WAR DEG DEG AH :- Askar Kenyan ah oo ku la'day diyaarad la dhacday

0
Thursday June 24, 2021 - 13:42:09 in Wararka by
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH :- Askar Kenyan ah oo ku la'day diyaarad la dhacday

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Warar ka imaanaya deeganka Eremet ee Oltinga, Ka jiado Westka  ee Dalka kenya ka  ayaa sheegaya in  deegaankaai Diyaarad ay leeyihiin millateriga Dalka Kenya ay maanta ku dhacday deegaanka Eremet ee Oltinga, Kajiado West, xili ay ku jirtay howl-gal tobabar, sida uu baahiyey Wargeyska The Standard.

      Wargeyska ayaa ku soo waramaya in diyaaradaas ay saarnayeen ugu yaraan 20 qof, waxaana la arkayay marka ay soo dhaceysay ayada oo aad u holcaysa.

          Wararka ayaa intaa raacinaya in Diyaarada oo ay saarnayeen ciidamo ka tirsan Kenya ayaa waxaa lasoo warinaya inay ku la’deen Askar badan, inkasta oo ay socoto samatabixintooda dadkii dhibaatada ka soo gaartay diyaaradaas dhacda.

     Ciidamada DifaacaDalka  Kenya ayaa dhankooda ayaguna xaqiijiyey dhimashada in la diiwaan-geliyey shilkii subaxnimadii, in kasta oo aan la helin tiro cayiman oo khasaarooyin ah oo ay soo gudbisay afhayeenka ciidamada, Zipporah Kioko.

      "Waa wax laga xumaado, shilka ka dib, waxaan la kulanay qasaaro nafeed. Geedi socodka lala xiriirayo qoysaska si aan u gaarsiino macluumaadka iyo tacsida KDF ayaa socota,” ayey tiri.

      Diyaarada oo aheyd nooca Helicopter-ka ayaa ilaa hadda la garaneyn sababta keentay inay soo dhacdo xili ay ku jirtay howl-gal tobabar.

DEG DEG: Askar Kenyan ah oo ku la’day diyaarad la dhacday


Wixii faah-faahin  intaa dheer kala soco  Boggeenaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip