Shariif Xasan Oo Beeniyay In Heshiis Uu La Galay Shirkado Shidaal
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa beeniyay in heshiis uu la galay shirkado shidaal baaris ka sameynaya deegaanada maamulkaasi.
Waxaana uu sheegay in dalka Jabuuti oo uu dhawaan gaaray u tagay kaliya arrimo la xariira horumarka iyo dib u dhiska maamulkaasi.
Madaxweyne Shariif Xasan ayaa hoosta ka xariiqay in dadka faafinaya wararkaasi ay yihiin kuwa doonaya in ay dumiyaan dhismaha maamulka K/ Soomaaliya.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.
Audio Player00:00