Maqaallo

Xildhibaanka kursiga iibsadayooow gondahaaga ka day geeridii galbeed laga sheegay 'Laba waddo mid dooro'

0 Visits: 1174 | Sunday August 30, 2015 - 12:08:48
Golaha Baarlamaanka Federaalka oo jirsaday muddo saddex sano ah, isagoo qabtay howlo intooda badan dhaliilo aan la koobi karin ay ku wareegsan yihiin oo ku saabsan inuu ka gaabiyay hwolihii looga fadhiyay ayaa waxaa intaas oo dhan uga sii darnaaday culeyskii ugu weynaa ee soo food saaray kaddib guddoonka…

Read More »

Madaxda lagu hungoobayow waa Maxay "Hiigsi"?

0 Visits: 1409 | Thursday August 27, 2015 - 19:00:31
Gasariir baa ka muuqda ereyada warbaahintu adeegsato. Waxaan akhriyey ereyga "hiigsi" oo loo la jeedo tiigaasha yool loo gol leeyahay. Higso iyo hiigsi waa ka la duwan yihiin sida aan ogahay oo ka hore waa wax si dhakhso ah la tiigsaday, ka dambe waa jilcinta haragga ama hilibka. Miyiga waxaa…

Read More »

MOOSHIN M/WEYHNE MA RIDI KARAA?

0 Visits: 1352 | Wednesday August 26, 2015 - 11:25:37
Mooshinka dadka daba cararaaya waxay moodeen erayga mooshin inuu madaweyne ridi karo. Ma oga ama ma yaqaaniin in ay jiraan shuruudo loo baahan yahay in la qeexo marka Madaxweyne la ridaayo.

Read More »

Aragtida Gurracan ee Siyaasiga Soomaaliyeed

0 Visits: 1396 | Sunday August 23, 2015 - 09:45:55
Siyaasiga wata heebta Soomaaliyeed, waa dhibbane aan dheef lagu qabin. Ma lahan mawqif siyaasadeed oo sida cadceeddaa u muuqda.

Read More »

Guuxa dadweynaha reer Warsheekh iyo booqashada Rw, Nuur Cade (Warbixin).

0 Visits: 1810 | Sunday August 23, 2015 - 09:43:43
Xili lagu wado in dhawaan uu gaaro degmada Warsheekh ra'isul wasaarihi hore ee dowlada Soomaaliya mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa waxa jiro dareen xoogan oo ka imaanayo qaar kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda deegaanka kuwaasi oo saluug ka muujiyay soo dhaweynta ra'isul wasaarihi hore.

Read More »

Dhibkaad Dhoowrataa Dhashaada ayuu sugaa

0 Visits: 2262 | Sunday August 23, 2015 - 09:41:51
Dhibaatada Qabyaaladu uleedahay Umada Somaliyeed Qoraalkaan waxaan ku eegeynaa Barnaminjka Dhaqanka iyo Hidaha ookabaxo Idaacada VOA,iyo Qabyaalada qaawan Barnamijkaan waxa Todobaadkiiba mar Idaacada kasiidaaya Axmad Farax Cali Idajaa.

Read More »

Mooshinka xil-ka qaadista Madaxwaynaha waa mid sharciyan ah "Null and Void".

0 Visits: 1409 | Sunday August 23, 2015 - 09:32:48
Waxaan jeclahay in wax yar aan ka iraahdo ama aan u bayaaniyo dadka ama xildhibaanada ku mashquulsan xilka-ka-qaadista Madaxwaynaha, in wadiiqooyinka loo marayo aysan sahal ahayn oo caqabado badan oo waqti lumis iyo hantiba ay galayso.

Read More »

Himilooyinka Madaxweyne Xassan & Doorashooyinka 2016 ?

0 Visits: 1339 | Sunday August 23, 2015 - 09:31:25
Soomaaliya, waa dalka mudo 21 sano in ka badan ay Colaado iyo kala dambeyn la'aan ka jirtay, mudadaad gudaheeda waxaa dalka soo maray dhowr madaxweye, kuwaasoo lagu soo doortay dalka dibadiisa, mudo 43 sano ka badan gudaha dalka laguma qaban doorasho xalaal ah, balse 10-kii September, 2012 waxaa…

Read More »

Nin Aabbe ma noqdo !!

0 Visits: 2109 | Sunday August 23, 2015 - 09:28:13
Akhirstoow, ma la yaabtay cinwaanka qormadayda? Malaha way isu kaa diidday oo waad is qabadsiin wayday weedhan oranaysa "Nin Aabbe ma noqdo". Oo haddaa ma Naag baa Aabbe noqota? Haa waa is waydiinta ay durbaba maskaxdaadu soo tufi karto. Waa sax,anigaa ku idhi waa sax, Nin Aabbe ma noqdo! Haddaa…

Read More »

Saadaasha Mustaqbalka Galmudug iyo Murashixiinta

0 Visits: 1375 | Sunday August 23, 2015 - 09:26:22
Marka hore ilaahay yaa mahad u sugnaatay nagu galadaystay caqliga saliimka. Ilaahay ayaa qaybka og. Waxaan rabaa inaan Dadwaynaha Somaliyeed iyo inta danaysa arimha galmudug ila wadaagaan aragtidayda ku saabsan Mustaqbala galmudug iyo murashaxiinta ama tartamayaasha.

Read More »

Beelweynta Dhulbahante waxay taageersan tahay midnimada Gobolka Mudug

0 Visits: 1302 | Sunday August 23, 2015 - 09:24:42
Bulsho weynta Soomaaliyeed waxaa haboon inay ogaato in beelihii sameystay Puntland ay ku kala tageen oo hada Puntland ay isugu soo ururtay Majeerteeniya,

Read More »

Ha ku dhibin Soomaalida Soo Galida Dalkaaga (Warbixin)

0 Visits: 1347 | Sunday August 23, 2015 - 09:23:01
La'aanta nidaamkii dowladeed ee saxda ahaa wuxuu dhaliyay in Soomaali badan ay u hayaamaan wadamo kala dhaca qaaradaha adduunka, waxaa markaasi soo baxday in dadku ay la qabsadaan ku noolaanshaha wadamada ay nolosha iyo nabad gelyada ka raadsadeen.

Read More »

Guddiga La-talinta Soomaali Banaadir oo soo jeediyay aragti ku saabsan 'Muqdisho'

0 Visits: 1266 | Sunday August 23, 2015 - 09:08:10
Shir ay isugu yimaadeen waxgarad, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno bulshada Banaadiriga UK ayaa 25kii Maajo 2015 wuxuu ka dhacay magaalada Waqooyiga London (Finsbury Park).

Read More »