20-ka Ciyaaryahan ee ugu Caansan Adduunka oo la Shaaciyey

0
Monday March 30, 2020 - 22:39:13 in Wararka by
  • Visits: 2947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    20-ka Ciyaaryahan ee ugu Caansan Adduunka oo la Shaaciyey

    Xog ururin laga yaabo inuu muran ka dhasho oo ay samaysayTransfermarkt oo ah warbaahinta samaysa qiimaynta suuqa ciyaartoyda ee sida billaha ah loosoo bandhigo, waxa kasoo baxday in dhamaan 20-ka ciyaartoy ee ugu caansan adduunka aanay ka mid ahayn L

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog ururin laga yaabo inuu muran ka dhasho oo ay samaysayTransfermarkt oo ah warbaahinta samaysa qiimaynta suuqa ciyaartoyda ee sida billaha ah loosoo bandhigo, waxa kasoo baxday in dhamaan 20-ka ciyaartoy ee ugu caansan adduunka aanay ka mid ahayn Lionel Messi oo ah xiddiga adduunka ee sannadka iyo Cristiano Ronaldo oo tobankii sannadood ee ugu dambeeyey shan jeer la siiyey abaal-marinta Ballon d'Or.

Akhriso liiska 20-ka ciyaartoy ee ugu caansan oo ay la socoto Qiimeynta.

1. N’Golo Kante (Chelsea) – 75%

2. Mohamed Salah (Liverpool) – 74%

3. Harry Kane (Tottenham Hotspur) – 72%

4. Jamie Vardy (Leicester City) – 71%

5. Virgil van Dijk (Liverpool) – 70%

6. Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal) –69%

7. David de Gea (Manchester United) –69%

8. Sadio Mane (Liverpool) –69%

9. David Silva (Manchester City) –69%

10. Leroy Sane (Manchester City) –69 %

11. Alisson Becker (Liverpool) –68%

12. Hugo Lloris (Tottenham Hotspur) –67%

13.Leonardo Campana (Wolverhampton Wanderers) –67%

14. Kasper Schmeichel (Leicester City) –67%

15. Roberto Firmino (Liverpool) –66%

16. Joao Moutinho (Wolverhampton Wanderers) –66%

17. Mesut Ozil (Arsenal) –65%

18. Alexandre Lacazette (Arsenal) –65%

19. Cesar Azpilicueta (Chelsea) –65%

20. Trent Alexander-Arnold (Liverpool) –65%




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip