Puntland Oo Baaq U Dirtay Shacabka Soomaaliyeed
C/laahi Cali Xirsi Tima Cade Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in gurmad deg deg ah ay la soo gaaraan dadka ay abaarahu ku saameyeen deegaanada maamulkaasi.
Wasiir Tima Cade ayaa xusay in Biyo la’aan baahsan iyo abaar xoogan ay ka jirto xilligani deegaanada Puntland, loona baahan yahay gar gaar deg deg ah.
Waxaana uu intaasi ku daray Wasiirka arrimaha gudaha Puntland in ay muhiim tahay in dadkaasi dhibaateysan aan lagu haleyn hay’adaha kaliya, balse loo baahan yahay sidoo kale in ay caawiyaan Walaalahooda Soomaaliyeed.
Halkan hoose ka dhageyso Codka.
Audio Player