Kooxo hubeysan oo dil ka geystay degmada Yaaqshiid

0
Friday June 25, 2021 - 19:30:06 in Wararka by
  • Visits: 175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxo hubeysan oo dil ka geystay degmada Yaaqshiid

    Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska Soomaaliyeed. Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar idiris waxaana la dilay xilli

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska Soomaaliyeed. Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar idiris waxaana la dilay xilli sii galayay Masaajid ku yaala Agagaarka Saldhiga Degmada yaaqshiid. Ninkaan ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid da'ah oo si weyn looga yaqaanay degmada oo ka shaqeeynayay sanadyo badan saldhigeeda. Waxaa uu ahaa OBI qoraha Saldhiga Degmada Yaaqshiid.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip