Wararka

Al-Sisi oo qaaday tallaabo kasii dareysa xiisadda Masar iyo Ethiopia ee biyaha Nile

0 Visits: 216 | Friday June 25, 2021 - 19:38:02
Xiisada wabiga Nile-ka ee muddooyinkii dambe ka dhex aloosneyd dowladaha Masar iyo Ethiopia ayaa markale sii xoogeysatay, kadib markii ay bilowday xukuumadda Al-Sisi qorshe ay ku rabto in xulafeysi awood diblomaasiyadeed ka sameysato gudaha gobolka. Dowladda Masar ayaa waxay isku dayaysaa inay xoojiso…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ka gaabsatay qaraar culus oo ka dhan ahaa Mareykanka

0 Visits: 191 | Friday June 25, 2021 - 19:35:46
Dowladda Soomaaliya ayaa ka gaabsatay qaraar ka dhan ahaa Mareykanka, kaas oo ka soo baxay golaha loo dhan-yahay ee Qaramada Midoobay, isla-markaana looga soo horjeeday xiyaaradda Mareykanka uu saaray Cuba. Qaraarkan oo ahaa mid xasaasi ah, laguna cambaareynayey Mareykanka ayaa waxaa sidoo kale ka gaabsaday…

Read More »

Xog: Saddex qodob oo ay suurta-gal tahay in heshiiska doorashada laga beddelo

0 Visits: 203 | Friday June 25, 2021 - 19:33:26
Qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa la filayaa inay soo gaaraan Muqdisho, ayada oo uu ka furmayo shir ay la yeelanayaan ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ku saabsan arrimaha doorashada. Shirkan ayaa la qorsheeyey inuu furmo maalinta berri ah, inkastoo ay jiraan warar…

Read More »

Qareenka Donald Trump oo been darteed looga xannibay shatigii uu ku shaqeysan jiray

0 Visits: 211 | Friday June 25, 2021 - 19:32:24
Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay rugsaddii shargi ee uu ku shaqeysan jiray Rudy Giuliani oo ah qareenka madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, kaddib markii maxkamadda racfaanka ee gobolkaas ay ogaatay inuu been ka sheegay doorashadii Mareykanka ee 2020. Giuliani oo 77 jir…

Read More »

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay degmada Yaaqshiid

0 Visits: 174 | Friday June 25, 2021 - 19:30:06
Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska Soomaaliyeed. Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar idiris waxaana la dilay xilli sii galayay Masaajid ku yaala Agagaarka Saldhiga Degmada…

Read More »

CC SHAKUUR: Hal-hayskii Farmaajo ee damac shisheeye & horumarka dekeda Berbera

0 Visits: 190 | Friday June 25, 2021 - 19:26:23
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ah Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa ka hadlay dekedda Berbera oo dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay, isagoona ku naqdiyey Farmaajo inuu kasoo horjeesto horumarka Somaliland. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in horumarka laga sameeyay dekedda…

Read More »

James Swan oo war cusub kasoo saaray doorashada xilli dib u dhac uu muuqdo

0 Visits: 180 | Friday June 25, 2021 - 19:14:34
Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in waqtigeeda oo lagu soo geba-gebeeyo hanaanka doorashada Soomaaliya ay muhiim u tahay dalka, xilli ay muuqato inay dib uga dhaceyso waqtigeeda. Doorashada ayaa heshiiskii la gaaray 27-ka May waxaa lagu go'aamiyey inay ku dhacdo…

Read More »

Wafdi ka socda Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo soo gaaray Muqdisho

0 Visits: 190 | Thursday June 24, 2021 - 18:14:19
...

Read More »

Alhelwe's strike helps Lebanon beat spirited Djibouti

1 Visits: 1324 | Thursday June 24, 2021 - 17:06:23
...

Read More »

Somalia PM to Help Trace Military Recruits Said to Be Missing

0 Visits: 970 | Thursday June 24, 2021 - 17:02:53
..

Read More »

HAMBALYO DHALASHO OO LOO DIRAAYO wARIIYE XUURSHE & XAASKIISA

0 Visits: 745 | Thursday June 24, 2021 - 16:26:18
..

Read More »

Completing electoral process 'critical' for Somalia: UN envoy

0 Visits: 782 | Thursday June 24, 2021 - 15:23:34
...

Read More »

Somalia's First Female Taekwondo Athlete to Compete in Tokyo

1 Visits: 1266 | Thursday June 24, 2021 - 14:38:27
...

Read More »

Khabiir Loo Gacan Gelin Lahaa Maraykanka Oo Geeriyooday

0 Visits: 177 | Thursday June 24, 2021 - 13:49:38
...

Read More »

WAR DEG DEG AH :- Askar Kenyan ah oo ku la'day diyaarad la dhacday

0 Visits: 210 | Thursday June 24, 2021 - 13:42:09
..

Read More »