Barcelona Oo Xaqiijisay Lambarka Uu Xidhan Doono Saxiixeeda Cusub Ee

0
Thursday February 20, 2020 - 23:21:19 in Wararka by
  • Visits: 1442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona Oo Xaqiijisay Lambarka Uu Xidhan Doono Saxiixeeda Cusub Ee

    Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay lambarka uu kooxda u xidhan doono saxiixa cusub ee Martin Braithwaite kaas oo Si Rasmi ah u noqday xiddig Barcelona ah maanta oo Khamiis ah. Xiddiga Martin Braithwaite ayaa tijaabada caafimaadka ku baasay maanta sido

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay lambarka uu kooxda u xidhan doono saxiixa cusub ee Martin Braithwaite kaas oo Si Rasmi ah u noqday xiddig Barcelona ah maanta oo Khamiis ah. Xiddiga Martin Braithwaite ayaa tijaabada caafimaadka ku baasay maanta sidoo kale lagu soo bandhigay garoonka Barcelona ee Camp Nou isaga oo lagu soo dhaweeyay kooxda.

Martin Braithwaite ayaa qalinka ku duugay heshiis 4 sano iyo inta xilli ciyaareedkan ka dhiman ah isaga oo kooxda ugu soo biiray si uu badal ugu noqdo xiddigaha Dembele iyo Suarez oo dhaawacan.

Kooxda Barcelona ayaa haatan si Rasmi ah u xaqiijisay in uu xiddigeeda cusub ee Martin Braithwaite kooxda u xidhan doono No.19 kaas oo ah Lambar banaan oo ayna cidna u xidhan kooxda haata.

Xiddigii ugu dambeeyay ee Lambarka No.19 u xidhay kooxda Barcelona ayaa ahaa xiddigii Kevin-Prince Boateng kaas oo dhamaadkii xilli ciyaareedkan isaga tagay kooxda.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip