Xildhibaanka kursiga iibsadayooow gondahaaga ka day geeridii galbeed laga sheegay 'Laba waddo mid dooro'

0
Sunday August 30, 2015 - 12:08:48 in Maqaallo by
  • Visits: 1167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanka kursiga iibsadayooow gondahaaga ka day geeridii galbeed laga sheegay 'Laba waddo mid dooro'

    Golaha Baarlamaanka Federaalka oo jirsaday muddo saddex sano ah, isagoo qabtay howlo intooda badan dhaliilo aan la koobi karin ay ku wareegsan yihiin oo ku saabsan inuu ka gaabiyay hwolihii looga fadhiyay ayaa waxaa intaas oo dhan uga sii darnaaday c

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Baarlamaanka Federaalka oo jirsaday muddo saddex sano ah, isagoo qabtay howlo intooda badan dhaliilo aan la koobi karin ay ku wareegsan yihiin oo ku saabsan inuu ka gaabiyay hwolihii looga fadhiyay ayaa waxaa intaas oo dhan uga sii darnaaday culeyskii ugu weynaa ee soo food saaray kaddib guddoonka Golaha gacanta laga saaray mooshin la doonayo in xilka looga qaado Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo lagu soo eedeeyay qodobadii ku qornaa 9-kii bog ee ay soo gudbiyeen 93-ka Mudane. Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan aqoonyahanada, siyaasiyiinta dadka u dhuun daloola arrimaha siyaasadda waxay siyaabo kala duwan uga hadleen mooshinka xasaasiga ah ee Madaxweynaha laga gudbiyay, iyagoo 85% isku raacay in xilligaan uusan ku habooneyn mooshinka, iyagoo maqaarka meelo dal daloola ka dayaya.

Baarlamaanka-1


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip