugu dambeeyay ku jirto muran badan. Tan ilaa markii shaqada laga caydhiyay tababare Ernesto Valverde laguna badalay tababare Quique Setién kooxda Barcelona ayaa ku dhex jirta…

Read More »

Juventus Oo Qarka U Saaran In Ay Shaqada Ka Caydhiso Maurizio Sarri & Badalkiisa Oo Haatanba La Ogaaday.

0 Visits: 803 | Monday February 10, 2020 - 19:41:10
Warar aad u soo badanaya ayaa sheegaya in ay kooxda Juventus qarka u saarantahay in ay shaqada ka caydhiso tababare Maurizio Sarri kadib natiijooyinka xun ee kooxda xilli ciyaareedkan. Juventus ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Hellas Verona kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan…

Read More »

Man United Oo Qiimihii Suuqa Ee Paul Pogba Hoos U Dhigtay, Real Madrid Iyo Juventus Oo Ay Farxad U Tahay & Kooxda Ugu Cad Cad Saxeexiisa.

0 Visits: 744 | Monday February 10, 2020 - 19:39:50
Maamulka sarre ee kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay go'aan ka qaateen arrimaha khadkooda dhexe ee Paul Pogba oo aad loola xidhiidhinayo bixitaan suuqa xagaagan. Man United ayaan inta ugu badan xilli ciyaareedkan wax awood ah u yeelan inay ku xisaabtamaan xiddiga ugu qaalisan…

Read More »