Wararka

Khayre oo magacaabay Madaxa isku xirka Deeqaha

0 Visits: 333 | Wednesday February 21, 2018 - 07:32:55
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha, kaas oo ka shaqeyn doona arrimaha la xiriira Deeqaha.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 21-KA FEBARAAYO 2018-KA

0 Visits: 490 | Wednesday February 21, 2018 - 07:22:26
YARIISOW "WAXAAN SOO CELIN DOONAA GOOBIHII TAARIIKHIGA EE MUQDISHO" C/raxmaan Cumar Cismaan "Eng Yariisow" Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobalku ay ka go'an tahay sidii dib loogu soo celin lahaa goobihii taariikhiga ahaa ee ku yaalay M/…

Read More »

Yariisow "Waxaan Soo Celin Doonaa Goobihii Taariikhiga Ee Muqdisho"

0 Visits: 407 | Tuesday February 20, 2018 - 20:19:14
C/raxmaan Cumar Cismaan "Eng Yariisow" Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobalku ay ka go'an tahay sidii dib loogu soo celin lahaa goobihii taariikhiga ahaa ee ku yaalay M/ Muqdisho.

Read More »

Boko Haram oo weerartay Iskuul gabdho wax ku bartaan

0 Visits: 400 | Tuesday February 20, 2018 - 20:08:45
Gabdho iskuuley ah iyo macllimiin ayaa waqooyi bari ee dalka Nigeria ka baxsaday weerar ay kooxda Boko Haram ku qaadeen iskuul ah kuwa la seexdo, sida ay ay sheegeen goob joogayaal

Read More »

Puntland Oo Baaq U Dirtay Shacabka Soomaaliyeed

0 Visits: 361 | Tuesday February 20, 2018 - 20:02:49
C/laahi Cali Xirsi Tima Cade Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in gurmad deg deg ah ay la soo gaaraan dadka ay abaarahu ku saameyeen deegaanada maamulkaasi.

Read More »

Wasaaradda Dastuurka Koofur Galbeedka oo xiriirka u jartay Wasaaradda Dastuurka Federaalka

0 Visits: 348 | Tuesday February 20, 2018 - 20:00:27
Wasaaradda Dastuurka ee maamulka Koofur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in xiriirkii ay la lahaayeen Wasaaradda Dastuurka dowladda Federaalka, kaddib war qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Dastuurka Koofur Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan.

Read More »

Wadooyinka Qaar ee Muqdisho oo Caawa Xiran.

0 Visits: 354 | Tuesday February 20, 2018 - 19:55:15
waxaa galabta ilaa caawa xiran qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo ay ciidamada Booliska ka Celinayaa Gaadiidka balse shacabka loo ogolyahay in ay ku lugeeyaan.

Read More »

Madaxda Dowlada Dhexe iyo Kuwa Maamul Goboleedyada oo ka tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Axmed Diiriye

0 Visits: 1559 | Tuesday February 20, 2018 - 19:38:41
Iyadoo uu xalay magaalada muqdisho ku geeriyooday Allah u naxariistee nabadoon Axmed diiriye cali oo kamid ahaa Odaaysha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed kuwa ugu Caansan ayaa waxaa geeridaasi ka tacsiyadeeyay Madaxda dowlada dhexe iyo kuwa Maamul Goboledyada qaar. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…

Read More »

Somalia among the riskiest places to be born: UNICEF

0 Visits: 692 | Tuesday February 20, 2018 - 19:18:34
A United Nations Children's Fund (UNICEF) report released on Tuesday has named Somalia one of the riskiest places to be born. According to UNICEF, Somalia is in a four-way tie for the fourth most dangerous country to be a newborn. 1 in 26 babies from Somalia, Lesotho, Guinea-Bissau and South Sudan…

Read More »

Shariif Xasan Oo Beeniyay In Heshiis Uu La Galay Shirkado Shidaal

0 Visits: 347 | Tuesday February 20, 2018 - 19:15:08
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa beeniyay in heshiis uu la galay shirkado shidaal baaris ka sameynaya deegaanada maamulkaasi.

Read More »

Wigan Athletic oo tartanka FA Cup-ka ka reebtay Manchester City xilli Fabian Delph uu casaan qaatay

0 Visits: 611 | Tuesday February 20, 2018 - 19:10:43
Wigan Athletic ayaa noqotay kooxdii sadexaad ee guuldaro dhabarka u saarta Manchester City xilli ciyaareedkaan kadib Shakhtar Donetsk iyo Liverpool, waxeyna si rasmi ah uga cirib tirtay tartanka qadiimiga ah ee FA Cup.

Read More »

Dhaqdhaqaaq ciidan oo ka jira deegaano u dhexeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye

0 Visits: 307 | Tuesday February 20, 2018 - 18:55:39
Wararka ka imanaya deegaano u dhexeeya degmooyinka Balcad iyo Afgooye ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ciidan ay ka wadaan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.

Read More »

Kenya oo sheegtay in ay Fashilisay Weerar lagu qaadi rabay Nairobi

0 Visits: 374 | Tuesday February 20, 2018 - 18:48:23
Saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa dalka Kenya ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-Shabaab , kuwaasoo doonaayay in ay weeraraan Gudaha MagaaladaNairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Read More »

SAWIRRO: Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay oo gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 356 | Tuesday February 20, 2018 - 18:42:17
Saraakiil ka socota Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo talaado ah waxa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Read More »

Shabaab oo sheegtay in ay dileen Askari Mareykan ah

0 Visits: 426 | Tuesday February 20, 2018 - 18:38:28
Xoogaga ururka Al-shabaab ayaa waxa ay sheegeen in ay dileen Askari Mareykan ahaa, kadib dagaal shalay ka dhacay meel ku dhow degaanka Buulo-guduud oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Dowladda oo sheegtay inay la wareegtay qalabkii Idaacada Shabaab

0 Visits: 349 | Tuesday February 20, 2018 - 18:31:43
Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay la soo wareegtay qalabkii Idaacada Andalus ee Al Shabaab ugu tallay deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabellaha hoose.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Duqeyn ka dhacday Jubbaland

0 Visits: 393 | Tuesday February 20, 2018 - 18:15:18
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Duqeyn Diyaaradeed oo saakay aroortii abaare 05:00 subaxnimo ka dhacday fariisin xoogaga ururka Al-shabaab ay ku leeyihiin degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Xiisad dagaal oo ka taagan degaanka Towfiiq

0 Visits: 360 | Tuesday February 20, 2018 - 18:09:19
Wararka naga soo gaaraya degaanka Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo Maleeshiyo Beeleed.

Read More »

Dowladda Kenya oo sheegtay inay isa soo dhiibeen Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 421 | Tuesday February 20, 2018 - 18:05:49
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in 40 ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab iska soo dhiibaan deegaanka ismaamulka Kilifi, waxaana ragaasi loo qaaday xarumo dhaqan celin oo ku yaalla Mombasa.

Read More »

DHAGEYSO: Maxkamadda CQS oo dil ku xukuntay Gaashaanle Sare Cabdinaasir Xoosh

0 Visits: 435 | Tuesday February 20, 2018 - 17:59:02
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa Xukun dil Toogasha ah ku xukuntay Gaashaanle Sare C/naasir Xoosh oo ka tirsan ciidamada Badda Soomaaliya. Waxaa lagu eedeeyay in uu dil bareer ah u geystay Taliye ku xigeenkii hore ee Ciidamada Badda Sareeyo Guutto Siciid Aadan Yuusuf Mariino. Maxkamadda Ciidamada…

Read More »