Wararka

Maxaa kasoo baxay shirkii DOORASHADA ee lagu soo geba-gebeeyey MUQDISHO?

0 Visits: 120 | Friday November 19, 2021 - 14:09:04
....

Read More »

Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo ku dhintay Xeebaha Dalka Liibiya.

0 Visits: 140 | Thursday November 18, 2021 - 15:19:14
..

Read More »

Senator YUUSUF GEELLE oo iska casilay AQALKA SARE

0 Visits: 110 | Thursday November 18, 2021 - 10:05:01
..

Read More »

Addis Ababa oo halis ugu jirta in la qabsado iyo war kasoo baxay Mareykanka

0 Visits: 287 | Wednesday November 17, 2021 - 21:14:27
Dowladda Mareykanka ayaa walaac hor leh ka muujisay xaalada Ethiopia, ayadoo mar kale ku boorisay muwaadiniinteeda inay sida ugu dhaqsiyaha badan ka baxaan dalkaas. Safaarada Mareykanka ayaa sheegtay in uusan jiri doonin daad-gureyn lamid ah tii kal hore ka sameeyen dalka Afghanistan, taasi oo dhacday…

Read More »

Madaxweyne Deni oo Magacaabay taliyeyaal cusub

0 Visits: 152 | Wednesday November 17, 2021 - 20:37:55
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee November 17, 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 1-aad ee Ciidanka Asluubta. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu…

Read More »

Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay mas'uuliyiin ka tirsan maamulka JUBBALAND

0 Visits: 160 | Wednesday November 17, 2021 - 20:09:45
Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee degmada Kismaayo ayaa si adag uga horyimid amar shalay kasoo baxay xafiiska Duqa degmada Kismaayo, kaasi oo lagu hakiyey dacwadihii dhulka. Warqada uu maanta soo saaray Guddoomiyaha maxkamada darajada Koowaad ee degmada Kismaayo ayaa la fahamsan yahay inay…

Read More »

Daawo: Boqor Buurmadow oo sheegay arrin uu abaal uga hayo beesha Mudullood

0 Visits: 161 | Wednesday November 17, 2021 - 20:07:34
.

Read More »

China oo diiday go'aankii golaha ammaanka ee Somalia, soona jeediyey qorshe cusub

0 Visits: 199 | Wednesday November 17, 2021 - 20:05:02
Dowladda Shiinaha ayaa ka hor-timid go'aankii uu Golaha Ammaanka QM Isniintii mar kale ku cusbooneysiiyey cunaqabtayenta hubka ee saaran Soomaaliya. Shiinaha ayaa dalbaday in cunaqabateynta oo jirsatay ku dhowaad 30 sano laga dhigo mid shuruudo ku xiran oo Soomaaliya lagu qiimeeyo sida ay uga soo…

Read More »