Aragtida Gurracan ee Siyaasiga Soomaaliyeed

0
Sunday August 23, 2015 - 09:45:55 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aragtida Gurracan ee Siyaasiga Soomaaliyeed

    Siyaasiga wata heebta Soomaaliyeed, waa dhibbane aan dheef lagu qabin. Ma lahan mawqif siyaasadeed oo sida cadceeddaa u muuqda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga wata heebta Soomaaliyeed, waa dhibbane aan dheef lagu qabin. Ma lahan mawqif siyaasadeed oo sida cadceeddaa u muuqda.
Mar waliba waa boor is ku qaris. Bal is ku day, in aad booqato bogagga ey ku leeyihiin baraha bulshadu ku kulanto, ku arki meysid iyaga oo si geesinimo leh u soo bandhigaya  aragtidooda ku aaddan waxa dalka ka dhacaya. 

Fuleynimada xagga fikirka ee heysata siyaasiyiinta iyo qaabka ey uga arradanyihiin aragtida siyaasadeed ee qumman ayaa waxey inta badan ku riixdaa in uu dhex rucleeyaan inta u dhexeysa raalli-galinta kuwa xambaarsan dareenka beed, deegaanaysiga, hunguri-dheerida qofeed, iyo in ey sida xoolihii oo kale u ilaalsadaan dareenka dadka markaas ku hareeraysan.


Doqonnimada iyo liidanaanshaha xagga mawqifka ayaa waxay keentaa in ey markii xil yar loo caleemo-saaro ey la kufaan, kuna soo gunaannadaan fadeexad iyo foolxumo, maxaa yeelay shalay aragti lagu ma soo xulan, weyna ku adduun iyo aaqrio seeggaan, waxayna xilka ka dagaan, waaba haddii ey ka dagaane, iyaga oo ammaan iyo mahdin toona loo quurin. Siyaasadda aan ku qotamin aragti siyaasadeed, waxaa la ga dhaxlaa wajigabax adduunyo iyo dhuldarsi aaqirio. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip